Daawo: Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo ka hadlay Sababta loogu diiday labo beelood kasoo qayb galka Shirkii Garxajis
Hargaysa: (OWN) Siyaasiga Iamaaciil Hurre Buubaa oo warfidiyeenka kula hadlayay Magaalada hargaysa ayaa ka hadlay waxyaabihii ka soo baxay Shirkii Garxajis iyo sababta loogu diiday in ay kasoo qayb galaan shirwaynhii Beelaha Garxajis ugu soo dhamaaday Gacan libaax




