Madaxweynaha Puntland Oo Maanta Soo Magacaabay Gudoomiyaha Gobalka Sool

Garoowe(OWN)- Madaxweynaha Maamulka  Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali ayaa gudoomiyaha gobalka Sool u magacaabay Abuubakar Cabdi Geelle oo kamid ahaa dhalinyarada ku nool magaalada Laascaanood.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker