Daawo Khudbaadi Madaxweyne Muuse Biixi ka Jeediyay Xuskii 58Aad 26 June Oo Dhinacyo Badan Taabanaysa Kana Hadlay Shirkii Beelweynta Garxajis
Madaxweyneha Somaliland Md Muuse biiixi oo ka jeediyay Manaasabadii Xuska 58Aad 26 June Khudbad dhinacyo badan ka hadlay isagoo ka hadlay shirka beelweyneta garxajis uga socda buurta gacanlibaax iyo nabadaynta beelaha walahaha ah ee ceel-afweyn sheegayna uunu u bixidoono sidii uu nabad waarta ugu dhalintahaya labada beelood ee walahaha ah.




