Aamus kaw roon odayga
Keene iyo kordhiye
Keene . waar yaa kordhiye saaxiib waxaan ku weydiiyay
Alla haw naxariistii mujaahid (LIXLE ) haddii la yidhaa
Dalkii ragganaa ka madaxa muxuu odhan lahaa.
Kordhiye . saaxiib waan kugu qoslay waa suaal fudud
Saaxiib muu rumaysteen oo anigan nool ee arkaya
Ayaan rumays nayn.
Keene. Suaal kale saaxiib ma runbaa waxay ahaayeen
Mujaahidiin.
Kordhiye. Saaxiib jawaabtu waa maya laakiin mujaahidiinta
Ayay is yaqaaneen .
Keene . saaxiib qodobadan ka soo baxay shirkii beelaha
GARXAJIS . Mariwaayad bay uqaadan mise run
Kordhiye . saaxiib riwaayad bay uqaadan ku rumoobi doonta
Keene. Saaxiib odaygan SAMATAR ee habeenka dhoweyd
Buuga yar ee distoorka maraykana jeebka kala soo baxay
Ee yidhi kaasaa na kala haga muxuu kulmiye ugu sheegi waayay
Kordhiye. Dee saaxiib odaygu isma dhegaysto hadalkiisoo dhamina
Wuu ismasaxa yaa dalkan uu ammaanayo horuumar kiisa iyo
Waddooyin kiisaa iyo dawladiisa malaa marakan buu sheegayaa
Odayga halla yidhaaho halagu tuhmee iska aamusbaa kuu fiican
Guuleed liibaan . snm1710@livecom



