Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Oo Maanta isku Shaandheyn Ku Sameeyey Wasiiradiisa
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa isku shaandheyn ku sameeyey wasiiradiisa, iyadoo wareegto kasoo baxday xafiiskiisa lagu shaaciyey isku shaandheyntan.
Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa sheegay in la tashi uu la sameeyey ku xigeennadiisa iyo cid walbo oo ay arrintan quseyso, waxaana xilalkoodii waayay wasiirada qaar halka kuwo cusubna ay yimaadeen.
Halkaan hoose ka akhriso warsaxaafadeedka isku dhaandhaynta ku saabsan.





