Suldaanka Guud Ee Somaliland Sulsaan Maxamed Oo Taageersanyahay Shirka Beelaha Garxajis.
Suldaanka Guud Ee Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo Sheegay In Uu Taageersanyahay Shirka Beelaha Garxajis ee buurta gacanlibaax ka bilaabmaya 23 bishan oo ku beegan maalinta Sabtida.