Wasiirka Arimaha Dibada JSL oo Shaqadii ka Joojiyaay Agaasimihii Guud ee Wasaradaa
Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Dr. Ciise Kayd ayaa shaqadii ka joojiyay agaasimaha Guud ee Wasaaraddaasi Maxamed Cabdillaahi Ducaale.
Wasiirka ayaa ku eedeeyay Agaasimaha in uu sameeyay Amar diiddo cad.