Home » Archives by category » Community (Page 68)
Caaqil Rashiid Jaambiir Oo Ku Baaqay In Sharciga Naciima La Mariyay Lagu Qaado Boqor Buurmadoow –

Caaqil Rashiid Caaqiil Maxamed Jaambiir, oo ka mid ah cuqaasha soo jireenka ah ee reer Hargeysa, ayaa xukuumadda Somaliland ugu baaqay in talaabo sharciga waafaqsan oo la mid ah xukunkii Naciima Abwaan Qorane la mariyo Boqor Buurmadoow oo deegaankada Puntland kaga qayb galay xaflad lagu caleemo saarayay madax dhaqameed reer Puntland. Caaqilka, oo shalay u […]

Continue reading …
Shirkada Dhismaha Ee Boos Construction Company Oo Adeeg Cusub U Soo Bandhigtay Macaamiisheeda

Hargeysa(OWN)-Shirkada Dhismaha Ee Boos Construction ayaa soo kordhisay guryihii ugu horeeyey ee naqshadooda wadanka laga hir geliyo waana Guryo si Xeeldheer loo Dhisay Qiimahooduna Aad u jaban yahay. Marka Ay Deyrka Leeyihiin Qiimahoodu Waa $18400 … Marka ay Bilaa Dayrka Yihiin Qiimahoodu Waa a $15000 Kaliya dadwaynaw Hamoogaan Naqshadahaa Casriga ah ee la magac baxay […]

Continue reading …
Daawo Muran Xoogan Oo Ka Taagan Kursi Ka Banaanaday Golaha Wakiilada Somaliland

Hargeysa(OWN)-Muran Xoogan Oo Ka Taagan Kursi Ka Banaanaday Golaha Wakiilada Somaliland,Muranka ayaa waxa uu ka dhextaagan yahay Siyaasi Xuseen Axmed Caydiid oo ka tirsan saraakiisha ugu cadcad Xisbiga Waddani iyo Wasiirkuxigeenka Wasaarada Warfaafinta Somaliland Md.Maxamed Muuse Abees, Halkan hoose kaga bogo warkaas oo dhan  

Continue reading …
Daawo Xafladda Soo Dhaweynta Madaxweynaha UNITED STATE OF SOMALILAND Ee UK

Daawo Xafladda Soo Dhaweynta Madaxweynaha UNITED STATE OF SOMALILAND Ee UK        

Continue reading …
Naciima Qorane Aabaheed iyo Garyaqaan Dhaliilay Xukunkii Maxkamada Gobolka Maroodijeex

Naciima Qorane Aabaheed iyo Garyaqaan Dhaliilay Xukunkii Maxkamada Gobolka Maroodijeex    

Continue reading …
They Are Spreading Disease, Not Education

Mr. Winston Churchill said a good speech should be like a woman’s skirt: long enough to cover the subject and short enough to create interest.   When you courting a beautiful girl an hour seems like a second.   But when you sit with an ugly face a second seems like an hour.   That is relativity.   There […]

Continue reading …
QAYBTII Q2aad: Somaliland Investment Company. 15 April 2018  08:52  120 KB

Dhamaan waad salaamantihiin Akhristayaasha sharafta Badan. —————————————————- Waxaynu ka soo hadalnay 12 bisha mowduuc ku saabsanaa Somaliland Investment Company , waxaynu faahfaahinay sida loo abuuro shirkad gacansi dowli ha ahaato ama gaar haloo lahaado , ka dib waxaynu eegnay Somaliland investment company , waxaynu hoosta ka xariiqnay meelaha madmadowgu ku jiro , iyo sida aan […]

Continue reading …
Daawo Garsooraha Xukumay Xukunka Niciima Qorane Oo Akhrinaya Mudada Xukunka

 Garsooraha Xukumay Xukunka Niciima Qorane Oo Akhrinaya Mudada Xukunka , halkan hoose ka daawo        

Continue reading …
Maroodi U Ooyay Haweenay Xanaanayn Jirtay Oo Ku Geeriyootay Dalka Kenya

Haweeney lagu magacaabi jiray Daphne Sheldrick oo xanaanayn jirtay maroodiyaasha dalka Kenya ayaa u geeryootay cudurka kansarka ayadoo da’ahaan jirtay 83 sano. Waxay caawisay in kabadan 230 maroodi si ay noloshooda u badbaadiso, qaar badan oo maroodiyaashan kamid ah ayaa waalidkii dhalay ku waayey abaar iyo dad ugaarsato ah oo laayey, waxay samaysay hab ay […]

Continue reading …
Guddida Fulinta Xisbiga WADDANI Oo Xilkii Iyo Xubinimadii Ka Qaaday Xoghaye Uurcade

Halkan Ka Daawo Guddida Fulinta Xisbiga WADDANI Oo Xilkii Iyo Xubinimadii Ka Qaaday Xoghaye Uurcade Iyo Qaabka Ay .Dhacday Xilka Qaadistaasi, halkan hoose ka daawo          

Continue reading …