Home » Archives by category » Somali News (Page 667)
Dadweynaha Ku Dhaqan Magaalada Borama Oo Siyaabo Kala Duwan Uga Hadlay Khiyaamada Qaran Ee Lagu Eedeeyay Xukuumada Kulmiye Ee Dp World

Boorama(OWN)-  Dadweynaha Ku Dhaqan Magaalada Borama Oo Siyaabo Kala Duwan Uga Hadlay Khiyaamada Qaran Ee Lagu Eedeeyay Xukuumada Kulmiye Ee Dp World, halkan hoose ka daawo    

Continue reading …
Alfanaan   C/RISAAQ SALEEBAAN GAAS Oo Soo Saaray Heesta Cusub Ee HOYGAAGA KU WAAR

halkan waxaan idiin ku soo gudbinaynaa hees cusub oo hadda daawaha lasgasoo qaaday, waxaana ku luuqaynaya Alfanaan C/RISAAQ SALEEBAAN GAAS Oo Soo Saaray Heesta Cusub Ee HOYGAAGA KU WAAR, dhegeysi wacan.    

Continue reading …
Badhasaabka iyo Taliyaha Oo Xaalad Abuur Ka Wada Degmadda Oodweyne

Wararka Ka Imanaya Magaalada Oodweyne  Ee Xarunta Gobalka Daadmadhedh Ayaa Sheegaya in Badhasaabka iyo Talliyaha Qaybta Booliska Ee Gobalkaasi Ay Xiisad Ka Abuurayaan Golaha Degaanka Degamadda Odwayne.   Badhasaabka iyo Taliyaha Booliska Ayaa La Sheegay Inay Qorshaynayaan In Xilalka Laga Xayuubiyo Maayarka iyo Maayar Kuxigeenka, Iyada Oo aan Sifo Sharciya Losoo Marin. Isla Markaana aanay […]

Continue reading …
Maxaad Ka Taqaannaa Magaallada Ay Basaasiinta Yuhuuddu Dalxiiska U Tagaan Ee WAdanka Suudaan Ku Taalla

Tuulada Caruus oo ku taalla saxaraha dalka Sudan ee dhacda xeebta Badda Cas ayaa noqonaysa goobta ugu wanaagsan ee aad ku dalxiisi la hayd ,balse waxa ay xarun u hayd basaasin u dhashay dalka Israa’iil . Waxa ay ku taalaa taalaa xeebta Badda Cas ooga taalay qaybta ugu bilicda wanaagsan oo laayd muqaal cajiib ah, […]

Continue reading …
Hogaamiyeyaasha Labada Kuuriya Oo Lagu Wado Inay Telefoon Ku Wada Hadlaaan

Xiriir dhanka teleefoonka ah ayaa lagu wadaa in uu dhexmaro hoggaamiyeyaasha dalalka waqooyiga iyo koonfurta Kuuriya, xiriirkaas oo noqonaya kii ugu horreeyey oo toos ah oo dhexmara labada xafiis siyaasadeed ee Seoul iyo Pyongyang. Waxaa la filayaa in xiriirkani uu dhexmaro hoggaamiyaha Kuuriyada waqooyi, Kim Jong Un iyo dhiggiisa Koonfureed, Moon Jae-in, si ay uga […]

Continue reading …
Robot U Tartamaya Doorashada Duqa Magaaladda Tokyo Ee Japan

Robot ayaa taariikhda markii ugu horeysay la soo wariyay in uu u tartamayo doorashada Mayorka Magaalada Tokyo ee wadanka Japan.   Michihito Matsuda oo ah robotkan u tartamaya Mayorka ayaa qoraalka u ah hal ku dhigu uu yahay mid aad u soo soojiidasho wanaagsan “Mukhaabaraadka macmalka ah ayaa Wax ka bedeli doona Magaaladda Tama city”. […]

Continue reading …
Maxkamadda Racfaanka Kenya Oo Laashay Doorashada Badhasaabka Gobolka Wajeer

Maxkamadda Racfaanka ee Kenya ayaa maanta ayyiday xukun ay hore u ridday Maxkamadda Sare ee Kenya, kaas oo ahaa in doorashadii uu hore ugu guulaystay badhasaabka gobolka Wajeer, Maxamed Cabdi, ay ahayd mid u dhacday sifo aan sharci waafaqsanayn, isla markaana amar ku bixisay in lagu celiyo. Xukunkaa hore ee ay maanta ayyiday Maxkamadda Racfaanku, […]

Continue reading …
Arsene Wenger Oo Iska Casilaaya Hoggaanka Kooxda Arsenal 22 sano kadib

Waxaa lagu wadaa in tobabaraha kooxda Arsenal uu ka tago kooxda dhamaadka xilli ciyareedka,waxa uu maamulaha kooxdan ahaa ku dhawaad 22 sano. Ninkan oo u dhashay dalka Faransiiska ayaa ka tagaya kooxdiisa sanad un ka hor inta uu qandaraaskiisa dhicin . Kooxda Arsenal ayaa kaalinta lixaad kaga jirta horyaalka Ingiriiska ,iyadoo laga yaaba inay u […]

Continue reading …
Daawo Xisbiga Waddani Oo Sheegay Inaan Xisbiga Kulmiye Jawaab Laga Sugaynin Xoogahaya Xisbiga

Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani Ayaa Sheegay inanay Shacabka Reer Somaliland Jaawaab ka Sugayn Xooghayaha Xisbiga Kulmiye bal hasayeeshe aya jawaab ka Sucayeen ? Halkan ka Daawo Warkan

Continue reading …
Sheekh Aadan-Siiro  Oo Si Adag Uga Hadlay Xiisadda Siyaasaseed Ee Ka  Dhalatay Heshiisyadda Dekadda Berbera Iyo Saldhiga Milatari

Sheekh Aadan-Siiro  Oo Si Adag Uga Hadlay Xiisadda Siyaasaseed Ee Ka  Dhalatay Heshiisyadda Dekadda Berbera Iyo Saldhiga Milatari

Continue reading …