DAAWO: Xildhibaan Bashiir Tukaale oo sheegay In Safaaraddii Somaliland ee Ethiopia magacii laga badalay Siyaasadii arimaha dibaduna fadhiid noqotay
Hargaysa: (OWN) Xildhibaanka oo warfidiyeenka kula hadlayay Magaalada Hargaysa ayaa sheegay in Safaaraddi qudha ahayd ee Shaqayn jirtay ee Adis ababa magacii laga badalay sida oo kale waxa uu sheegay in siyaasaddii arimaha dibadda Somaliland Fadhiid noqotay




