Home » Archives by category » Somali News (Page 1052)
Xafiiska Madaxweynaha Somaliland Oo Hadda  Soo Saarey War Saxaafadeed

Sida aynu la wada socono waxa saddexdii maalmood ee u danbeeyey xeebaha Somaliland ka da’ayey roobab dabaylo wata oo isu bedelay duufaanno gaar ahaan gobolada Sanaag, Saaxil, Selel, Awdal iyo deegaamo ka mida waqooyiga Gabiley kuwaas oo ay gaadhsiiyeen khasaare laxaadleh oo isugu jira dhimashada iyo dhaawaca dadkii ku sugnaa deegaamadaasi, xoolihii oo ku leeday, […]

Continue reading …
Madaxweyne Muuse Biixi Oo tacsi U diraya Qoyska  Marxuum Cali Saleebaan Cabdi (Cali Hayste)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxay  Alle ha u naxariistee  Marxuum Cali Saleebaan Cabdi (Cali Hayste) oo ku geeriyooday maanta oo ay taariikhdu tahay 21/05/2018, magaalada Hargeysa, laguna aasi […]

Continue reading …
Warbixin: Deegaanada Waqooyiga Gabiley Oo Roobabkii Dabaylaha Wataa Ku Dhufteen +Fariintooda

Warbixin ku saabsan Deegaanada Waqooyiga Gabiley Oo Roobabkii Dabaylaha Wataa Ku Dhufteen , Fariintooda , halakna hoose ka daawo.

Continue reading …
Daawo Xisbiga Wadani Oo Siweyn Ugu Kala Aragti Duwanaaday In La Anshax Marin lagu sameeyo masuuliyin xisbiga katirsan iyo in kale

Hargeysa (own)  Xisbiga Wadani Oo Siweyn Ugu Kala Aragti Duwanaaday In La Anshax Marin lagu sameeyo masuuliyin xisbiga katirsan iyo in kale

Continue reading …
Shirkada Som Petroleum Oo Shaacisay Shiidaal Tayo Leh Oo Ay Dalka Keentay

Masuuliyiinta shirkada Som Petroleum ayaa shacabka somaliland ugu bushaareeyey inay dalka keeneen shiidaal tayadiisu sarayso oo soo gaadhay magaalada Berbera. Masuuliyiin ka tirsan shirkada Som Petroleum oo caawa shir jaraa,id ku qabtay xarunta shirkada ee badhtamaha magaalada Hargeysa ayaa sheegay  in shiidaalka ay hada keeneen uu ku soo beegmay wakhti baahi weyn loo qabay. Ugu […]

Continue reading …
Saameynta uu reebay roobkii saacadaha badan ka da’ay Muqdisho

Muqdisho(OWN)- Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiey xaaladda saameynta roobabkii xalay ilaa iyo maanta ka da’ayey caasimadda Muqdisho. Guddoomiye Yarisow ayaa sheegay in 6 qof ay ku geeriyoodeen isla markaasna 301 guri ay biyo galeen halka qaar kalana ay dumeen. Duqa Muqdisho oo warsaxaafadeed ku qabtay xafiiskiisa […]

Continue reading …
Daawo Suaalo Muhiim ah oo ay Bulshadu soo Waydiisay Sh. Maxamed Cumar Dirir iyo Jawaabaha

Daawo Suaalo Muhiim ah oo ay Bulshadu soo Waydiisay Sh. Maxamed Cumar Dirir iyo Jawaabaha.    

Continue reading …
Degdeg: Qayla dhaan ka yimi jaaliyadda Somaliland ee Imaaraadka

Dubai(OWN)- Waxa qaylo dhaan culus ka soo yeedhaya jaaliyadda Somaliland ee Imaaraadka ku dhaqan waxay khatar u yihiin inay qaxooti ugu yimaaddaan Somalialand. Ma hadli karaan , clip ma duubi karaan oo meesha aad baa laysu ilaalayaa. Waad ogtihiin baasaboorkii Somalia ee ay haysteen in hawada laga saaray. Baasaboor Somaliland ahna lama samayn oo Imaaraadku […]

Continue reading …
Wasiirka Gaashaandhigga SL oo Ciidammada Puntland Iska Hortaageen Magaalada Badhan

Ceerigaabo(OWN) Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Ciise Axmed Xawar oo subaxnimadii maanta (Axad) Magaalada Ceerigaabo uga ambabaxay dhinaca magaalada Badhan ee Sanaag-bari ayaa sida ay xaqiijiyeen goobjoogayaal degaankaas kusugani waxa magaalada Hadaaftimo oo qiyaastii 30-km jahada galbeed kaxigta magaalada Badhan waxa wasiirka ku horjoogsadey ciidammada Puntland ee fadhigoodu yahay magaalada Badhan.   Waxana ciidammadaasi wasiirkan iyo mas’uuliyiin […]

Continue reading …
Madaxweyne ku xigeenka JSL Oo isugu yeedhay hay’addaha madaxa-bannaan ee ka hawlgala Somaliland

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) waxa uu habeenimadii xalay iyo maantaba shirar deg-dega la yeeshay Hay’adaha madaxa bannaan ee ka hawlgala Somaliland. Kulankaas oo la xidhiidha sidii gurmad degdega loola gaadhi lahaa dadka ay sameeyeen duufaanadii ku dhuftay xeebaha Somaliland oo geystay khasaare naf iyo maalba leh, waxaana kulankaasi lagu […]

Continue reading …