Somali News
Maxaa Ka Fulay Filashadii Madaxweyne Muuse Ee Bulshada , Somaliland Xagee Bay U Socotaa?

Maxaa Ka Fulay Filashadii Madaxweyne Muuse Ee Bulshada , Somaliland Xagee Bay U Socotaa?

Tan iyo maalintii Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi loo doortay Madaxweynenimadda Somaliland ee uu soo dhisay Xukuumad ka kooban saddex iyo labaatan wasiir, Xukuumaddaas oo dad badan oo shacabka reer Somaliland ahi ka muujiyeen dareen keeni…

Ciidamada Israel Oo Weeraray Gudaha Marinka Qaza

Ciidamada Israel Oo Weeraray Gudaha Marinka Qaza

7 qof oo reer Falastiin ah iyo askari Isra’iili ah ayaa ku dhintay weerar qarsoodi ah oo ay xalay ku qaadeen ciidamada Israel deegaanka Khan Yunis ee ka tirsan Marinka Gaza.  Koox ka tirsan ciidamada…

Xaruntii Kaydka Radio Muqdisho Oo Dab-qabsaday

Xaruntii Kaydka Radio Muqdisho Oo Dab-qabsaday

Muqdisho(OWN)-Dab laxaad leh ayaa qabsaday xarunta keydka cajaladaha ee Radio Muqdisho,waxaana jira khasaare uu dhaliyay dabkan.  Abaaro 10-kii Subaxnimo oo uu kacay dabkan ayaa la sheegay in uu ka dhashay cilad dhanka korontada ah sida…

Ragga Bidaarta Leh Oo Magaalada Hargaysa  Timaha Loogu Beerayo + Akhriso Warbixin Xiiso Leh.

Ragga Bidaarta Leh Oo Magaalada Hargaysa Timaha Loogu Beerayo + Akhriso Warbixin Xiiso Leh.

Hargaysa-(OWN)-Bidaartu waxay bartilmaameedsataa qaar ka mid ah ragga, waxaana loo sababeeyaa arrimo kala duwan oo isugu jira dhaxal waalid, fikirka badan iyo cimilada, laakiin sabab kasta oo ay ku timaadaba, ma aha mid la jecel…

Daawo:- Xubno Ka Tirsan Golaha Guurtida Somaliland Oo Gaadhay Magaalada Boorama Iyaga Oo Kulamo La Qaatay Madaxda Gobolka Iyo Qaybaha Bulshada.

Daawo:- Xubno Ka Tirsan Golaha Guurtida Somaliland Oo Gaadhay Magaalada Boorama Iyaga Oo Kulamo La Qaatay Madaxda Gobolka Iyo Qaybaha Bulshada.

Boorama-(OWN)-xubno ka tirsan  Golaha Guurtida Somaliland ayaa gaadhay magaalada Boorama ee xarunta Gobolka Awdal, Safarkooda ayay ku macneeyeen xaqiiqo raadis iyo u kuur galid xaaladaha Gobolada galbeedka Somaliland……………. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan…

Daawo:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Amaro Culus Kusoo Rogtay Hoteelada Dalka Ee Lagu Caweeyo + Waa Maxay Amarkaasi.

Daawo:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Amaro Culus Kusoo Rogtay Hoteelada Dalka Ee Lagu Caweeyo + Waa Maxay Amarkaasi.

Hargaysa-(OWN)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Amaro Kusoo Rogtay Hudheeladda Dalka Ee Lagu Caweeyo, waxaana amarkaasi ku dhawaaqay wasiir kuxigeenka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye. waxaanu wasiir ku xigeenku sheegay in aan lagu caweyn karin…

Daawo:-Shir Jaraa’id Oo Gudida Beelaha Garxajis ku Qabteen Laascanood Iyo Ujeedada Uu Daarnaa.

Daawo:-Shir Jaraa’id Oo Gudida Beelaha Garxajis ku Qabteen Laascanood Iyo Ujeedada Uu Daarnaa.

Laascaanood-(OWN)-guddida Beelaha Garxajis oo shir jaraa’id qabtay mar dhoweyd ayaa ka hadlay xaaladda wakhtigan ee dalka , iyaga. waxa kale oo ay guddidani ka hadashay xaaladda colaadda Koonfurta gobolka Sool oo hadda waan waanteeda lagu…

Daawo:-Guddoomiyaha Xisbiga UCID Enj Faysal Cali Waraabe Oo Hargeysa Ka Furay Shir Lagaga Hadlayo Sidii Ay Siyaasadda Dalka Uga Muqan Lahaayeen Beelaha La Haybsoco.

Daawo:-Guddoomiyaha Xisbiga UCID Enj Faysal Cali Waraabe Oo Hargeysa Ka Furay Shir Lagaga Hadlayo Sidii Ay Siyaasadda Dalka Uga Muqan Lahaayeen Beelaha La Haybsoco.

Hargaysa-(OWN)-Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Hargeysa Ka Furay Shir Lagaga Hadlaayey Sidii Ay Siyaasadda Dalka Uga Muqan Lahaayeen Beelaha La Haybsocaa. shirkaasina waxa kasoo qayb galay Madaxdhaqameedka beelahaasi la hayb sooco,Ururadda Bulshadda,ururadda Xuquqda aadamaha u dooda,siyaasiyiin…

Dawladda Eritrea Oo Rajo Ka Qabta In Laga Qaado Cunaqabateyta Saara.n

Dawladda Eritrea Oo Rajo Ka Qabta In Laga Qaado Cunaqabateyta Saara.n

Asmara-(OWN)-Dowladda Eritrea ayaa hadda u muuqata in ay dib u soo ceshaneyso maqaamkeedii dunida, kaddib markii sanadkii hore uu dhacay heshiis taariikhi ah oo dhaxmaray dowladdaha gobolka, gaar ahaan Itoobiya iyo Eritrea. Xukuumadda Asmara ayaa…

Daawo Falanqeynta Iyo Dooda Siyaasada Qaran Ee Maalgashiga Dalka Oo Hargeysa Saaka Ka Bilaabantay

Daawo Falanqeynta Iyo Dooda Siyaasada Qaran Ee Maalgashiga Dalka Oo Hargeysa Saaka Ka Bilaabantay

Hargeysa (own) Falanqeynta Iyo Dooda Siyaasada Qaran Ee Maalgashiga Dalka Oo Hargeysa Saaka Ka Bilaabantay.…

Daawo:-Wasiir Faratoon Oo Ka Hadlay Xilka Wasaarada Arimaha Dibada Ee Loo Magacaabey.

Daawo:-Wasiir Faratoon Oo Ka Hadlay Xilka Wasaarada Arimaha Dibada Ee Loo Magacaabey.

Hargaysa-(OWN)-Wasiirkii hore ee wasaarada waxbarashad Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon  oo dhawaan madaxweyne Biixi u magacaabey wasiirka wasaarada Arimaha dibada ayaa ka hadley sida uu xilkaas u arko Wasiir Faratoon ayaa sheegay in xilkaas…

Daawo:-“ Ku Socon Maayo Dalku Xil Walba Inaader-Kay Baan U Dhiibanayaa..” Boqor Raabi Oo Si Adag Uga Hadlay Xaaladda Uu Dalku Marayo.

Daawo:-“ Ku Socon Maayo Dalku Xil Walba Inaader-Kay Baan U Dhiibanayaa..” Boqor Raabi Oo Si Adag Uga Hadlay Xaaladda Uu Dalku Marayo.

Hargaysa-(OWN)-Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi oo ka mid ah madax dhaqameedka Somaliland ayaa waxaa uu madaxweynaha Somaliland ku eedeyey cadaalad daro xoogan isaga oo sheegay in aanu garaneen halka dalka loo wado………Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka…

Akhri Liiska Magacyada Wasiirradii Soo Qabtay Xilka Wasaaradda Maaliyadda Ee Hadda Dooddu Ka Taagan Tahay Iyo Sidii Madaxdii Muuse Ka Horraysay Uga Fogayn Jireen Jifooyinkooda.

Akhri Liiska Magacyada Wasiirradii Soo Qabtay Xilka Wasaaradda Maaliyadda Ee Hadda Dooddu Ka Taagan Tahay Iyo Sidii Madaxdii Muuse Ka Horraysay Uga Fogayn Jireen Jifooyinkooda.

Hargaysa-(OWN)-Marka laga hadlayo nidaamka beelaysan ee Somaliland iyo in beeluhu mar walba miqyaaska saaraan hadba sida ay isaga dhex arkaan awoodda qaranka ee la xidhiidha mansabyada Muhiimka ah ee dawladda oo ah arrin soo taagnayd…

Daawo:-Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Oo Manta Ansaxiyay Komishinka Hay’ada Dhowrista Tayada.

Daawo:-Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Oo Manta Ansaxiyay Komishinka Hay’ada Dhowrista Tayada.

Hargaysa-(OWN)-Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Fadhigoodii Manta Ku Ansaxiyay Komishinka Hay’ada Dhowrista Tayada……….. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan…

” Isku Shaandheyntii Madaxweyne Biixi  Sameeyey  Waan Ka Naxay …”Siyaasi Cali Guray.

” Isku Shaandheyntii Madaxweyne Biixi Sameeyey Waan Ka Naxay …”Siyaasi Cali Guray.

Hargaysa-(O0WN)-Siyaasi Cali Guray oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu markii ugu horeysa uu ka hadley isku shaandheyntii uu shalay sameeyey madaxweyne Muuse Biixi Cali Guray ayaa oo qoraal soo dhigay bartiisa…

“Madaxweyne Muuse Biixi Waanu Is Laynay Oo Ma Wada Hadalno, Yarkaa Farmaajo Isaga Ayaa Somaliland Ka Soo Xidhay Itoobiya…” Enj Faysal Cali Waraabe.

“Madaxweyne Muuse Biixi Waanu Is Laynay Oo Ma Wada Hadalno, Yarkaa Farmaajo Isaga Ayaa Somaliland Ka Soo Xidhay Itoobiya…” Enj Faysal Cali Waraabe.

