Hambalyo iyo Taageero Ku Socota Musharax Khadar Ciise Cabdi Oo U Sharaxan Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa.

Waxaan halkan Hambalyo iyo Taageero Baaxadle uga dirayaa Musharax Khadar Ciise Cabdi ย oo dhawaan ku dhawaaqay inuu u taagan yahay iska markaasina u sharaxan yahay Doorashada Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargeysa ee dhawaantanta la rajaynaayo in dalka ay ka qabsoonto ,
Musharax Khadar Ciise Cabdi ayaa markii uu adkaysan waayey hantiboobka iyo musuqa hadheeyey maamulkii Caasimada Hargeysa ayaa waxa uu u badheedhay inuu si toosa siyaasada ugu soo biiro iska markaasina uu badbaadiyo Caasimada Hargeysa.
Musharax Khadar Ciise Cabdi ย oo lagu yaqaano ย karaamo shaqsiyadeed iyo hal adayg daacadnimo ku dheehantay ayaa bulshadu aad ugu diiraadeen markii uu ku dhawaaqay inuu u taaganyey doorasha soo socota ee Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa ,
Musharax Khadar Ciise Cabdi waxan ku hambalyeynayaa isla markaasina ku bogaadinayaa goโ€™aankiisaas Siyaasadeed ee uu iskugu soo taagay Golaha Deegaanka Caasimada waanu ku guulaysanayaa insha alaah hankiisaas iyo himiladiisaas Siyaasadeed ee uu isu soo taagay.
ย  ย  ย  ย Allaa Mahadleh
Nuur Xasan Xuseen
Hargeysa/Somaliland

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker