Home » Archives by category » Entertainments
Daawo: Hablaha Soomaaliyeed oo Meel Adag Iska Taagay Guurka Xaasaska Badan,,, Maaso

Daawo: Hablaha Soomaaliyeed oo Meel Adag Iska Taagay Guurka Xaasaska Badan,,, Maaso

  Daawo: Hablaha Soomaaliyeed oo Meel Adag Iska Taagay Guurka Xaasaska Badan, Maaso      

Maxaad la socota Taariikhda Mucjisadii Fanka Somalida Cumar Cabdulle (Cumar Shooli)

Comments Off on Maxaad la socota Taariikhda Mucjisadii Fanka Somalida Cumar Cabdulle (Cumar Shooli)
Maxaad la socota Taariikhda Mucjisadii   Fanka Somalida  Cumar Cabdulle (Cumar Shooli)

  Cumar Shooli Waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday alle ha u naxariistee fanankii waynaa ee Cumar Cabdulle (Cumar Shoolli).   Cumar Shooli ayaa muddooyiinkii ugu dambeeyay ku xanuunsanaa magaalada Muqdisho waxaa uuna u geeriyooday sida dadka ku dhaw-dhaw ay shegeen cudurka Macaanka ama Sokorta.   Fanankii waynaa ee Cumar Cabdulle (Cumar Shooli) ayaa sida […]

Continue reading …

Daawo: ABWAAN AADAN TARABI OO SHEEGAY INUU HEESTA KA HORTAGGA CORONAVIRUS SAMEEYAY 1995

Comments Off on Daawo: ABWAAN AADAN TARABI OO SHEEGAY INUU HEESTA KA HORTAGGA CORONAVIRUS SAMEEYAY 1995
Daawo: ABWAAN AADAN TARABI OO SHEEGAY INUU HEESTA KA HORTAGGA CORONAVIRUS SAMEEYAY 1995

Daawo: ABWAAN AADAN TARIBI OO SHEEGAY INUU HEESTA KA HORTAGGA CORONAVIRUS SAMEEYAY 1995      

Continue reading …

Ciyaar Yahanka Cristiano Ronald oo Bishii Xaaskiisa Biil Ahaan U siiya 100 $ kun oo Dollar

Comments Off on Ciyaar Yahanka Cristiano Ronald oo Bishii Xaaskiisa Biil Ahaan U siiya 100 $ kun oo Dollar
Ciyaar Yahanka Cristiano Ronald oo Bishii Xaaskiisa Biil Ahaan U siiya 100 $  kun oo Dollar

Wargeyska Corriere dello Sport ee wax ka qora Ciyaaraha qaaradda Yurub ee kasoo baxa magaalada Rome ee dalka Talyaniga ayaa kusoo Daabacay  in ciyaaryahanka u dhashay dalka Burtiqiiska ee u Ciyaara kooxda Juventus, Cristiano Ronaldo uu lacag dhan 100 kun oo Doolar  Siiyo Bil walba Gabadha uu Qabo ee   lagu Magacaabo   Georgina Rodriguez.  si ay […]

Continue reading …

Xisbiga Kulmiye ma U baahan yahay Hogaaminta Siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi? Qalinkii Suxufi Sinyore

Comments Off on Xisbiga Kulmiye ma U baahan yahay Hogaaminta Siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi? Qalinkii Suxufi Sinyore
Xisbiga Kulmiye ma U baahan yahay Hogaaminta Siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi? Qalinkii Suxufi Sinyore

Qalinkii Suxufi Sinyoore   Waxaa beryahan doodeedu taagan tahay Musharaxnimada Hogaaminta  Xisbiga Kulmiye ee Madaxweyne Muuse ka-dib, iyadoo ay rag badan oo ka mida xisbigu u hanqal-taagayaan isla markaasina hunguraynayaan inay  Hogaanka u qabtaan majaraha Gudoonka sare ee xisbul-Xaakimka.   Hadaba su’aasha is-weydiinta leh ayaa ah: kumaa ku haboon Hogaaminta  Xisbiga Kulmiye Madaxweyne Muuse ka-dib.Wasiirkii […]

Continue reading …

Meherkii Ugu Shidnaa Somalida 2020 : Meherkii Maxamed Siciid Gaaxnuug & Saynab Cabdilaahi Cismaan.

