Home » Archives by category » Entertainments (Page 12)
Boqor Buurmadow oo Xabsiga loo taxaabay iyo Taliska Booliska oo ka hadlay Eedo loo haysto

Ciidamada Booliska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Boqor Cismaan aw Maxamuud Buur-madow oo sida lagu eedeeyey loo haysto inuu been-abuur iyo hadallo aanay cidi ku wehelin ka jeediyey xaflad todobaadkan lagu caleemo-saaray mid ka mid ah madax-dhaqameedka maamul-goboleedka Puntland oo uu ka qayb-galay.    

Continue reading …
Alfanaan    Abdirasaaq Saleebaan Gaas Iyo Heesta Cusub Ee FOOSIYA

Alfanaan Abdirasaaq Saleebaan Gaas Iyo Heesta Cusub Ee FOOSIYA, halkan hoose ka dhagayso  

Continue reading …
Caaqil Rashiid Jaambiir Oo Ku Baaqay In Sharciga Naciima La Mariyay Lagu Qaado Boqor Buurmadoow –

Caaqil Rashiid Caaqiil Maxamed Jaambiir, oo ka mid ah cuqaasha soo jireenka ah ee reer Hargeysa, ayaa xukuumadda Somaliland ugu baaqay in talaabo sharciga waafaqsan oo la mid ah xukunkii Naciima Abwaan Qorane la mariyo Boqor Buurmadoow oo deegaankada Puntland kaga qayb galay xaflad lagu caleemo saarayay madax dhaqameed reer Puntland. Caaqilka, oo shalay u […]

Continue reading …
Maroodi U Ooyay Haweenay Xanaanayn Jirtay Oo Ku Geeriyootay Dalka Kenya

Haweeney lagu magacaabi jiray Daphne Sheldrick oo xanaanayn jirtay maroodiyaasha dalka Kenya ayaa u geeryootay cudurka kansarka ayadoo da’ahaan jirtay 83 sano. Waxay caawisay in kabadan 230 maroodi si ay noloshooda u badbaadiso, qaar badan oo maroodiyaashan kamid ah ayaa waalidkii dhalay ku waayey abaar iyo dad ugaarsato ah oo laayey, waxay samaysay hab ay […]

Continue reading …
Shirkadda Hass petroleum Oo Shidaal Wasakhaysan Dalka Keentay Iyo Gaadiid Badan Oo Waxyeelo Kasoo Gaadhay

Iyadoo dhawaanahay ay gaadiid layday kala duwan ee Somaliland ka cabanayeen shidaal wasakhaysan oo dalka soo galay,kaasi oo wax yeelo kal duwan ay kasoo gaadhay gaadiidka qaarkood, ayaa hadda waxa la sheegay in shidaalkaa wasakhsan ay dalka keenya shirkda HASSPERTROLEUM lagu magacaabo, taasi oo kamid ah shirkada shidaalka keena dalka. Qaar kamid ah gaadiid layda […]

Continue reading …
FALANQAYN KOOBAN:  IS-DIIDDOOYINKA MIISAANIYADDA 2018

Waxaan falanqayn kooban ka bixinayaa miisaaniyadda qaranka 2018 ee ay golaha Wakiillada Somaliland dhowaan ansixiyeen. Waxaan si guud mar ah u soo bandhigi doonaa sida aanay miisaaniyaddani uga turjumayn baahida bulshada iyo adeegyada ay u baahan yihiin. Tusaale ahaan, maanta waxay ahayd in wasaaradaha wax-soo-saarka iyo kuwa bixiya adeegyada bulshada miisaaniyadahooda la xoojiyo, sida wasaaradaha […]

Continue reading …
Daraasad-Tahriibka Dhallinyarada Soomaaliyeed

Mahcadka daraasaadka siyaasadda ee Heritage oo xaruntiisu tahay Muqdisho ayaa daraasad dhinacyo badan taabanaysa kasoo saaray tahriibka oo dhallinyarada Soomaaliyeed ku haya dhibaato ba’an. Daraasadda Machadka ayaa lagu sheegay inay sabab u tahay tahriibka colaadaha, shaqo la’aanta iyo arrimo kale, waxaana uu machadku sheegay in colaaddii soo billaabatay sannadkii 1991-kiia ay dad badan oo Somali […]

Continue reading …