Wasiirka Warfaafinta JSL oo iskushaandheeyey Qaar ka mid ah Agaasimeyaasha Waaxaha

Wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa agaasimeyaal cusub u magacaabay qaar ka mid ah waaxaha wasaaradda, halkuu isku beddel ku sameeyey qaar kalena.

Sidaasna waxa lagu sheegay  Wareegto uu soo saaray wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta mudane Saleebaan Yuusuf Cali (Koore), oo soo gaadhay xafiiska warqabadka Wargeysyada Dawan ayaa u dhignayd sidan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker