Muuse Biixi Wuxuu Ceel afweyn & Tukaraq labadaba u tegi waayey ee uu Saylici, & Kaahin oo Belaayada wadaba uu u direy,, waanigaa direy Xaalku …
Muuse Biixi isagaa Dagaalka Tuka Raq & Ceel Afweynba kalahaa siyaasad inuu
Umada ku jaha habaabiyo Colaad & Dhiig ayaa socda, oo aan Cadaalada Darada & Kala qaybsanaanta aan waxba laga weydiin, ee Umada uu iskaga
jeediyo Colaada & Dagaalo.
Muuse Umadu waxay isugu markhaati furtey, inuu weligiiba Dhiiga Umada uu
daadin jirey anigoo waxa dili kara duca qaadan maayo, inaanu weligii Nin Nabadeed ahayn ee dagaal & Dhiig & Hadal Xanaf & Kicin & Afxumo uu hal
hays u leeyahay.
Bal adaba, Muuse Dagaal ooge ah, ducada diiday, ku suntan xiitaa haduu hub
waayo argagax & Shaani qarxin, ayuu Kursiga loogu cumaamadey oo Daalinkii
Siilaanyo Inkaarta & Cuqubada uu umada ka helay maalaya dambarkeedii oo uu caanaha & Biyaha isku daray oo uu la naanaabay xaqdaradii, Dulmigii &
Eexdii uu umada Todoba Sano uugu fadhiyey Kyursiga, oo aanu mahadinin tii
Ilaahay & Aakhirana sugayso Siilaanyo, uu Daalin dhiigya caba oo Muuse Dagaal ooge Kursigii uu saaray.
Sidaas Darteed, Ilaahay Dhibaatadii Daalinkii Siilaanyo gaadhsiiyey S/Land ee
xaraash, Boob, Xaqdarado, Dulmi & Eex & Dhiig daataba uu gaadhsiiyey, inaan Muuse Shaani, Dagaal Oogana Ilaahay ku gaadhsiin, waayo kolkuu Kursiga
xaaraanta ku fadhiistey ayuu ku andacoodey eegaan ayaa i dooratey oo dhigg
Tukaraq & Ceel afweyn ku bilaabay, oo Umadii kala kaxeeyey, oo kala qaybiyey
oo uu Beerihii Umada ee uu xpoog hore ugu haystey kuwa kale ku daray oo
sidii Madaxtooyada uu isagu leeyahay uu ku andacoodey waan rarayaa oo
xaafadayda ayaan u raraya.
Sidaas Dartted, Muuse Dagaal Ooge wuxuu u tegi waayey, Ceel Afweyn & Tuk-
Raq wuxuu rabaa inaanu dhamaan dagaalkaasi waayo, Wadankii oo kala qayb-
san wuxuu u arkaa inuu isagu inuu Kursiga ku fadhiyo in dhiiga Umadu Xalkiisa
yahay, Waayo Saylici oon awoodba lahayn oo Umadu og tahay muu direen &
Kaahin oo ka belaayadaba wada.
Hadaba, Culimada & Dadkaa wax garadka ee tegey Ilaahay haku soo guuleeyo
oo dhiig da,mbe Ilaahay kuma daadiyo, oo inay Nabadi ka dhalato ayaanu
Ilaahay u baryeynaa, Laakiin Muuse Dafaal Ooge & Kaahin waxay rabaan in
dhiiga Umada ay Kursiga ku haystaan.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama
ashaa.j@live.nl




