Home » Archives by category » Articles (Page 467)
Hormoodka Hobolada Hargeysa Oo Habeen Danbe Show Weyn Ku Qabanaaya Beerta Libaax Ee Hargeysa

Fanaaniinta Caanka ah ee Cabdi Fanax, Sahra Ileys, Alfanaan Ibraahim Talaabo,Khaalid Dhoobayare,iyo Nagiib Wadne Kaabe ayaa habeen danbe 11/5/2018 Beerta Libaaxa idiinku qaban doona Show weyn oo la isku arkay oo kulmin doona dhamaan Barbaarta Hargeysa,Hada Hamoogaan inaad kasoo qayb gashid Bandhig Faneedkan Balaadhan

Continue reading …
Somaliland: Prosecutions Threaten Free Expression

” MR. MOHAMED ALI BILE AND CORNELL MUSE BIHI ABDI THREATEN FREEDOM OF SPEECH  , MR. BILE AND MR . GURIBARWAAQO ARE CANADIAN CITIZENS WE URGE CANADIAN GOVERNMENT TO HOLD THEM ACCOUNTABLE . TODAY CORNELL MUSE BIHI ABDI REGIME STARTED CIVIL  WAR IN SANAAG REGION  AS THEY  DID BEFORE TUKARAQ REGION .. INTERNATIONAL COMMUNITY SHOULD SPEAK […]

Continue reading …
WADDADA CEERIGAABO WAA SAADDAAL RUMOOWDAY

Isku tashigga bulshaddu  Wuxuu bidhaamiyaa himillo iyo horumar taam ah, oo ay Ma’hadiyaan jiillal badan,  lkn Horumarka  bulsho Higsataa Wuxuu u baahanyahay Hoggaamiye adag  oo leh Hal-Abuur iyo Hamno  dheer oo uu  kaga  Midho dhaliya Himillada Shacabka. Markii U taladda, dalka Haaneeday  Madaxweynihii horumarka, Somaliland Ahmed (Siilaanyo) Waxaa lagu dhiiraday In la’dhiso Jidka isku Xidha […]

Continue reading …
Wasaaradu ma waax sharcibaa ?

Waxan daawada sheikh xasan cabdisalaan oo ah maamulka shirkada red sea petroleum oo lagu haysto inay dalka keentay shidaal wasakhaysan gadiid tira badanna wax yeelay , runtii markaan arkay hadalkiisa waxay I xasuusisay kiis ka ag dhow oo  ka dhacday wadanka sudan oo ahayd , in loo baahday siidhka la beero , maadama ay sudan tahay […]

Continue reading …
ISWAAFANJINTA DABBAAL DEGGA 18 MAY IYO BISHA RAMADAN

Nolosha adduunku waa nolol Dhabi oo si xaqiiqo ah u jirta, Ilaahay(SW)  iyo Rasuulkiisii Mohamed ahaa (saw) waxba inagamay qarin ee noloshu adduunku iyo ta aakhiroba way inoo caddeeyeen hadana waxaa cad inaynu dhuumaalaysi ciyaarayno. Wadanku waa wadan qudha oo la yidhaa SOMALIAND, bulshadu waa mid qudha oo isku Diina isku Afa isku qadiyad ah […]

Continue reading …
OGEYSIIS MUHIIM AH JAALLIYADDA DALKA HOLLAND

ISKU TASHI IYO ISKU TIIRSANAAN BUU QARAN KU TAABBA GALAA. Walaalayaal siddaad la wada socotaanba waxaa fooda nagu soo haysa xafladdii sanad guuraddii 27 ee kasoo Wareegtay kolkaan la soo noqonay qaranimadeenii muda dheer naga maqnayd. Xafladda 18 may waa maalin nooga duwan maalmaha kale. Waa maalin aan adduunwaynaha tusno qaranka Somaliland iyo shacabka reer […]

Continue reading …
Haddii Xukuumadd Cadaalad Darro Lagu Bilaabo Waxa Ay  Ku Dhameysataa Taageero La,aan iyo Tamar La,aan Muuse Baarlamaankii Ayuu Hanan Kari Waayey

Buuqii iyo beentii boqolka maalmood iyo dheeraadka la buunbuuninayey,waxey isugu soo biyo shubteen haan gun,la maadaama aynu nahey,Umadd Islaam ah waxeynu yiqiinsanahey,in Xaqdaradda uu mar walba Xaqqu ka sareeyo islamarkaana, Bani-aadamka lagu eegayo cid kasta oo Bulsho u qabata Talada ee markiiba la kibir kacda iyagoo,isku arka in ay danahooda gaarka ah uga faa,ideystaan awooda […]

Continue reading …
Xukuumadii Siilaanyo waxay ahayd, Xaraasha, Xaqul-qalin, Eex &                     & Jindagaagay, Tan Muusana, waa kala dira, qaranka Dumiya  ….

Shicibka Somaliland Odeygii Tikteytarka ahaa ee Xaraashe Siilaanyo, wuxuu Wadankii badey wuxuu kaga tegey ayaa badan, Intuu Siilaanyo Xaraashe Wad- ankii dhul, Bad & Ciro xaraashay, Xaqul-qalin siistey, ayuu Xaaraantii & Xaqii Umada isaga & reerkiisa, Aamina Weris, Moorgan & Samsam  Ina Xaashi ay ku cunayaan, Dubai, Guryo qasriya ah ka soo jeesteen, Talaw Miyaanay […]

Continue reading …
Warqad Furan oo ku Socota Madaxweynaha Somailand

Ujeedo: soo jeedin Magacaabid Guddi dib-u-eegta wixii inaga khaladamay. Waxaan og’nahay in muddo-dhaaf ku yimid geedi socodka demoqaradiyadda, sida dib u dhac joogto aha oo ku yimimaadda doorashooyinka sida, Doorashadda Madaxweynha iyo ku xigeenkiisa, Golaha Guurtidda, Golaha Wakiilada. Waxaa xukummada kasta oo soo marta lagu eedeyaa in ay lunsatay xool-dadweyne ama samaysay musqmaasuq iyo wax-is-dabo-marin. […]

Continue reading …
Somaliland National Service Champaign  should aim to Rehabilitate 5,000 Drought affected Nomads. The estimated USD 50m Scheme could be Financed through 1 to 5 years Govt Islamic SUKUK (Bonds) and Managed by our unemployed Graduates

First and foremost, I applaud the President of Somaliland His Excellency Musa Bihi Abdi for the launching of his Election Campaign “National Service Program”. I am a retired senior banker I had the opportunity to witness, first hand, the impact of government sponsored Socioeconomic programs in the Gulf Region over a period of more than […]

Continue reading …