Daawo: Puntland oo soo bandhigtay Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Somaliland oo ugoostay dhinaca Puntland

Garoowe: (OWN) Maamulka Puntland ayaa waxa ay Magaalada Garoowe kusoo Bandhigeen Sarkaal ay sheegeen in uu ksoo goostay dhinaca Somaliland Laguna Magacaabo Cabdiwali Cali Xirsi waxa ay sheegeen in ay la socdaan shan askari ayna wataan Gaadhi tikniko ah iyo hubka fudud Puntland waxa ay sheegtay in abaalmarin ay siinayso Cidii kasoo goosata Somaliland  halkan hoose ka Daawo Muuqaalka Warkan.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker