Home » Archives by category » Uncategorized

DAWLADAHA IMAARAADKA IYO ISRA,IIL AYAA HESHIIS SAAXIIBTINIMO WADA YEESHAY

Imaraadka Carabta iyo Israa’iil ayaa gaadhay heshiis dhigaya in ay xidhiidh cusub yeeshaan. Madaxweynayaasha Maraykanka iyo Masar ayaa markiiba soo dhaweeyay xidhiidka Israa’iil iyo Imaraadka Carabta. Hoggaamiyaasha Falastiin ayaa nasiibdarro ku tilmaamay heshiiska labada dhinac. Israa’iil ayaa khasab ku haysata Dhul ballaadhan oo ay leeyihiin Falastiin iyo waddamo kale oo Carbeed. Dawlada Imaraadka Carabta Ayaa […]

Warkaas wuu jiraa indr

Comments Off on Warkaas wuu jiraa indr
Warkaas wuu jiraa indr

Gudoomiyaha Baanka Dhexe JSL Oo Tababar usoo Xidhay Qaar Kamid ah Haayadaha Maaliyadeed Ee Dalka.

Continue reading …

Raiisul wasaarihii Xukuumada Lubnaan Hassan Diab oo Iscasilay ,

Comments Off on Raiisul wasaarihii Xukuumada Lubnaan Hassan Diab oo Iscasilay ,
Raiisul wasaarihii Xukuumada  Lubnaan Hassan Diab oo Iscasilay ,

Raiisul wasaarihii Dawladda Lubnaan Hassan Diab oo Iscasilay , Iscasilaada ayaa ka Dambaysay ka dib markii ay Iscasileen Koox ka mida Wasiiraddii ugu Muhiimsanaa Xukuumadiisa , Tan ayaa daba socotay Qaraxii Salaasadii la soo dhaafay ka dhacay Goobku Taalla Caasimada Bayruut Qaraxa ayaa sababay Dhimaso iyo Dhaawac badan Waxaana Xukuumadda lagu Canaantay Dayacaad ka Timi […]

Continue reading …

Buuhoodle: Shillinka Somaliland oo Noqday lacagta Keliya ee Wax lagu kala iibsado.

Comments Off on Buuhoodle: Shillinka Somaliland oo Noqday lacagta Keliya ee Wax lagu kala iibsado.
Buuhoodle: Shillinka Somaliland oo Noqday lacagta Keliya ee Wax lagu kala iibsado.

Muddo badaan ayay soo martay marxalado kala duwan dhanka isticmaalka lacagaha wax lagu kala iibsado magaalada Buuhoodle oo ah magaalo xuduudeed xarun u ah gobolka Buuhoodle ee Somaliland. Waxaana xilliyada qaar xoog ku lahaa oo lagu isticmaali jiray lacagta shillin Soomaaliga ah oo kala duwan isla markaana kala ahayd lacag laga isticmaalo Xamar caasimadda Soomaaliya […]

Continue reading …

Golaha Wakiillada Somaliland Xal ma ka Gaadhi Doonaan Kootada Haweenka iyo Beelaha La Haybsooco

Comments Off on Golaha Wakiillada Somaliland Xal ma ka Gaadhi Doonaan Kootada Haweenka iyo Beelaha La Haybsooco
Golaha Wakiillada  Somaliland Xal ma ka Gaadhi Doonaan Kootada Haweenka iyo  Beelaha La Haybsooco

Hargeysa (OWN) – Waxa Shalay si rasmiya Magaalada Hargeysa uga furmay Kalfadhiga 43aad ee Golaha Wakiillada Somaliland, ka dib muddo dhowr bilood ah oo Xildhibaannada Goluhu ku maqnaayeen Fasax iyo Xayiraadihii uu sababay Xanuunka Covid_19.     Fadhiga Shalay oo uu Shir-gudoominayey Guddoomiyaha Golahaasi Md. Baashe Maxamed Faarax ayaa waxa Mudaneyaasha loogu qaybiyey Ajandaha kalfadhiga 43-aad, […]

