Home » Archives by category » Community
Maxaad Kala Socotaa Xigmadda Buugga WAAYEEL IYO WAANO?

Maxaad Kala Socotaa Xigmadda Buugga WAAYEEL IYO WAANO?

Qisooyinka buugga ku jira ee aayo-xumada colaadda ku saabsan waxa ka mid ah: Hal Aan Maalo Ma Waayin! Geela marka la qaadayo ragga lehi aad bay u difaacaan. Mararka qaarkood waxa dhacda in raggii soo duulay guuldarro la kulmaan oo dhimasho iyo dhaawacba loo geysto xoolo ay helaan daaye. Beri baa nin reer Cabdille (Ogaadeen) […]

BARNAAMIJKA MIIDDA MAAHMAAHDA Ee Maanta Iyo Keyse-iftiin

Comments Off on BARNAAMIJKA MIIDDA MAAHMAAHDA Ee Maanta Iyo Keyse-iftiin
BARNAAMIJKA MIIDDA MAAHMAAHDA Ee Maanta Iyo   Keyse-iftiin

Barnaamijkii hore dadkii ka soo qaybqaatay ee aragtidooda soo gudbiyay way mahadsan yihiin. Waxaan si gaar ah ugu mahadnaqaynaa akhristaha Ibraahim la yidhaa oo erayga “baali” labada micne ee uu leeyahay si wacan u soo qeexay.   BAALI = shay aan la isticmaalin lana tuurin weli oo duug ah. BAALI= qofka dumarka ah ee basarida […]

Continue reading …

Munaasabad lagu Xil-wareejinayey Gudidda Dib-U-Dhiska Iskuulka Maxamuud Axmed Cali Ee Hargeysa

Comments Off on Munaasabad lagu Xil-wareejinayey Gudidda Dib-U-Dhiska Iskuulka Maxamuud Axmed Cali Ee Hargeysa
Munaasabad lagu Xil-wareejinayey Gudidda Dib-U-Dhiska Iskuulka Maxamuud Axmed Cali Ee Hargeysa

Daawo  Waxaa lugu magaaladda London Galbeedkeeda lugu qabtay xaflad-xil-wareejin ah, oo Gudiggi hore lugu badalay mid cusub.    

Continue reading …

Maxad Kala Socotaa In Sunta Cayayaanka Beeraha Ay Dad Badan U Dhintaan ?

Comments Off on Maxad Kala Socotaa In Sunta Cayayaanka Beeraha Ay Dad Badan U Dhintaan ?
Maxad Kala Socotaa In Sunta Cayayaanka Beeraha Ay Dad Badan  U Dhintaan ?

Kumanaan kun oo qof ayaa sanad kasta u dhinta suntan Cayayaanka Beeraha oo aanan la fahamsanayn waxyeeladeed, warbixintaas xiisaha badan halkan hoose ka daalaco.

Continue reading …

Daawo Telefishinada dalka Sweden ayaa Markii Ugu horeysey Qaadaadhigay dalka Somaliland iyagoo soo daayey Barnaamij ay ka diyaariyeen mashruuc ah ilaalinta kheyraadka badda oo xukuumada Somaliland ay ka hirgelinayso baddaha Somaliland

Comments Off on Daawo Telefishinada dalka Sweden ayaa Markii Ugu horeysey Qaadaadhigay dalka Somaliland iyagoo soo daayey Barnaamij ay ka diyaariyeen mashruuc ah ilaalinta kheyraadka badda oo xukuumada Somaliland ay ka hirgelinayso baddaha Somaliland
Daawo Telefishinada dalka Sweden ayaa Markii Ugu horeysey Qaadaadhigay dalka Somaliland iyagoo soo daayey Barnaamij ay ka diyaariyeen mashruuc ah ilaalinta kheyraadka badda oo xukuumada Somaliland ay ka hirgelinayso baddaha Somaliland

