Raysal-wasaare ku xigeenkii hore ee Soomaaliya oo si wayn u dhaliilay Dawladda Soomaaliya
Muqdisho: (OWN) Maxamed Cumar Carte (Qaalib) Raysal-wasaare ku xigeenkii hore ee Soomaaliya haatanna ah Xildhibaan Aqalka hoose ee Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay dacwadda ay Soomaaliya ka gudbisay Deeqaha Somaliland Sida tooska ah loo siiyo waxa uu ku eedeeyay Dawladda uu madaxwaynaha ka yahay Farmaajo in ay Burburisay wada hadaladii mudada usoo socday labada dhinac……………………….