Hargaysa-(OWN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa si adag u dhaliilay siyaasadda dawladda ee maanta iyo xaaladda guud ee dalka isaga oo sheegay in is-qabqabsiga iyo kala qaybsanaanta siyaasadeed ee dalka…

”Madaxtooyadu Waa Meesha Ay Ka Soo Burqanayso Naxliga Nacaybshaha ”’ Barkhad Jaamac Batun

”Madaxtooyadu Waa Meesha Ay Ka Soo Burqanayso Naxliga Nacaybshaha ”’ Barkhad Jaamac Batun

Hargeysa(OWN)Xoghayaha Cadallada Ee Xisbiga WADDANI Barkhad Jaamac Baatun Ayaa Dhaliilay Nidaamka Hawleed Ee Xukuumada Madaxweyne Biixi. Halkan Hoose Ka Daawo …

Shirkadda Kenya Airways Oo Duulimaad Maalinle Ah Ka Bilaabeysa Muqdisho.

Shirkadda Kenya Airways Oo Duulimaad Maalinle Ah Ka Bilaabeysa Muqdisho.

Muqdisho-(OWN)-Diyaaradda Kenyan Airways ayaa duulimaadkeeda ku fidin doonta Geeska Afrika,waxayna howlgal duulimaad ah ka bilaabi doontaa Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho 15-ka bishan November 2018. Duulimaadyadu ayaa waxaa ay u shaqeyn doonaan si maalinle ah,waxayna…

Dab Ka Kacay Maqaaxi Ku Taala Gudaha Garoonka Aadan Cadde Magaalada Muqdisho.

Dab Ka Kacay Maqaaxi Ku Taala Gudaha Garoonka Aadan Cadde Magaalada Muqdisho.

Muqdisho-(OWN)-Waxaa hakad ku yimid howlihii dulimaadka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kaddib dab ka kacay maqaaxi ku taala gudaha Garoonka. Gaar ahana maqaaxidan uu dabka ka kacay ayaa la sheegay in ay ku…

Xaaladda Caafimaad Ee Madaxwaynaha Wadanka Gabon Oo Aad Looga Deyrinayo.

Xaaladda Caafimaad Ee Madaxwaynaha Wadanka Gabon Oo Aad Looga Deyrinayo.

Madaxwaynaha dalka Gabon Cali Bongo ayaa si aad ah u xanuunsanaya,sida uu sheegay afhayeen u hadlay xafiiska madaxwaynaha. Waxaa muddooyiinkii ugu dambeeyay soo baxayay warar la isla dhex marayay oo ku saabsanaa xaaladda caafimaad ee…

Community

English News

Uncategorized

  • Daawo:- Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Ayaa  Ka Jawaabay Hadlkii Kasoo Yeedhay Afhayeenka Madaxtoyada Somaliland .
  • Daawo:-“ Astaamihii Kali Taliyaha Ayaa Dalka Ka Muuqda…” Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Waddani.
  • SIXID WAR SAXAAFADEED TAARIIKHDIISU AHAYD 24KA OKTOOBAR 2018
  • Tartanka Kooxaha Heerka Kobaad Oo  Lagu Qabtay Magaalada Burco
  • Barnaamijka Taariikhda Mujaahid Lixle
  • Muuse Biixi Iyo Talada Dalka Dhibta Ay Leedahay Han Weynidu (Qaybtii 23aad) By: Maxamed Xoosh
  • ‘’Beelo Waa Weyn Oo Reer Somaliland Ayaa Ku Shirey Buurta Gacan Libaax Waxaynu Ka Fileynay Wax Ka Ficaan Ayeey La Imaaden Cidna Dhag Umey Dhigin .. ” Ex Wasiir Maxamed Jaamac Abgaal
  • DAAWO: “Dawaladdda Sucuudiga Waxa Ay Garwsatay Xidhiidhkii Iyo Walaalnimadii Inaga Dhaxaysay….” Somaliland Oo Si Weyn Looga Taageeray Boqortooyadda Sucuudiga
  • Daawo  Garyaqaanada Intisaar Cali Fidhin Oo Soo-jeedinaysa Barnaamijka Wax Ka Baro Sharciga
  • Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda oo Faahfaahin ka Bixisay Awoodda ay u Leedahay Wax-ka-bedelka Qiimaha Balaydhka Baabuurka
  • DAAWO: “Garxajis Midnimadiisu Waa Muqadas…” Madax-Dhaqameedka Beelaha Garxajis Oo Beeniyay In Wada-Hadal U Socdo Madaxweyne Muuse Biixi
  • DAAWO: “Arrinta Caarre Waanu Kala Hadal Muuse Biixi, Ninka Aynu Soo Qabano Ayaanu Ku Nidhi, Waa Laga Soo Dhammeeyay In Uu Tallada Reerka Qaato Dawladdu Iyada Ayaa Tidhi..” Xildhibaan Gacan
  • Tirada Dadka Soomaalida Ah Ee Ku Guulleystey Doorashadii Ka Dhacday Dalka Sweden
  • Daawo :-Qaabka Fananad Farxiya Fiska Loogu Soo Dhoweyey Magaalada Hargeysa