Home » Archives by category » Somali News (Page 3)
Maal-qabeeno Swedish ah, Oo Somaliland Uyimid Maalgalin Iyo Arimo Ganacsi + Ujeedada kulan Ay La yeesheen Xukuumada!!

HARGEYSA(OWN) Wafti Iskugu jiray Maal qabeeno udhashay dalka sweden oo uu Weheliyo Safiirka somaliland Ufadhiya Dalka Sweden Ambasador Sakariye Xasan Wacays ayaa maanta kulamo kala duwan la yeeshay masuuliyiinta wasaarada arimamaha dibada somaliland iyo wasaarada ganacsiga. Ujeedada Ganacsatada swedishka ahi  Uyimaadaan Somaliland ayaa Ah Sidii ay somaliland maalgalin lahaayeen. Iyo arimo Ganacsi. Ugu horayna waxaa […]

Continue reading …
Xisbiga Mucaaridka ee Labour Party Ee Dalka UK Oo 7 Xildhibaan Iskaga Baxeen

London(OWN)-Todoba Xildhibaan ayaa ku dhawaaqay inay isaga baxeen xisbiga Shaqaalaha ee dalka UK (Labour Party) iyagoo ku eedeeyey hogaamiyaha xisbigaasi Jeremy Corbyn inuu naceyb weyn u muujiyey dadka Yahuuda ah, waa sida ay hadalka u dhigeenee. Hogaamiyaha xisbiga Labour party oo ay si weyn u taageeraan dhaq dhaqaaqa garabka bidix ee dalkaasi ayaa sidoo kale […]

Continue reading …
Raysal Wasaare Ku-Xigeenka Soomaaliya  Oo La Kulmay Qaar Kamid Ah Wasiirrada Boqortooyada Sucuudiga

Ra’iisul Wasaree ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ay wehliyaan wasiirrada maaliyadda iyo xannaanada xoolaha, xoghayaha joogtada ah ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha iyo mas’uuliyiin kale ayaa maanta magaalada Riyaad kula kulmay qaar kamid ah wasiirrada Boqortooyada dalka Sucuudi Carabiya oo Bahwadaag ganacsi iyo dhaqaale la ah Soomaaliya. Wasiirada iyo mas’uuliyiinta […]

Continue reading …
Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo Dhaweeyay Dallka Burundi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Burundi, waxaana garoonka diyaaradaha Bujumbuura kusoo dhaweeyay dhiggiisa dalkaas Mudane Pierre Nkurunziza. Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynaha dalka Burundi Mudane Pierre Nkurunziza ayaa ka wada hadli doona xoojinta iyo horumarinta xiriirka labada dowladood iyo sare u qaadidda iskaashiga dhinaca nabadgelyada. Burundi […]

Continue reading …
Been fakatay mise run “in Xukuumadda Muuse la wareegtay” $80 Milyan oo dayn ah? Faallo

Badheedhihii Xildhibaan Buubaa + Baxaa-degga Wasiir Sacad + Jahawareerka Bulshada iyo seef la boodnimada Mucaaridka, midkee baaqi ku noqon doona Quluubta Shacbiga…? goormaa lala xisaabtami doonaa Xildhibaanka ama Xukuumadda midka qaranka ku xad-gudbay?   Hargeysa(OWN)-Dad badan oo aqoon u leh arrimaha Dhaqaaluhu waxay isweydiinayaan goorta si dhab ah loo arkayo heerka kor u kac Dhaqaale […]

Continue reading …
Siyaasi Siciid Sulub Oo Sheegay In Gobolka Daadmadheedh Uu Dib U Dhac Ka Muuqda

Siyaasi Siciid Sulub Oo Sheegay In Gobolka Daadmadheedh Uu Dib U Dhac Ka Muuqda, halkan hoose ka daawo    

Continue reading …
Maraykanka iyo Yurub Oo Isku Khilaafsan Maxaabiista Daacishta Siiriya

Xoogaga kurdida ee loo yaqaan SDF oo taageerada ka helaya Maraykanka ayaa sheegay inay hada gacanta ku hayaan ugu yaraan 800 ka tirsan dagaalyahanadii kooxda Daacish oo ay wehliyaan qoysaskooda oo gaadhaya 1200 haween iyo caruur ah. Xili dagaalka lagula jiro Daacishta Siiriya uu gebo gebo marayo ayaa waxa ay dooda ka dhalatay cida la […]

Continue reading …
Wafti Uu Hogaaminaayey Xildhibaan Suldaan Siciid Axmed Oo Kamida Golaha Deegaanka Caasimada Helsinki Finland Oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyey

Hargeysa(OWN)-Wafti uu hogaaminaayey Xildhibaan Suldaan Siciid Axmed oo kamida Gollaha Degaanka Finland gaar ahaan caasimada Helsinki, isla markaasina ah musharax u taagan Doorashada Golaha Baarlamanka ee Dalkaasi Finland oo qabsoomi-doonta April 2019 ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada Hargeysa.   Xildhibaan Suldaan Siciid Axmed ayaa waxa socdaalka  ku weheliyey saraakiil ka tirsan haayad horumarineed […]

Continue reading …
Warbixin : Isbedelka Maamulka Gobolka Daadmadheedh

Waxaan halkan idiin ku soo gudbinaynaa Warbixin xiiso badan oo ku saabsan Isbedelka Maamulka Gobolka Daadmadheedh iyo Arimo kale oo ku saabsan gobolka Daadmadheedh.

Continue reading …
Yay U Darantahay Haddii uu Sii Xumaado Xidhiidhka Kenya iyo Soomaaliya?

Waxaa wali aanan la xallinin khilaafka diblomaasiyadeed ee soo kala dhex-galay dalalka Kenya iyo Soomaaliya, kaasoo soo shaac baxay dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay. Dowladda Kenya ayaa Soomaaliya ku eedeesay in London ay ku “xaraashtay” ceelal shidaal oo ku yaalla xuduudda lagu mursan yahay, balse Soomaaliya ayaa arrintan beenisay.   Dad badani waxay isweydiinayaan saameynta […]

Continue reading …