Comments Off on Meherkii Ugu Shidnaa Somalida 2020 : Meherkii Maxamed Siciid Gaaxnuug & Saynab Cabdilaahi Cismaan.
Meherkii Ugu Shidnaa Somalida 2020 : Meherkii Maxamed Siciid Gaaxnuug & Saynab Cabdilaahi Cismaan.

Meherkii Ugu Shidnaa Somalida 2020 oo ka dhacay Magaalada  Burco : Meherkii Maxamed Siciid Gaaxnuug & Saynab Cabdilaahi Cismaan.  

Continue reading …

Daawo: Fanaanadii Ubax Daahir (Ubax Fahmo) oo Noqotay Wariye Cajiib ah

Comments Off on Daawo: Fanaanadii Ubax Daahir (Ubax Fahmo) oo Noqotay Wariye Cajiib ah
Daawo: Fanaanadii Ubax Daahir (Ubax Fahmo)  oo Noqotay Wariye Cajiib ah

Daawo: Fanaanadii Ubax Daahir (Ubax Fahmo) oo Noqotay Wariye Caaj ah. Isla markaana Qaada Waraysiyada Fanka ee Ugu Xiisaha Badan. HADABA WARAYSIYADAAS KII UGU HORREEYAY HALKAN HOOSE KA DAAWO:      

Continue reading …

Daawo: Falanqaynta Ciyaarah , Liverpool Ma Iibin Doontaa Laacibkeeda Maxamed Saalix

Comments Off on Daawo: Falanqaynta Ciyaarah , Liverpool Ma Iibin Doontaa Laacibkeeda Maxamed Saalix
Daawo: Falanqaynta Ciyaarah , Liverpool Ma Iibin Doontaa Laacibkeeda Maxamed Saalix

Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa lagula taliyey inay iska iibiso xiddigeeda Mohamed Salah marka uu furmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyga ee bisha June, isla markaana ay raadsato beddelkiisa oo laba ciyaartoy midkood noqon doona.     Salah oo ay da’diisu tahay 27 sannadood ayaa ah ciyaartoyga xili ciyaareedkan ugu goolasha badan Liverpool, waxaanu soo dhaliyey […]

Continue reading …

Daawo: Gabayga Mahiigaan ee uu Curiyay Abwaan Daahir Gorgor

Comments Off on Daawo: Gabayga Mahiigaan ee uu Curiyay Abwaan Daahir Gorgor
Daawo: Gabayga Mahiigaan ee uu Curiyay Abwaan Daahir Gorgor

Daawo: Gabayga Mahiigaan ee uu Curiyay Abwaan Daahir Gorgor  

Continue reading …

Daawo: Dalka Baxrayn oo Markii ugu Horraysa ku Guulaysatay Koobka Gacanka

Comments Off on Daawo: Dalka Baxrayn oo Markii ugu Horraysa ku Guulaysatay Koobka Gacanka
Daawo: Dalka Baxrayn oo Markii ugu Horraysa ku Guulaysatay Koobka Gacanka

Daawo: Dawlada Bahrain ayaa U Dabaal degaysa Guusha ay kala Carawday Caasimada Qatar EE Dooxa ka dib markii ay Dalka Sucuudiga ku Garaacday i_0 Koobkan oo Loo yaqaano Gcc ahna mid Loo yaqaano koobka Gacanka ayay Bahrayn ku Guulaysatay markii Ugu Horraysay .    

Continue reading …
Page 1 of 12123Next ›Last »