“Soomaaliya Hurdo ayay ku jirtaa” Raysal wasaare Khayre oo ka hadlayay Furitaanka Machadka Isgaadhsiinta Soomaaliya
Muqdisho: (OWN) Raysal wasaaraha Dalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre Ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay furitaanka Machadka isgaadhsiinta Soomaaliya oo laga daahfuray Magaalada Muqdisho.




