Home » Archives by category » Somali News (Page 2)
Daawo Xukumada Somaliland Oo Saaka Daabushay Darbijiifkii Hargeysa Xabagta Ku Cabijiray

Hargeysa (own) Xukumada Somaliland Oo Saaka Daabushay Darbijiifkii Hargeysa Xabagta Ku Cabijiray

Continue reading …
Gudoomiyaha Gobolka MaroodiJeex Ayaa Kormeer Ku Tagay Dhismaha Wadada Isku-Xidhaysa Xaafada 150-Ka Iyo Dooxa Gambo-Cunne Ee Waqooyiga Hargaysa

Gudoomiyaha Gobolka MaroodiJeex Ayaa Kormeer Ku Tagay Dhismaha Wadada Isku-Xidhaysa Xaafada 150-Ka Iyo Dooxa Gambo-Cunne Ee Waqooyiga Hargaysa  

Continue reading …
Ganacsatada Qaadka ee Muqdisho Oo Maanta joojiyey qaadka ay ka keeni jireen dalka Kenya.

Ganacsatada Somalida ee qaadka ka keensan jirtay dalka Kenya ayaa gabi ahaanba ku dhawaqay inay joojiyeen qaadkii ay ka keeni jireen dalkaasi. Hadalkaan ayaa waxaa Warbaahinta u sheegay Gudoomiyaha Guddiga qaadleyda Somaliyed Qooje Maxamuud Qayliye oo sheegay maanta inay ugu dambeyso qaad laga keeno dalka Kenya. Wuxuu sheegay inay doorteen garab istaaga dalkooda & dadkooda, […]

Continue reading …
Daawo :- Shacabka Magaalada Hargeysa Oo Ka Hadlay Khilaafka Kenya Iyo Somaliya.

Daawo :- Shacabka Magaalada Hargeysa Oo Ka Hadlay Khilaafka Kenya Iyo Somaliya. Hargeysa(OWN) Shacabka magaalada hargeysa aya si adag uga hadlay khilaafka cakiran ee ka dhexeeya somaliya iyo kenya iyagoo nidar ku maray in ay taagero la garab taagan yihiin shacabka somaliyeed. Halkan Hoose Ka Daawo 

Continue reading …
Daawo Waftigii Uu Hogaaminayay Wasiirka Horumarinta Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed Ee Socdaalka Turkiga Kujogay Oo Hargeysa Si Balaadhan Looguso Dhaweeyay

Daawo Waftigii Uu Hogaaminayay Wasiirka Horumarinta Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed Ee Socdaalka Turkiga Kujogay Oo Hargeysa Si Balaadhan Looguso Dhaweeyay

Continue reading …
” Dawladda Sweden Waxaan U Sheegay Inaan Diyaar U Nahay Dadka Sharciga Loo Diiday Inay Soomaaliya Ku soo Celiyaan ..”

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo dalka Sweden booqasho ku joogay si uu ula kulmo wasiiradda arrimaha dibada Sweden Margot Wallström.   Waxyaabaha uu wasiirku kala hadlay Wallström waxaa ka mid ahaa in dokumentiga Soomaaliya ee aan ilaa 1991 waddankan laga aqoonsanayn, taas oo dhibaatooyin badan ku soo kordhisay dadka ka soo jeeda […]

Continue reading …
Odayaal Iyo Waxgardka Dagmada Boon Ee Gobolka Awdal Oo Fariin U Diray Madaxweyne Muuse Iyo Wasiir Maxamed Kaahin

Odayaal Iyo Waxgardka Dagmada Boon Ee Gobolka Awdal Oo Fariin U Diray Madaxweynaha Somaliland  Muuse Iyo Wasiirka Arimaha Gudaha  Maxamed Kaahin, halkan hoose ka daawo warkaas oo dhan.    

Continue reading …
” Xisbiga  Kulmiye Yaanuu Noqon hagbad ee haloo Dhiibo Gudoomiyaha Reer Sool  “

Siyaasi Kulmiye ah oo Beesha Burco-bari ka soo jeeda oo shaaciyey inaaney Beel ahaan hayn doorkan Musharax u tartama Gudoomiyenimada kulmiye Halkan hoose ka daawo

Continue reading …
Ardayad   Sweden U Dhalatay  Oo La Maxkamadeeyey  Kadib Markiii Ay Hor Itaagtay Qaxooti La Mustaafurinayey

Gabadh xuquuqda aadanaha u dhaqdhaqaaqda oo reer Sweden ah ayaa lagu ganaaxay 3,000 krona oo u dhiganta 324 doolar, ka dib markii ay isku dayday in ay baajiyo qof soo galooti ah oo Afghanistan loo masaafurin lahaa. Elin Ersson oo ah ardayad jaamacad dhigata ayaa goosatay tigitka diyaarad ay is lahayd waxaa saaran qofka Afghanistan […]

Continue reading …
Siyaasiyiin iyo Waxgarad Daadmadheedh Oo Soo Dhaweeyay Maamulka Cusub Ee Gobolka

Siyaasiyiin iyo Waxgarad Daadmadheedh Oo Soo Dhaweeyay Maamulka Cusub Ee Gobolka Daadmadheedh, halkan hoose ka daawo

Continue reading …