Home » Archives by category » Articles (Page 361)
Why Politics of Fear is not Working in Somalia Now

A motion of impeachment against the president of Somalia was handed to the speaker of the parliament and accepted it. The points in the statement, language used and the tone carry a message of politics of fear. Treason, elusive agreement with foreign countries which undermine the sovereignty of the country and bypassing the constitution of […]

Continue reading …
Visit Somaliland And Savor The Experience

It is often mentioned in North America, the most affordable vacation is one or two weeks jaunt to Cuba. It crossed my mind as I planned my winter vacation. For the past 5 years I have traveled to East Africa once a year.      In an ideal world l would travel twice a year to […]

Continue reading …
xogta rasmiga ee caanaha samayska ah

Wasaarada caafimaadka jsl iyo wasaarada warfaafinta dalku waa in ay joojiyaan xayaysiiska caanaha waa in la dhiiri galiyaa naasnuujinta  hooyada iyo dhalaanka    zamzam milk and food industry Markaad suuqyada ganacsi ee chine india  aad tagto  su aasha ugu horaysa ee aad maqlaysaa waa Xalaal xaaram  health certificate  labada dal ee aduunka u tirada  badan […]

Continue reading …
maanso gobolada somaliland Hamse riiraash

Maansadu waa maanso gaaban oo ka hadlaysaa somaliland ,waxyaalaha ilaa eegga lagu ammaani karo dawladan waa iyadoo sugtay amaankii Bari iyo galbeedkeedaba waxayna ku bilaabmaysaa sidan : Gebiiley dhul weeyi Hargaysana dhab weeyi BurcAna dhan weeyi Boorama dhir weeyi Berberi dhuux weeyi Sanaagna dhagweeyi Soolna dhar weeyi Dhamaantood Hal weeyi Annaguna dhig weeyi Caanuhu dhay […]

Continue reading …
MD MADAXWEYNE DHIBATOYINKA AFEEYEY  W.WAXBARASHA SOMALILAND WAA 10 KAN ARIMOOD. W/Q CABDI CAWIYE

Waxaa xaqiiq oo sida dayaxa u cad in SOMALILAND waxbarshadeedii halkii ugu hoosaysay marayso iyadoo dugsiyadii dawladu ay qaarkood maryaan in ay iskoodba isku xidhaan markii cid ardey keensanaysa la waayey. Su’aashu waxay tahay maxaa loo tegi waayey oo waalidiintu caruurtooda u gayn waayeen? Jawaabtu waa waxay ka waayeen tacliin uu ilamhoodu barto waayo nidaamkii […]

Continue reading …
Aqoon darrada iyo Indha La’anta Maxkamadda Rafcaanka ee gobolka awdal.

Marka laga soo bilaabo aasaaskii Somaliland 1991kii heyadaha cadaaladu wey kasoo reynayeen marba  marka ka dambeysa ,Shacabka Soomalilandna  haba saluugsanaadaane  wey  weheshanayeen Bahda Garsoorka ee wadanka ka dhisan . Imminkana Guud ahaan Garsoorku Waa  macqbuul . Waxase nasiib darro ah in Maxkammadda Rafcaanka ee Gobolka Awdal uu ka taliyo Qaadi aan aqoon laheyn ,Taariikhda aqoontiisana […]

Continue reading …
Barnaamijka Wacyigelinta Duur-joogta Saraar “ Reer Caynaba Waxaanu Ku Bogaadinaynaa Carabtii Ugaadhsatada Ahayd Ee Ay Laayeen” Ururka SAPO.

https://youtu.be/kSZnY994pAc Barnaamijka Wacyigelinta Duur-joogta Somaliland iyo Sheegista Cadow-geeda 1-Aad ,D/ Caynaba iyo Oog. Description youtu.be

Continue reading …
Wasiirka Qorsheynta Somaliland Cawaale Ibraahin Shirwac, Masuul Dardar-gelin iyo Horu-socod ku sameeyey Wasaaradiisa…!!!

Iyadoo bulshada inteeda badani, aanay si toosa ula socon Waxqabadka Wasaarada qorsheynta qaranka, maadaama oo hawl-qabadka Wasaaradu yahay ili-ma-qabatayn, ayaa haddana Waxa jira Waxqabad iyo miisaan leh, oo ay fulisay Wasaarada qorsheynta Qaranka Somaliland sannaadkan sii galbanaya ku talaabsatay. Kaddib markii Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi usoo xulay Wasaarada Qorsheynta masuuliyiin aqoonyahano dhalinyaro ah. […]

Continue reading …
Dala’siga Garsoorka Somaliland: Ma Xaajo Ugub Ahbaa Mise Waa Curad? W/Q Siciid Gahayr

In badan ayaan hore u ogaa dhacdooyin lid ku ah garsoorka Somaliland oo ay ku kacaan ciidanka boolisku. Waxa se arrintaas hadalkeeda kor u qaaday falkii ka dhacay magaalada Caynaba ee Xarunta Gobolka Saraar. Garsoorku waxa ay sheegeen xeerdumin ay ku kaceen ciidanka boolisku, sidoo kale duqa magaalada ayaa si badheedh ah ugu xadgudbay awooddii […]

Continue reading …
WAY ADKAAN DOONTAA QARNIGAN SIDA QOF SOMALI AH OO ARAGTI AHAAN, AQOON AHAAN, SIYAASAD AHAAN IYO DHAQAN AHAAN XOR AH LAGU HELAA

Qalinkii: Muhamed Dhimbiil Waa lagama maarmaan iyo wax aas-aas u ah nolosha marka ay ummadi hor mar hiigsanayso in ay haysato xornimo fikir, Aragti iyo aqooneed oo ay ku gaadhaan hiigsigooda. Waxa aan aaminsanahay hadii intaa iyo in badan oo kale dedaal la galiyo in aynu ka xoreyno dadkeena oo ay noqdaan qaar si xor […]

Continue reading …