Home » Archives by category » Community (Page 3)

Akhri: Madaxweyne Biixi Oo Sifo Sharciga Baalmarsan Abaal-Gud Ku Siiyay Shirkaddii Sibidhka Berbera Ganacsade Maxamed Aw-siciid

Comments Off on Akhri: Madaxweyne Biixi Oo Sifo Sharciga Baalmarsan Abaal-Gud Ku Siiyay Shirkaddii Sibidhka Berbera Ganacsade Maxamed Aw-siciid
Akhri: Madaxweyne Biixi Oo Sifo Sharciga Baalmarsan Abaal-Gud Ku Siiyay Shirkaddii Sibidhka Berbera Ganacsade Maxamed Aw-siciid

Dokumenti cadayn ah oo warbaahintu heshay ayaa lagu ogaaday in shirkadii Sibidhka Berbera ay Xukuumadda Muuse Biixi si rasmi ah u siisay Shirkadda uu leeyahay ganacsade aad ugu soo ololeeyay Madaxweyne Biixi wakhtigii doorashada Madaxtooyadda Maxamed Awsiciid Geedi iyo shirkad dalka Cumaan laga laga leeyahay oo layidhaa RAYSUT CEMENT. Sida Dumentigan ku cad, waxa uu […]

Continue reading …

DAAWO: FILASOOFKA  SOOMAALIYEED EE CABDIRAXMAAN BASHIIR OO KA HADLAY SIRTA AWOODAHA DABACSAN EE WADAMADA  BARIGA DHEXE & UJEEDADA DP WORLD!!

Comments Off on DAAWO: FILASOOFKA  SOOMAALIYEED EE CABDIRAXMAAN BASHIIR OO KA HADLAY SIRTA AWOODAHA DABACSAN EE WADAMADA  BARIGA DHEXE & UJEEDADA DP WORLD!!
DAAWO: FILASOOFKA  SOOMAALIYEED EE CABDIRAXMAAN BASHIIR OO KA HADLAY SIRTA AWOODAHA DABACSAN EE WADAMADA  BARIGA DHEXE & UJEEDADA DP WORLD!!

DAAWO: FILASOOFKA  SOOMAALIYEED EE CABDIRAXMAAN BASHIIR OO KA HADLAY SIRTA AWOODAHA DABACSAN EE WADAMADA  BARIGA DHEXE & UJEEDADA DP-WORLD!!    

Continue reading …

Daawo Kuxigeenka Xoghayaha Guud Ee Waddani Oo Kahadlay Xaaladaha Gobolka Sanaag Iyo Safarka Madaxweyne M Biixi

Comments Off on Daawo Kuxigeenka Xoghayaha Guud Ee Waddani Oo Kahadlay Xaaladaha Gobolka Sanaag Iyo Safarka Madaxweyne M Biixi
Daawo Kuxigeenka Xoghayaha Guud Ee Waddani Oo Kahadlay Xaaladaha Gobolka Sanaag Iyo Safarka Madaxweyne M Biixi

Daawo Kuxigeenka Xoghayaha Guud Ee Waddani Oo Kahadlay Xaaladaha Gobolka Sanaag Iyo Safarka Madaxweyne M Biixi Dalka debeddiisa ugu baxay

Continue reading …

Haay’adaha Xuquuqda Aadamaha Caalamiga ah oo Walaac Xooggan Ka Muujiyay Ku-Tumashadda Sharciga ee Masuuliyiinta Somaliland

Comments Off on Haay’adaha Xuquuqda Aadamaha Caalamiga ah oo Walaac Xooggan Ka Muujiyay Ku-Tumashadda Sharciga ee Masuuliyiinta Somaliland
Haay’adaha Xuquuqda Aadamaha Caalamiga ah oo Walaac Xooggan Ka Muujiyay Ku-Tumashadda Sharciga ee Masuuliyiinta Somaliland

Hargaysa:(OWN)-Haay’adda xuquuqda aadamaha ee Amnesty International,ayaa war-bixinta ay soo saartay waxay ku sheegtay in saddexdii Bilood ee u danbeeyay Somaliland gudaheeda si weyn loo beegsaday Haay’adaha War-baahinta,Saxafiyiinta iyo Siyaasiyiinta Dawladda dhaleeceeya,taas oo muujisay dul-qaad la’aanta Xukuumadda taladda haysa ee ku aaddan inay xamisho aragtiyaha dadka kasoo horjeeda… Joan Nyanki,agaasimaha Haay’adda ee Bariga Afrika,Geeska iyo Harooyinka […]

Continue reading …

Somaliland: Isbarbar-dhig 28-sanno ee ay Jamhuuriyada Soomaalida ka mid ahayd (1960-1988) iyo 28-sanno ee ay goonida isu taagtay (1991-2019)!

Comments Off on Somaliland: Isbarbar-dhig 28-sanno ee ay Jamhuuriyada Soomaalida ka mid ahayd (1960-1988) iyo 28-sanno ee ay goonida isu taagtay (1991-2019)!
Somaliland: Isbarbar-dhig 28-sanno ee ay Jamhuuriyada Soomaalida ka mid ahayd (1960-1988) iyo 28-sanno ee ay goonida isu taagtay (1991-2019)!

