Daawo:- Maamulka Puntland Oo Ku Dhawaqday Dagaal Ka Dhan Ah Somaliland.

 

Garoowe-(OWN)-Shir Saxaafadeed  Magaalada Garoowe Ay Ku Qabteen Wasiirada Warfaafinta Iyo Arimaha Gudaha Ee Maamul Goboleedka Puntlan Aya Wacad Ku Maray In Aanay Wax Gorgortan Iyo Wadahad Ah Aanay Ka Galayn Dhulka Ay Isku Hayaan Puntlan Iyo Somaliland, Waxa Ay Sheegeen In Ay Dagaal Ku Xorayn Doonaan Deegaano Ay Sheegeen In Somaliland Xoog Ku Xaysato, Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Wasiirada Warfaafinta Iyo Arimaha Gudaha Maamul Goboleedka Puntland

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker