Home » Archives by category » Uncategorized (Page 3)
Sweden: Gabadh Yar Somali Ah Oo Ka Dhacday Dabaq 7aad Kadibna Sababtay in Loo Xidho Waalidkeed

Gabadh Yar Somali Ah Oo Ka Dhacday Dabaq Toddobaad  ee ku yaala Dalka sweden Kadibna Sababtay in Loo Xidho Waalidkeed, halkan hoose ka dhagayso Aabaha dhalay gabadha yar oo ka waramaya siday wax  u dheceen.    

Continue reading …
Daawo Garyaqaanad Intisar Fidhin Oo Sharaxaysa Organ donor/ Ogaanshaha Qayb Ka Mida Xubnaha Jidhka inaad Ku Tuburucday Markaad Dhimatid

Garyaqaanad Intisar Fidhin Oo Sharaxaysa Organ donor/ Ogaanshaha Qayb Ka Mida Xubnaha Jidhka inaad Ku Tuburucday Markaad Dhimatid, halkan hoose ka daawo

Continue reading …
Maxamuud xaashi  markuu su`aalaha  ku margado qaar uu soo abaabulay ayaa kaga  saarayey   sacab iyo alalaas

Siyaasi Maxamuud Xaashi wasiirkii hore ee madaxtooyada Somaliland ayaa xalay  umadda muxuu la hor yimid,  shacabkuna wuxuu u baahi qabey tuhuno badan oo heshiiska dekeda iyo kan saldhiga mileytari in uu xaqiiqada bedka keeno oo umadan walaacsan tuhunka ka saaro.   Maxamuud Xaashi waxaa ka muuqatey kalsooni daro weyn, waxaana uu  fagaaraha shacabka ugu martida […]

Continue reading …
Maamulka Shirkaddaha Airport parking Iyo   Security Risk Management (SRM) Ee Madaarka Hargeysa Oo lagu Wareejinayo Nin Uu Abti U Yahay   Madaxweyne Muuse Biixi

Warar lagu kalsoon yahay  ayaa sheegaya in Shirkadihii Ex-Wasiir Maxamuud Xaashi Lacagaha ku guran jiray ee Madaarka Hargeysa Lagu Wareejinayao Nin uu Abti u yahay iskuna Beel yihiin Madaxweyne Muuse Biixi.   Waxaa lanoo xaqiijiyey oo soo ifbaxay  in  (Airport parking) barxadda gawaadhida la dhigto ee madaarka Hargeysa , iyo Security Risk Management (SRM) shirkadda […]

Continue reading …
Wararkii Ugu Danbeeyey Soomaaliya oo Safiirkeeda Geneva Fadhiya u Yeedhay iyo Nabada oo Faraha Ka Baxday

Dawlada Somalia ayaa ka arinsanaysa nabad faraha ka baxday ka dib markii ay yeedhay tiliska amizon ee muqdhiso fadhigisu yahay Halkan ka Daawo Warkan

Continue reading …
Al-Fanaan Abdirisaq Saleban Gaas Oo Soo Saaray Hees Cusub MARWO

Waxaan halkan idiin ku soo gudbinaynaa hees cusub oo uu soo saaray oo lagu magacaabo MARWO  fanaanka weyn ee Abdirisaq Saleban Gaas , halkan hoose ka daawo  

Continue reading …
Daawo Khudbadii Madaxwayne Ismail Omer Gelleh

Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ayaa Labada Gole Ee Somaliya u Jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaysa Halkan ka Daawo 

Continue reading …
Xiisad Dagaal Oo Ka Taagan Gobolka Sanaag Una Dhexeeya Somaliland iyo   Puntland

Wararka ka imanaya bariga gobolka Sanaag ayaa sheegaya inay xiisad dagaal ka taagan tahay deegaano ka tirsan Gobolka Sanaag taas oo u dhaxeysa Somaliland iyo kuwa Puntland.   Xiisadaas ayaa ka dhalatay kadib markii Somaliland ay ciidamo farabadan geysay deegaanka Yubbe ee Bariga Gobolla Sanaag, iyadoo ay arintaas ka cadhoodeen Madaxda Puntland.   Wararka la […]

Continue reading …
Somaliland: What are the agriculture skills this country needs?

Somaliland agriculture sector is second in importance among the production sectors after the livestock sector. 20 to 25 % of the country ‘s population depends directly on the sector for their livelihood despite constraints such as unfavorable climatic conditions ,inadequate technical capacity, inadequate institutional capacity and poor rural infrastructure , the sector has substantial untapped […]

Continue reading …
Wasiir Sacad Cali Shire Oo iska Fogeeyey Musuqmaasuqii Xukuumadii Siilaanyo

Wasiirka wasaarada maaliyada Somaliland Sacad Cali Shire ayaa waxaa uu maanta hor tegay guddida dabo galka hantida qaranka ee golaha wakiilada Somaliland waxaanuu u sheegay intay leegtahay lacagta deynta ah ee ay xukuumadii Siilanyo ku wareejisay xukuumada madaxweyne Biixi .

Continue reading …