MA OODHFANA-DIIBAA

MA  OODHFANA-DIIBAA

Keene  iyo  kordhiye

Keene.waaryaa kordhiye saaxiib waxaan ku weydiiyay

Bileyskan dalka joogaa ma  OODHFANADIIBAA.

Inlayn waa ku wanoo hooyo ma dhaafayaan oo walaal ma

Dhaafayaan aabo ma dhaafayaan cid ay ka xishoona-yaan

Male ma dhirbay ka yimaadeen.

Kordhiye . saaxiib maaha qoladaa aad sheegtay laakiin

Waxa haysa jaahil nimo waxaana jaahilnima-dooda ka

Masuula ka qortay ee isagoo aan waxba usoo sheegin

Suuqa keenay.

Waxa kaloo kasii masuula kaa iyaga soo diray ka meesha

Ku haya eegaran waayay bdadkan shacabku ka cabanayo

Ka bedel meesha

Iskusoo wada duuboo dhammaan waa huubadii uu sheegay

Sh,aadan  siiro.

 

 

Guuleed  liibaan

snm1710@livecom

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker