Hargeysa (OWN)- Shirkadda DP World ayaa dacwad ku soo oogtay shirkad ay leedahay Dowladda Shiinaha oo badhtamaha sannadkii hore la wareegtay gacan-ku haynta Dekedda Doraleh ee dalka Jabuuti. Shirkadda DP World ayaa dacwadda ka furatay Maxkamad ku taalla magaalada Hong Kong ee dalka Shiinaha, waxaanay shirkadda ku eedaysay inay sifo sharci-darro ah ula wareegtay gacan […]
Continue reading …Maayarka Caasimadda Hargeysa oo Booqasho ku Tagay Safaaradda S/land ee Dalka Sweden Kana Waramay Madaxdii uu Kula Kulmay Safarkiisii Qaarada Yurub,
Continue reading …Daawo Duqa Magaalada Hargeysa Cabdiraxmaan Soltelco oo Kusoo Guuleystay Iskuul Aan Noociisu Hore Ugu oolin Dalka oo Wadanka Sweden uu Ka Caawinayo Lagana Hirgelinayo Magaalada Hargeysa,
Continue reading …Hargeysa(OWN)-Daawo Barnaamij kooban oo ka waramaya Taariikh Nololeedka Xaaji Aadan Axmed Diiriye (Aadan Baradho) iyo doorkii uu kasoo qaatay nabadayntii iyo dib u dhiskii Qaranimada Somaliland. Xaaji Aadan Axmed Diiriye (Aadan Baradho) oo kamida Haldoorka lama huraanka ah ee Qaranka Somaliland ayaa sidoo kale ahaa Xoghayihii shirkii lagaga dhawaaqaayey Somaliland isagoo isla markaasina ahaa masuulkii […]
Continue reading …Warbixin uu soo saaray urur caalimiya oo fadhigisi yahay cariga ingiriska ayaa soo saaray warbixin cajiiba oo somaliland uu ka sheegay Halka Daawo Warbixintan
Continue reading …DAAWO Haayada Wanaag-farista iyo Ciidanka Police-ka Burco oo Joojiyey Munaasibad Lagu Soo Ban-dhigi Lahaa Buuga Hadyad Jacayl
Continue reading …Shirarkii Xisiga KULMIYE qabsaday tan iyo aasaaskii xisbiga waxa ka dhashay khilaafaad-yo kala duwan, kuwaas oo sababay inay mujaahidiin iyo siyaasiyin miisan ku lahaa saaxadda siyaasadda Somaliland ay ka baxaan Xisbigaas, isla markaana kamid ahaa aasaasayaashii xisbiga, iyada oo shanti shire ee Golaha dhexe ee uu KULMIYE qabsaday ay ka dhasheen muran iyo is qab-qabsi […]
Continue reading …Madaxwaynaha somaliland muuse biixi ayaa La Daba dhigay madaxwaynaha dawladda federaalka soomaaliya mudane maxamed cabdilaahi farmaajo isaga oo maalin walba khudbadihiisa kusoo qaata madaxwayne farmaajo. balse Madaxwaynaha soomaaliya maxamed cabdilaahi farmaajo ayaan dhegba u dhigin eedaha uu jeedinayo muuse biixi ee dhaleecaynta ah. Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka
Continue reading …Wasiirka horumarinta Maaliyadda ee Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa soo bandhigay faahfaahino hor leh oo ku saabsan heshiiska Saddex Geesoodka ahaa ee u dhexeeyay Imaaraadka, Itoobiya iyo Somaliland ee dekedda Berbera iyo kan u dhexeeyay Somaliland iyo Imaaraadka ee Saldhigga Militari ee Berbera. Wasiir Sacad Cali Shire ayaa si cad u sheegay in […]
Continue reading …