Waxaan doonayaa inaan is barbar dhigo wixii u qabsoomay Somaliland markii ay ka tirsanayd Jamhuuriyadii Somalida (Somali Republic) iyo markii ay goonida isu taagtay (Somaliland Republic), maadaama aynu joogno 1 Luulyo oo ah markii ay isku biireen Somaliland iyo Soomaaliya oo gobonimada ka qaatay gumaystayaashii Ingiriiska iyo Talyaaniga, siday u kala horeeyaan. Waxaan soo qaadanayaa […]

Continue reading …

DAAWO: ISUDUWAHA WASAARADDA DEEGAANKA DAADMADHEEDH OO JOOJIYAY DEEGAANO CUSUB OO LAGA YAGLEELAYAY DAADMADHEEDH

Comments Off on DAAWO: ISUDUWAHA WASAARADDA DEEGAANKA DAADMADHEEDH OO JOOJIYAY DEEGAANO CUSUB OO LAGA YAGLEELAYAY DAADMADHEEDH
DAAWO: ISUDUWAHA WASAARADDA DEEGAANKA DAADMADHEEDH OO JOOJIYAY DEEGAANO CUSUB OO LAGA YAGLEELAYAY DAADMADHEEDH

OOWEYNE(OWN) DAAWO: ISUDUWAHA WASAARADDA DEEGAANKA DAADMADHEEDH OO JOOJIYAY DEEGAANO CUSUB OO LAGA YAGLEELAYAY GOBOL DAADMADHEEDH  

Continue reading …

Daawo: Xaflada 26 JUN Stockholm Sweden & Wacdaraha Hablaha Reer Somaliland

Comments Off on Daawo: Xaflada 26 JUN Stockholm Sweden & Wacdaraha Hablaha Reer Somaliland
Daawo: Xaflada 26 JUN Stockholm Sweden & Wacdaraha Hablaha Reer Somaliland

Daawo: Xaflada 26 JUN Stockholm Sweden & Wacdaraha Hablaha Reer Somaliland

Continue reading …

Xubno Kamida Golaha Wasiirada Somaliland Oo Kormeer Qiimeyn Ah Ku Tagay Warshada Bacaha Ee Shiraaqle Plastic Factory Ee Magaalada Hargeysa

Comments Off on Xubno Kamida Golaha Wasiirada Somaliland Oo Kormeer Qiimeyn Ah Ku Tagay Warshada Bacaha Ee Shiraaqle Plastic Factory Ee Magaalada Hargeysa
Xubno Kamida Golaha Wasiirada Somaliland Oo Kormeer Qiimeyn Ah Ku Tagay Warshada Bacaha Ee Shiraaqle Plastic Factory Ee Magaalada Hargeysa

[07:57, 6/30/2019] Miyir: Hargeysa (OWN)-Xubno Katirsan Xukuumada JSL ayaa maanta kormeer qiimeyn ah ku tagay Warshada Bacaha ee Shiraaqle Plastic Factory. Xubnahan oo kala ahaa, Wasiirka Maaliyada JSL Dr. Sacad Cali Shirre , Wasiirka Ganacsiga JSL Md. Maxamuud Sacad Saajin,Wasiirka Deeganka JSL Marwo Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare,Wasiir-Kuxigeenka Wasaarada Horumarinta Maaliyada Md.C/qaadir Maxamuud Dhagaweyne,Maayar-kuxigeenka Caasimada Hargeysa […]

Continue reading …

Xukuumadu Iyadaa Dooneysa Kalaqeybsanaanta Bulshada, Wareysi Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ee Magaalada Stockholm Sweden Mr Maxamud Aadan Gowlalaale

Comments Off on Xukuumadu Iyadaa Dooneysa Kalaqeybsanaanta Bulshada, Wareysi Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ee Magaalada Stockholm Sweden Mr Maxamud Aadan Gowlalaale
Xukuumadu Iyadaa Dooneysa Kalaqeybsanaanta Bulshada, Wareysi Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ee Magaalada  Stockholm Sweden Mr Maxamud Aadan Gowlalaale

Xukuumadu Iyadaa Dooneysa Kalaqeybsanaanta Bulshada, Wareysi Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ee Magaalada  Stockholm Sweden Mr Maxamud Aadan Gowlalaale,

Continue reading …

DAAWO Al-fanaan Haldoor Maxamed Siciid BK oo Hees Qalbiga Umadda Kicisay ka Qaaday Munaasibad laysku Arkay

Comments Off on DAAWO Al-fanaan Haldoor Maxamed Siciid BK oo Hees Qalbiga Umadda Kicisay ka Qaaday Munaasibad laysku Arkay
DAAWO Al-fanaan Haldoor Maxamed Siciid BK oo Hees Qalbiga Umadda Kicisay ka Qaaday Munaasibad laysku Arkay

DAAWO Al-Fanaan Haldoor Maxamed Siciid BK oo Hees Qalbiga Umadda Kicisay oo Waddaniyadda si weyn uga hadlay ka Qaaday Munaasibad ballaadhan oo lagu xusay Doorkii siyaasadeed ee Allah haw-naxariistee Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal iyo kaalintii uu ku lahaa Xoriyaddii Somaliland ka qaadatay Maxmiyaddii Ingiriiska 26 June 1960-kii.  

Continue reading …