Continue reading …

OGEYSIIS OGEYSIIS TAYO SKILLS SCHOOL

Comments Off on OGEYSIIS OGEYSIIS TAYO SKILLS SCHOOL
OGEYSIIS OGEYSIIS TAYO SKILLS SCHOOL

Waxa la ogaysiinayaa hablaha iyo haweenka ku dhaqan magaalada hargeisa in ISKUULKII TAYO uu qaadanayo arday cusub kuwaas o baran doona xirfado kala duwan sida Xinaha, Isqurxinta ( Makeup) Dawaarka, Darwalnimada, Cunto karinta.   Cinwaanka waa: TAYOSKILLS SCHOOL XAAFADA JAMEECADA, FOOQA JACIIR, DABAQADA 1AAD AGAAGARKA TOTAL AMA SHIMBIRTA, HARGEYSA, Somaliland Tel: 0633237349 0634112176 0636734694 Ama […]

Continue reading …

Taariikhda Libya: Isudhiganta Libya iyo Somalia

Comments Off on Taariikhda Libya: Isudhiganta Libya iyo Somalia
Taariikhda Libya: Isudhiganta Libya iyo Somalia

Waxaan halkan ku eegi doonaa taariikhda Libya oo ah taariikh aad ugu eeg taariikhda Somalia. Libya waxa soo maamulay dawladihii casriyadii hore sida fiiniishiyiintii, Romans kii, Giriig gii iyo Faraaciintii. Dhulka Libya marar badan waxa ka dhisnaa dawlado yar yar oo midiba qayb Libya ka mid ah ka jiri jirtay sida dawladihii lakala odhanjiray Tripolitaniya […]

Continue reading …

Daawo:Qaabkii Kenya kaga Adkaatay Dhiggeeda Jabouti kuna Guulaysatay Kursigii Qaramada midoobay ee aan Joogtada ahayd

Comments Off on Daawo:Qaabkii Kenya kaga Adkaatay Dhiggeeda Jabouti kuna Guulaysatay Kursigii Qaramada midoobay ee aan Joogtada ahayd
Daawo:Qaabkii  Kenya kaga Adkaatay  Dhiggeeda Jabouti kuna Guulaysatay Kursigii Qaramada midoobay ee aan Joogtada ahayd

Daawo: Kenya oo Garaacday Dhiggeeda Jabouti kuna Guulaysatay Kursigii Qaramada midoobay ee aan Joogtada ahayd Daawo: Kenya oo Garaacday Dhiggeeda Jabouti kuna Guulaysatay Kursigii Qaramada midoobay ee aan Joogtada ahayd, Dawlada Kenya ayaa Heshay Codad gaadhay 129 Cod , Halka ay Jabouti-na Heshay 69 Cod Taasina Waxay Guushii Dhaxalsiisay Dawlada Kenya oo ka mid Noqonaysa […]

Continue reading …

Maqaallo Beerta Nasashada. W/Q Cabdiraxmaan Aadan Maxamuud

Comments Off on Maqaallo Beerta Nasashada. W/Q Cabdiraxmaan Aadan Maxamuud
Maqaallo Beerta Nasashada. W/Q Cabdiraxmaan Aadan Maxamuud

Meel xafiis ah ayaan shaqo u fadhinaa. Shir muhiim ayaan ku jirnaa, waliba kulanku meel xasaasi ah ayuu marayaa. Iyada oo doodu kala qalantay oo xubno door ahi nuxurkii hadalka u daadageen, ayaa mudalab maqaaxi naga ag dhaw ka shaqeeyaa daf soo odhanayaa. Shaah iyo biyo dadka martida ah loo dalbay ayuu noo wadaa. Isaga […]

Continue reading …

DAAWO: War-Bixin Dhamaystiran Oo Ku Saabsan Qaabkii UU U Dhacay Weerarkii Lagu Dhaawacay Maamulaha Guud Ee Dugsiyada NUURADIIN Ee Magaaladda Hargaysa

Comments Off on DAAWO: War-Bixin Dhamaystiran Oo Ku Saabsan Qaabkii UU U Dhacay Weerarkii Lagu Dhaawacay Maamulaha Guud Ee Dugsiyada NUURADIIN Ee Magaaladda Hargaysa
DAAWO: War-Bixin Dhamaystiran Oo Ku Saabsan Qaabkii UU U Dhacay Weerarkii Lagu Dhaawacay Maamulaha Guud Ee Dugsiyada NUURADIIN Ee Magaaladda Hargaysa

DAAWO: War-Bixin Dhamaystiran Oo Ku Saabsan Qaabkii UU U Dhacay Weerarkii Lagu Dhaawacay Maamulaha Guud Ee Dugsiyada NUURADIIN Ee Magaaladda Hargaysa

Continue reading …
Page 1 of 18123Next ›Last »