Home » Archives by category » Community (Page 63)
“SNM Qorshaheeda Kumay jirin in la goosto laakiin …..”Xoghayihii Shirkii Lagaga Dhawaqaay  Gooni Isku taaga  Somaliland Xaaji Aadan Baradho Oo Taariikh Muhiima Daaha Ka Qaaday

Hargeysa(OWN)-“SNM Qorshaheeda Kumay jirin in la goosto laakiin…..”Xoghayihii Shirkii Lagaga Dhawaqaay  Gooni Isku taaga  Somaliland Xaaji Aadan Baradho Oo Taariikh Muhiima Daaha Ka Qaaday’

Continue reading …
Gudida Midaynta Qurbajooga Somaliland & Horumarka iyo isku xidhnaanta & ictiraaf Raadinta oo Lagaga Dhawaaqay Dalka Norwey & Gudoomiyaha Siciid Cumar Hadraawi & Gudida oo Ka Hadlay

Gudida Midaynta Qurbajooga Somaliland & Horumarka iyo isku xidhnaanta & ictiraaf Raadinta oo Lagaga Dhawaaqay Dalka Norwey & Gudoomiyaha Siciid Cumar Hadraawi & Gudida oo Ka Hadlay,

Continue reading …
Safiirka Somaliland ee Dalka  Norway oo Xaflad Afur ah oo lagu xusayo 18 MAY ku qabtay magaalada Oslo

Safiirka Somaliland ee Dalka  Norway oo Xaflad Afur ah oo lagu xusayo 18 MAY ku qabtay magaalada Oslo

Continue reading …
Alfanaan  Cabdirisaq Saleebaan Gaas Iyo  Heesta Cusub 18 MAY 2018 SOMALILAND

Alfanaan Cabdirisaq Saleebaan Gaas Iyo Heesta Cusub 18 MAY 2018 SOMALILAND, halkan hoose ka daawo muuqaalkaas oo dhan.  

Continue reading …
Wasiirka Gaashaandhigga SL oo Ciidammada Puntland Iska Hortaageen Magaalada Badhan

Ceerigaabo(OWN) Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Ciise Axmed Xawar oo subaxnimadii maanta (Axad) Magaalada Ceerigaabo uga ambabaxay dhinaca magaalada Badhan ee Sanaag-bari ayaa sida ay xaqiijiyeen goobjoogayaal degaankaas kusugani waxa magaalada Hadaaftimo oo qiyaastii 30-km jahada galbeed kaxigta magaalada Badhan waxa wasiirka ku horjoogsadey ciidammada Puntland ee fadhigoodu yahay magaalada Badhan.   Waxana ciidammadaasi wasiirkan iyo mas’uuliyiin […]

Continue reading …
Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro oo Si Rasmi Ah Loogu Soo Casuumay Shirka Dalka Belgium Ee Lagaga Hadlayo Arimaha Somaliland & Isagoo Khudbad Taariikhi Ah Ka Jeedin Doona Machadka darasaadka iyo Cilmi baadhista caalamiga Ee Denmark

Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro oo Si Rasmi Ah Loogu Soo Casuumay Shirka Dalka Belgium Ee Lagaga Hadlayo Arimaha Somaliland & Isagoo Khudbad Taariikhi Ah Ka Jeedin Doona Machadka darasaadka iyo Cilmi baadhista caalamiga Ee Denmark   Godumiyaha xisbiga waddani DR ABDIRAHMAN Mohmaed ABDULAAHI Ciro. & Wefti uu hogaaminayo ayaa wiigan socdaal dheer ku Mari doona waddamo kamidda qaradda […]

Continue reading …
Suldaan Muuse Cunaaye oo lagu xidhay magaalada burco

Wararka ayaa sheegayaa in ciidamada Somaliland ay xabsiga dhigeen Suldaan Maxamed Muuse Cune oo ka Mid ah Saladiinta Gobolka Togdheer. Ciidamada Booliska ayaa qabtay Nabadoonka xilli uu kasoo baxay  Masajid uu ku Tukunaayay Salaadii Makhrib  sidda ay xaqiijiyeen goobjoogayaal. , halkan hoose ka daawo

Continue reading …
Bahda Oodweyne News Oo Tacsi Tiiraanyo Badan Leh U diraya Qoyska Marxuum Ibraahim Ismaaciil Axmed Oo Ku Geeriyooday Hargeysa

Madaxda iyo howlwadeenada Shakadda Caalamiga ah ee Oodweynenews gaar ahaan Abdirashid Jama Kahin ayaa tacsi tiiraanyo leh hawada u marinayaa Marxuum Ibraahim ismaaciil axmed oo   ku geeriyooday Magaalada Hargeysa.   Waxaan leenahay dhamaan Ehelada, qaraabada iyo asxaabta oo ugu horeeyo Reer Ismaaciil Axmed , samir iyo iimaan allah ka siiyo Marxuumkana Janadii Firdowsa Allah ka waraabiyo …….Aamiiin   […]

Continue reading …
“Markii aanu ka baaraan-degnay, waxaanu aragnay inaanay jirin meel tan (Somaliland) noo dhaanta” – Cali Khaliif oo ka hadlay Wada-hadalladii u socday Xukuumadda Somaliland

Hargeysa (OWN)- Madaxweynaha Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh, ayaa ka hadlay halka ay marayaan wada-hadallo isaga iyo kooxdiisa muddo laba sanno ah u socday xukuumadda Somaliland, waxaanu sheegay in wada-hadalladaasi gebo-gabo ku dhown yihiin. Prof Cali Khaliif Galeydh oo hadal ka jeediyey munaasibad caawa lagu xusay munaasibadda 18 May oo lagu qabtay xarunta madaxtooyada ee […]

Continue reading …
DAAWO Daahir Rayaale oo markii u horeysay Si adag uga hadlay Xiisadda Colaadeed ee Ceel-Afweyn iyo Arrimo Kale

Hargeysa (OWN)- Madaxweynihii hore ee Somaliland Md Daahir Rayaale Kaahin, ayaa si adag uga hadlay xiisadda colaadeed ee beelaha walaalaha ah ku dhexmartay deegaanka Ceel-Afweyn ee gobolka Sanaag, waxaanu ugu baaqay inay ka wada-shaqeeyaan midnimada dadka iyo dalka. Md Daahir Rayaale Kaahin oo caawa hadal ka jeediyey munaasibadda xuska 18 May oo caawa lagu qabtay xarunta […]

Continue reading …