Hogaamiye-dhaqameedka Beelaha Makaahiil-Samaroon oo Taageero Mug iyo Miisan leh la Garab istaagay Go’aamadii ka soo baxay Shirkii Gacan libaax
Borama:-(OWN) Madaxda Dhaqanka ee Beelaha Makaahiil Samaroon ayaa si wayn usoo dhaweeyay Go’aamadii iyo qodobadii kasoo baxay Shirkii Beelaha Garxajis ee Gacan Libaax sida oo kale waxa ay ka hadleen mashruuca banka wajaale Halkan Hoose Ka Daawo Hadalka Odoyaasha oo Dhamaystiran……………




