Gudoomiyaha Gollaha Wakiilada Somaliland Oo Maanta Gaadhay Tukaraq
Baashe Maxamed Faarax Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa maanta Gaadhay Jiidda hore ee Ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland isku horfadhiyaan ee Tuka-raq Gudoomiye Baashe ayaa ka warbixiyay Safarkiisa Hadalna ujeediyay Ciidamada Somaliland……………………..




