Home » Archives by category » Articles (Page 360)
Somaliland Ma Qabyaalad-diid mise Qabiil-u-dood.by Maxamed jeex yoonis

Qoraalkan akhri haddii aad tahay qof maskax furan, fikirkiisa xor u ah, awoodna aad u leedahay in waxa ay hadda kula tahay aad wax ka beddeli karto haddii lagu soo hor dhigo dood maanqaal ah oo xisaab kugu taabsiisa xaqiiqada kajirta dalka JSL. Waxaan rabaa in aan si deggan isula dhiraandhirinno buuqa ku furan nidaamka […]

Continue reading …
Madaxweyne ilaa shacab waxay jecel yihiin in sharciga lagu dhaqmo haddana ficil koodu waa qabyaalad..Q.2aad

Saaxiibaday macalinkii iyo ganacsadii ayaa salaan kadib markiiba hadal dood u eg hadana muran ah ayay bilaabeen.Isku mar ayay hadlayeen haddana way is-maqlayaan,cabaar ayaan dhegaystay.Waxay isku hays teen saami qaybsiga gobolada ee wakiilada iyo doorashada.Macalinku waxuu ku doodayay oo uu ku lahaa ganacsadaha,waar saamiga halkaa inoo dhigoo waxa ka horreeya doorashooyin kan mar walba dib […]

Continue reading …
Khayraadka dunida laga waayey se inagu aynu haysanno Qore :Mohamed basher Hassan(ayman)

Soomaaliya waxay dhacdaa bariga fog ee qaaradda afrika taasoo u muuqaal eeg qaabka ay u samaysanyahay geeska wiyishu kaasoo ku badan qaaradda afrika sidaa daraadeed waxaa loogu magac daray geeska afrika. waxay soomaaliya ku fidsantahay inta u dhaxeysa loolka 10 waqooyi dhigta 49 bari. wuxuu gaarayaa bedka Soomaaliya 637,657 kiiloomitir iskuwareeg ah waxaa ka mid […]

Continue reading …
Geeska afrika dawladaha somalidu illaa ay fadaraal guud dawlada ethoipia la noqdaan badhaadhe iyo barwaaqoba ka dheer 4 tan sababood dartood By: Dr.khadar-Libaaxley

Geeska  afrika  dawladaha  somalidu  illaa ay   fadaraal   guud  dawlada  ethoipia  la noqdaan  badhaadhe  iyo  barwaaqoba  ka  dheer  4 tan  sababood  dartood By: Dr.khadar-Libaaxley.   Murti  baa   aheyd :  waxaan   la   hureyn    horaa  loo   yeelaa !! 200  sanno   ee   u   dambeeyey   somalida    talladeeda  iyo  siyaasadeedu    guud   ahaan  hoos   ayey   u  socotay  oo  meel   sare   ayey  ka  […]

Continue reading …
Muuse Biixi Iyo Talada Dalka TII HORE AYAA DHAANTAY (Qaybtii 45aad) By Maxamed Xoosh

Maadaama Ay Yihiin Yahuudu Qawmiyad Soo Jireen Ah Oo Ay Ka Dhasheen Badanaa Nabiyadii Alle Soo Diray Sidaa Darteed Sooyaalka Taariikheed Ee Yahuuda Waa Mid Hodan Ah Oo Xikmado Badan Leh Sheeko Siyaasi Ah Oo Laga Soo Guuriyay Ayaa Sidan U Dhigan Oo Aan U Bixiyay Tii Hore Ayaa Dhaantay Waxaa Qol Kuwada Noolaa Aabo […]

Continue reading …
Wajiga Cusub ee Siyaasadda Arrimaha Dibadda  Maraykanka iyo Isbadalada Ka Socda Gobolka Maxaa Fursado ugu Jira Somaliland? Qore: Abdinasir Ibrahim Saacadaale

Haatan ka hor, istiraatijiyadda siyaasadda arrimaha dibadda ee Maraynkanka ee ku wajahan dunida inteeda kale, gaar ahaan dunida saddexaad  waxa ay ahayd mid ay  xuddun xoog u ahayd arrimaha ay ugu waaweynyihiin la dagaalanka argagixisada iyo fidinta dimuqraadiyaddu.  kuwaas oo inta badan  halbeeg u ahaa cidda (dawladaha) iyo waliba nooca macaamilka uu la yeelanayo.. Si […]

Continue reading …
Why Politics of Fear is not Working in Somalia Now

A motion of impeachment against the president of Somalia was handed to the speaker of the parliament and accepted it. The points in the statement, language used and the tone carry a message of politics of fear. Treason, elusive agreement with foreign countries which undermine the sovereignty of the country and bypassing the constitution of […]

Continue reading …
Visit Somaliland And Savor The Experience

It is often mentioned in North America, the most affordable vacation is one or two weeks jaunt to Cuba. It crossed my mind as I planned my winter vacation. For the past 5 years I have traveled to East Africa once a year.      In an ideal world l would travel twice a year to […]

Continue reading …
xogta rasmiga ee caanaha samayska ah

Wasaarada caafimaadka jsl iyo wasaarada warfaafinta dalku waa in ay joojiyaan xayaysiiska caanaha waa in la dhiiri galiyaa naasnuujinta  hooyada iyo dhalaanka    zamzam milk and food industry Markaad suuqyada ganacsi ee chine india  aad tagto  su aasha ugu horaysa ee aad maqlaysaa waa Xalaal xaaram  health certificate  labada dal ee aduunka u tirada  badan […]

Continue reading …
maanso gobolada somaliland Hamse riiraash

Maansadu waa maanso gaaban oo ka hadlaysaa somaliland ,waxyaalaha ilaa eegga lagu ammaani karo dawladan waa iyadoo sugtay amaankii Bari iyo galbeedkeedaba waxayna ku bilaabmaysaa sidan : Gebiiley dhul weeyi Hargaysana dhab weeyi BurcAna dhan weeyi Boorama dhir weeyi Berberi dhuux weeyi Sanaagna dhagweeyi Soolna dhar weeyi Dhamaantood Hal weeyi Annaguna dhig weeyi Caanuhu dhay […]

Continue reading …