Raisal wasaraha dalka canada oo hambalyo u diray shacabka soomaaliya munasabada 1-july
Raysal-wasaraha wadanka Canada Justin Trudeau aya dhambaal Hambalyo ah udiray Shacabka iyo madaxda Soomaaliya Munaasibadda xuska maalinta xoriyadda 1-july 19-60kii wakhtigii soomaaliya madaxbanaanideeda ka qaadatay isticmaarkii Talyaaniga………………….




