Home » Archives by category » Programs
Xisbiga Ucid Ayaa Eedo U Jeediyay Ha’yada Dhowrista Tayadda iyo Wasaarada Shaqo Galinta Somaliland

Xisbiga Ucid Ayaa Eedo U Jeediyay Ha’yada Dhowrista Tayadda iyo Wasaarada Shaqo Galinta Somaliland

Xisbiga mucaarad ka ah Ee ucid ayaa maanta shir jaraa’id uu xafiiskii ku qabtay i aad ah ugu dhaliilay wasarada shaqo galinta iyo ha’yada tayadda Halkan ka Daawo warkan

War-Deg-Deg Xisbiyadda Siyaasada Somaliland Oo Ku Kala Kacay Wada Hadaladii U Socday

Xisbiga Mucaarad ka ah Ee wadani ayaa kulan ka badcdi qabtay shir jaraayad Waxana u hadlay Xildhibaan Xuseen Caydiid oo sheegay in Kulan kaasi ku Soo dhamaaday natiijo la’aan Halkan ka Daawo Warkan  

Continue reading …
Wax Ka Baro   Intellectual Property rights/ Hanti-Maskaxeed Ay Soo Diyaarisay Garyaqaanad Intisaar Cali Fidhin

Waxaan halkan idiin ku soo gudbinaynaa barnaamij xiiso badan kaasoo ay soo diyaarisay ilamarkaasna ay soo jeedinayso   Garyaqaanada Intisaar Cali Fidhin  waa Barnaamijka Wax Ka baro sharciga/Intellectual Property rights/ Hanti-Maskaxeed.     Halkan hoose ka daawo  

Continue reading …
Khudbadii Madaxweyne Muuse Uu Ka Jeediyay Carwada Ganacsiga Ee Somaliland Oo Aanu ku Xusin Guushi Shirkada Telesom Ee Africa

khudbadii Madaxweyne Muuse Uu Ka Jeediyay Carwada Ganacsiga Ee Somaliland Oo Anigu Xusin Guushi Shirkada Telesom Ee Africa Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Oo Maanta khudbad ka Jeediyay Furtaanka Carwadii 8Aad Ee Somaliland Ayaa ka Hadlay Faa’idada uu Ganacsiga Xorta ahi u Leeyay Dalka Somaliland iyo Halka uu Maraayo maanta Madaxweynaha khudbadisu u Maaqay Mid isku Jirta […]

Continue reading …
Daawo  Garyaqaanada Intisaar Cali Fidhin Oo Soo-jeedinaysa Barnaamijka Wax Ka Baro Sharciga

Waxaan halkan idiin ku soo gudbinaynaa barnaamij xiiso badan kaasoo ay soo diyaarisay ilamarkaasna ay soo jeedinayso   Garyaqaanada Intisaar Cali Fidhin  waa Barnaamijka Wax Ka baro sharciga/ Steps before bill becomes law.   Halkan hoose ka daawo  

Continue reading …
Press release  Hear voices of Somaliland (HEVOS). : In response to a recent statement purportedly written by Dr Michael Walls

In response to a recent statement purportedly written by Dr Michael Walls, head of the international election observers mission (IEOM) for Somaliland’s presidential election held on 13th November 2017 which was circulated in Somaliland Media on 26th July 2018, we would like to highlight the following issues: In his statement, Dr Walls distanced himself from alleged links […]

Continue reading …
Musuqii iyo Maroorkii Maxamuud Xaashi Cabdi: Qaybta 2aad. W/Q Siciid Maxamuud Gahayr.

Milicsiga Guryaha iyo hantida gaarka ah Ee Maxamuud Xaashi Cabdi Intii uu Maxamuud Xaashi ahaa Wasiirka wasaaradda Duulista, waxa uu lacag dhan $700,000 (toddoba boqol kun oo doollar) ku iibsaday guri ku yaalla Xaafadda Shacabka ee Hargeysa, oo uu lahaa Jaamac Saalax-Gaab oo Wasiirka Madaxtooyada ka noqday Xukuumaddii Cigaal. Jaamac Saalax-Gaab waxa uu ka soo […]

Continue reading …
Dhalinyaro Qurbe-jooga Oo Si Xaqdarro Ah   Ugu Xidhan  Magaalada Hargeysa

Hargeysa(OWN)- Waxaa magaalada Hargeysa lagu xidhan dhalinyaro qurbe joog ah oo hablo u badan kuwaas la sheegay inay xaqdaro ugu xidhan yihiin xabsiga weyn ee magaalada Hargyesa.   Waraysi ku saabsan arintaas ayaa waxaa ka waramaysa hooyo Saynba Jaamac oo shashay  mid ah dhaliyarada hablaha xaqdarada ku xidhan, halkan hoose ka dhagayso waraysigaas oo dhan. […]

Continue reading …
Madaxa Barnaamijka Baadigoob Oo Qoraal Ka Soo Saaray, Eedihii Madaxa Goobjoogayaashii Doorashadii Madaxtooyada Somaliland Michael Walls U Jeediyey Barnaamijka Baadi-goob. (English/ Somali)

BAADI¬-GOOB Date: 27/7/2018 (Baadi Goob works had on revealing the truth —-)   Baadi-goob is an independent investigative journalist outlet, our aim is to create an environment of zero corruption society.   We dedicate our service to the puplic to raise awareness and inform society many issues that are purposely hidden from them, Baadi Goob […]

Continue reading …
Daawo Mulkiilaha Shabakada Oodweynenews Oo Beeniyay Shacabkana Ka Raali Galiyay Nin Sheegtay Inuu Kamid Yahay Masuliyinta Shabakadaasi oo warbaahinta hadal isku dira mariyay

Hargeysa (own) Mulkiilaha Shabakada Oodweynenews Oo Beeniyay Shacabkana Ka Raali Galiyay Nin Sheegtay Inuu Kamid Yahay Masuliyinta Shabakadaasi oo warbaahinta hadal isku dira mariyay.

Continue reading …
Page 1 of 3123