Ciidanka uu Maraykanku Samaystay ee Hurdada u diiday Madaxweynaha Puntland oo Hanjabay iyo Xiisadda oo kacsan

Boosaaso (OWN)- Ciidammada la dagaalanka aragagaxisada iyo amaanka ee Maamul-goboleedka Puntland, ayaa shaaciyey inay gebi ahaanba isaga baxeen furimaha dagaalka ee Buuraha deegaannada Buuraha Gal-gala iyo Calmadow ee gobolka Bari ee ay ku sugan yihiin Kooxaha argagixisada ee Daacish iyo Alshabaab.

Taliska Ciidamada PSF ayaa go’aanka shaaciyey maanta kaddib markii madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Deni uu isbedel ku sameeyey hoggaanka ciidankaas, isla markaana waxa goobihii ay ciidamadu ka hawl-gali jireen la geeyey Ciidamo horleh oo ka tirsan kuwa Daraawiishta ee maamul-goboleedkaas.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker