Home » Archives by category » Articles (Page 359)
Maxaad niyada ku haysaa?

DHAGAX_DHIGID. Waxan ku talin lahaa in la dhagax_dhigo maxad daraasad  ku sameeya waxyeelooyinkii iyo boobkii ay dalka ugaysatay xukuumadii haaweyda ahayd  Ee manaxaanka ahayd Ee siilaanyo  Ee naaguhu maamulinjireen,  Tan  maanta wadanka ka talisa Ee Uu muuse hor boodayana  U fiirsada Oo dabagal ku sameeya. waxa kale Oo loo baahanyahay maxadkani  Inuu soosaaro talo  Ama […]

Continue reading …
WAXAAN DAANKA SOOMARIN DALQADAABA CELISEE WAX DAREENKU IGA JIRO NINKA II DARDARAYOW TAAS DAMEERO LOO SHEEG DIRXI IIMA DHUUNTEE MIDHO DARAY NIN JECELOW KULIQ ADIGU DUUDUUB

BISMILAAHI ARAXMAANI ARAXIIM. Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan shacabka somaliland dibad iyo gudaba. marlabaadka hadii aan u soo gundadago ujdada maqaalkayga, waxaan shacabka somaliland u shegaynaa in meshii soomaliya ee aan indhahedu meelkale eegi jirin somaliland oo ay is tidhaahdo waxyeela mooye. hada waa kiiwii dawlad ku sheegtii dadqalkii shalay dadka shacabka ah markay jabhadii […]

Continue reading …
Baaq:  Somaliland Global  Group

Somaliland Global  Group Shacabka Somaliland meel ay joogaanba salaan qadarin mudan. ayaan Salaamaya. waxaa la socotaan in Kooxda Muqdisho la daala dhacaysa ay  taladeedi ku soo uruurtay oo ay isugu geysey inay Somaliland dagaal siyaasadeed iyo mid hubaysanba ku soo qaado. Waxa keliya ee  talaabooyinkaas khaldan ku kalifayna  waxa weeye magaca ay ku shaqaysanayso ee […]

Continue reading …
Muuse Wuu Ogyahee Shacabku Ma Ogyahey Sababta Dhabta ah Ee Loo Baabiiyey Wasaaraddii Kaluumeysiga

Xaqiiqdii Wey yaryihiin dadka Xog-ogaalka u ah in Doonistii Murashaxnimadda jagada Madaxweyne ee Muuse Biixi Cabdi aheyd, Sideen ku noqon karraa Madaxweynaha Somaliland taas oo uu shuruudo baddan ku galey hadii ay taasi u meel marto,in uu isaguna meelihii laga taageeray ee uu awoodooda cuskadey u fulin doono shuruudo badan oo ku aadan danahooda gaarka […]

Continue reading …
Itoobiya & Somalia laba dal oo kala dan ah.

Somalida iyo itoobiyaanku waa dad iyo dalal deris ah, inkastoo labada shucuubood ay soo mareen colaado iyo dhibaatooyin laga dhaxlay gumaystihii Ingiriiska oo dab kagasii tegay sanadihii 1954 kii,markii uu Hawd iyo Reserve Area uu raacshay dhanka Itoobiya, hadana taasi labada shacab kamay hor istaagin inay xidhiidh yeeshaan iyo inay kala ganacsadaan, iyadoo sanadihii adkaa […]

Continue reading …
Gudida Beelaha Garxajis & Shirka Garxajisba Guul & Nabad                 & Duco ayaan Ilaahay u baryaynaa, Guul oo Guul.

Shirka Garxajis wuu dhacayaa, guulna waan u rajaynayaa, Gudida Garxajisna Ilaahay ha guuleeyo, waayo Gudidii Garxajis waataa maantaba Salaxley uga gurmatey Duufaanadii, Muuse Daalin & kuwii u guuldwadeynayn jirey ee Beeshuna wax u damqaday oo Kiilo Bariisa u geeyey jirin. Gudidii Garxajis waa kuwaa u gurmadey ee Raashin, Caawimo & Tacsiba u geeyey, kolkaa Jeegaantu […]

Continue reading …
Children are being ripped from their families

Dear Oodweynenews reader  – right now, frightened children and babies are being ripped from their parents’ arms, and thrown into cages in overcrowded detention centres. This is all happening at the US border, due to a new US policy aiming to punish people seeking asylum. No one should be treated so cruelly. People seeking safety […]

Continue reading …
Maayirka Hargeysa iyo Xeerkii Saksooniya

Sharcigu Ha Sareeyo Weedhani waxay tilmaamaysaa in dalka iyo dadka Xeerku xukumo se aanu qof xukumin Muwaadiniintu inay u siman denbiyada ay galaan Somaliland Cabdi waa MUWAADIN dhalinyaro ah ku eedaysan inuu laaluush qaatay iyo ku tagri fal xil uu hayay wuu QIRTAY xukunkii marka uu dhacay wuxu yidhi “Xeerku Aniga Iyo Maayirka Hargeysa Si Hanoo […]

Continue reading …
#LABA SAFAR SIYAASADEED OO SAAMAYN ISKU LEH HA AAMININ WALIGAA EMIRATE!

Waxaa maalintii ciidka ahayd safar ku tagey wadanka Ethiopia Sheik Mohamed Binu Zayed Amirka Emarate-ka Carabta si uu ula kulmo raysal wassaaraha Ethiopia Dr Abiy Ahmed. Amiirka Waxa loo sameeyey soo dhawayn aad u saraysa oo ay goob joog ka ahaayeen 21 guuto oo ciidanka federalka Ethiopia ah si ay u siiyaan salaan sharafeed intaa […]

Continue reading …
Dayaca Soomaalida iyo Damaca Qarsoon ee Ethiopia. W/Q Cabdixaafid Axmed Hurre

Geeska afrika waxaa maanta ka Socda dagaalkii dekedaha, ganacsiga iyo Istaraatiijiyada Iyadoo ay jiraan Siyaasado Isdiidan  iyo damaaci qarsoon oo ay wataan dowladaha qaarkood. Taniyo Markii  la saxeexay  heshiiskii Saddex geessoodka ahaa ee dhexmara Xukuumadda Somaliland, Shirkada DPWorld  iyo Ethiopia oo Saami Maalgashi laga Siiyay dekeda Berbera  ayaa waxaa Si isdaba jooga u billaabmay tartanka […]

Continue reading …