Daawo Telefishinada dalka Sweden ayaa Markii Ugu horeysey Qaadaadhigay dalka Somaliland iyagoo soo daayey Barnaamij ay ka diyaariyeen mashruuc ah ilaalinta kheyraadka badda oo xukuumada Somaliland ay ka hirgelinayso baddaha Somaliland, TV yadan ayaa ku baaqay in la aqoonsado Somaliland,

Continue reading …

Barnaamijka Cusub Ee Maahmaahda: MIIDDA MAAHMAAHDA Iyo Qoraa Keyse-iftiin

Comments Off on Barnaamijka Cusub Ee Maahmaahda: MIIDDA MAAHMAAHDA Iyo Qoraa Keyse-iftiin
Barnaamijka  Cusub Ee Maahmaahda: MIIDDA MAAHMAAHDA Iyo Qoraa  Keyse-iftiin

Barnaamijkan toddobaad kasta haddii Rabbi idmo waxa aynu ku soo qaadan doonnaa 4 maahmaahood oo ka mid ah maahmaahda soomaalida. Akhiristaha sharafta leh waxa looga baahan yahay inuu isku dayo inuu sharxo maahmaah kasta ama inta uu ka fahmo 4ta maahmaahood. Tan waxaynu ku ogaan doonna heerka dadku ka marayo afka soomaaliga murtida afkooda.   […]

Continue reading …

Daawo Qudbadda Boqor Buurmadow Kajeediyey Shirka Nabadda Ceelafweyn Oo Dhammaystiran

Comments Off on Daawo Qudbadda Boqor Buurmadow Kajeediyey Shirka Nabadda Ceelafweyn Oo Dhammaystiran
Daawo Qudbadda Boqor Buurmadow Kajeediyey Shirka Nabadda Ceelafweyn Oo Dhammaystiran

Daawo Qudbadda Boqor Buurmadow Kajeediyey Shirka Xabbad-joojinta Nabadda Ceelafweyn Oo Dhammaystiran.  

Continue reading …

Abwaan Cabdilahi Xasan Ganey oo Lagu Soo Dhaweeyey Stockholm & Buug uu Qorey uu Kusoo Bandhigayo Sweden

Comments Off on Abwaan Cabdilahi Xasan Ganey oo Lagu Soo Dhaweeyey Stockholm & Buug uu Qorey uu Kusoo Bandhigayo Sweden
Abwaan Cabdilahi Xasan Ganey oo Lagu Soo Dhaweeyey Stockholm & Buug uu Qorey uu Kusoo Bandhigayo Sweden

Abwaan Cabdilahi Xasan Ganey oo Lagu Soo Dhaweeyey Stockholm & Buug uu Qorey uu Kusoo Bandhigayo Sweden,

Continue reading …

Daawo Roobab Qabow iyo Dabaylo Wata Oo Degaanno Xeebaha Iyo Buuraleyda Sanaag Kacurtay

Comments Off on Daawo Roobab Qabow iyo Dabaylo Wata Oo Degaanno Xeebaha Iyo Buuraleyda Sanaag Kacurtay
Daawo Roobab Qabow iyo Dabaylo Wata Oo Degaanno Xeebaha Iyo Buuraleyda Sanaag Kacurtay

Daawo Roobab Qabow iyo Dabaylo Wata Oo Degaanno Xeebaha Iyo Buuraleyda Sanaag Kacurtay

Continue reading …

Halkuu Marayaa Xaalka Hooyadii Caruurta Laga qaadey Xadhiga iyo Mastaafurkana Lagu Xukumey Denmark?

Comments Off on Halkuu Marayaa Xaalka Hooyadii Caruurta Laga qaadey Xadhiga iyo Mastaafurkana Lagu Xukumey Denmark?
Halkuu Marayaa Xaalka Hooyadii Caruurta Laga qaadey Xadhiga iyo Mastaafurkana Lagu Xukumey Denmark?

Wararkii ugu danbeeyey iyo Halkuu Marayaa Xaalka Hooyadii Caruurta Laga qaadey Xadhiga iyo Mastaafurkana Lagu Xukumey Denmark?   Halkan hoose ka daawo      

Continue reading …
Page 1 of 106123Next ›Last »