Maayirka Hargeysa Madaxda Iyo Shacabka

Hoogaaamiyihii Hore ee  Singapore  Lee Kuan Yew Booqasho uu Ku Tegay Caasimad Afrikaan ah oo Dayacan Wuxuu Yidhi

“Magaaladan  Ama G/Deegaanka Ayaa Tuug ah Ama Shacabka ayaa Doqon ah”

Caasimada Somaliland Labada Tilmaamoodba Wey Haleeleen Shacabku Marka uu Dib u Soo Doorto Gole Deegaan oo Sidan oo Kale ah Yaanay Cid Kale Eersan !

Waan Garan Karaa In Ay Adagtahay In La Doorto Hormood Hargeysa Ka Saara Dhibtan Ku Habsatay, Ama Ugu Yaraan Dadka Hadal Ku QANCIYA oo u Sheega Dhibta Hortaal “Xirsi Ayaan Ahayn Maayir”

Maamulka Wanaagsan Waxaad Ku Garan Kartaa Marka uu La Taliyaasha Badsado Weliba Farsamada Uga Aqoon Badan

Maayir Hadii Maamul Xumada Iyo Jahwareerka Siyaasadeed ee Jiraa kuu Xil Qariyay,  Xilka Ayaan Ku Qarinayn oo Kusoo Tufaaya

 

Maqaalo Hordhac ah oo Loogu Hiilinaayo Muwaadinka Caasimada ku DULMAN

 

Alahuma Inii Balaqtu Fashhad

 

Maxamed Xoosh

shabcuuno@hotmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker