Home » Archives by category » Articles (Page 358)
Cabdirisaaq M Obsiye Oo Shaaciyey Inuu U Sharaxan Yahay Golaha Wakiilada Somaliland.

Stockholm , ( ) — Cabdirisaaq Maxamed Obsiye oo kamida Aqoonyahanka da’da yar ee qurba jooga reer Somaliland ayaa ku dhawaaqay inuu u taagan yahay Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland ee Gobalka Awdal. . Siyaasiga dhalinyarada ah ee Cabdirisaaq M Obsiye oo kamid ah dhalinyarta aadka u firfircoon ee xisbiga kulmiye ee dalka Sweden oo xilal […]

Continue reading …
Madaxweyne Gari Allay Taqaane Hooyooyinka Cawday Waa Gartood Edeb Daraa lagula kacay

Anigoo Ku Hadlaya Magaca Dhalin Yata  Beesha Habar Jeclo  Waxaan Leeyahay  Xukuumaddu Inay Cariigsato, Cadhada Umaddana Kiciso Oo Nacayb Ku Abuurto Dadka Muwaadinka Ah Ma Aha,Waar Arrintan Oo Kale Halis Teeday Leedahay Ee Hablaha Arrintooda Wax Ha Laga Qabto. Sidani Gobanimo  Ma Aha…Walaahay Reer Somalind Dhaqan Xumada Aan Ku Arkay Khaasatan Beelaha Isaaqa Ismaan Odhan […]

Continue reading …
Maareeyaha Dekeda Berbera Eng Siciid Xasan Cabdilahi, Masuul u Hagar-baxay Horumarinta Dekedda. Qore Saki Saleeban Xasan

Maareeyaha Dekeda Berbera Eng. Siciid Xasan Cabdilahi, ayaa noqday masuul ilahay ku manaysatay shaqsiyad wanaagsan, isla markaana waxa uu xaliyey mashaakilaad tiro badnaa oo haystay qaybaha Kala duwan ee Dekedda, haday tahay dhinaca shaqaalaha iyo Ganacsatada wax Kala soo dega waxna ka dhoofiya iyo weliba Shirkadda Dp World ee maamusha Dekedda oo is faham wadashaqeynayn […]

Continue reading …

Webigii_Waalida

No Comment
Webigii_Waalida

Wakhtiyadii Hore Waxa Jiray Magaalo Aad u Deganayd Amni Ahaan Iyo Mujtamac Ahaanba Waxaanay Lahayd Magaaladaasi Webi Dhex Mara  , Waxaana Hareerihiisu Lahayeen Dhir Aad U Quruxoon oo indhaha Soo Jiidanaya . Dadyawga Magaaladaasi ku Noolaa Waxay biyaha Ka Cabi Jireen Webigaas , se Maalin Maalmaha Ka Mida Waxa Ka Dhashay Webigii Daacuun ! Kaas […]

Continue reading …
TimirtiiHoraba dab loo Waa!

Markii ay burburtaydawladiidhexeee Somalia 1991 waxaaqarxaydagaalosokeeyeoolaguhoobtaykuwaasioo ay kunafwaayeenkumanaanSoomaaliah,QaramadaMidoobaygaarahaanGolahaamaankaayaabilaabayqorshe ay doonayeen in ay kahortagaan in XaaladukasiidartowaxaanaysoosaareenqaraarkacunaqabataytahubkaSoomaaliyaootirsigiisuyahay733 iyadoo loo codeeyey January 1992. In badanayaaqaramadamidoobayishasitoos ah uguhaysaycidajabisacunaqabatayntahubkaee saran Soomaaliyaiyadoo in badandawladokaladuwanlagueedeeyey in ay kuxadgudbeenhaba u badnaadeenkuwaderiska ah. Dadkasoomaalida ah ayaaintoodabadanikadheragsanyihiin in Soomaaliya la ciirciirayso hub xaddhaaf ah kaasioogacantaugujirakooxahadawladadagaalkakulajira,shacabkaSoomaaliyeedoohaysta hub fududoogacantaugujiraiyowalibadawladalafteeda. WaxaasiwaynloogadheregsanyahayoodadkaSoomaaliyeedogyihiin in hubkuyahaywaxaahalkaadhigayeemaantadalkukadegila,ayahaysidoo kale aakhiro u diraykumanaanSoomaali ah […]

Continue reading …

jaaliyada finland

No Comment
jaaliyada finland

ASC.jaalidda somaliland ee finland waxay si niyadsami ah usoo dhoweynaysaa wasiirka cusub ee arr-debadda faratoon ilaahay hawfudeeyo hawshaa adag ee loo igmadey 2-waxaa iyaduna layaab ahayd warbixintii wasiirkuxigeenka arrimaha debada ee ahayd inaanay saamayn inagu yeelanay isbedelka siyaasadeen ee geeska iyo heshiisyada sadexgeesoodka ah ee dhacay.wasiirku maqarkuu khiyaanaynayaa mise waxaanu fahansanayn waxasocda iyo isbedelka siyaasadeed […]

Continue reading …
Somaliland:  Horumarinta Gobollada iyo Deggaanada Somaliland

Waxaa lama huraan ah in Somaliland u baahantay in la adkeeyo amaba la gaadhsiiyo dhamaan Gobollada iyo degaanadda dalka, maamulka dawladda iyo ka ganacsigaba.   Waxyaabaha dalalka horumarka gaadhay ay ku da’daalaan waxaa ka mid ah, kordhinta dhaqaalaha, maamulka iyo ganacsiga deggaanada dalkooda, aan ahayn caasimadda oo keliya.     Dalkii la odhan jiray Jamhuuriyada […]

Continue reading …
Sxbayaal ka dambe ayaa Sax ah ee qaata: Dowladda Somaliland Oo Ku Dhawaaqday Daahfurka Tartanadii Shaqo Oo Dhalinyarada Farxad Gelisay + Gobolka Sanaag Oo Noqday Gobolka U Horeeya

Xukuumadda Somaliland, ayaa ka dib markii ay dhamaystirtay Hay’adda shaqaalaha dowladdu Tiro koobkii lagu sugay shaqaalaha Dowladda u shaqeeya ee kala duwan waxay si rasmi ah ugu dhawaaqday daahfurta Bilawga Baahinta Kaalmihii Shaqo ee soo baxay iyo kuwa cusub ee la Dowladdu qaadanayso oo gobolkii u horeeyey ee tartankaasi si daahfuran looga bilaabayoa uu noqday […]

Continue reading …
Disclosure of Honorable Sa’ad Ali Shire properties in Great Britain

Hon. Sa’ad Ali Shire steals from Somaliland Proletariat in difficult times and he expects WE THE PEOPLE to say him ( Mansha’a ALLAH ) otherwise we are pests ……… “Two things are infinite: the universe and Mr. Sa’ad Ali Shire  stupidity; and we are not  sure about the universe.” ― Albert Einstein. The leaked classified […]

Continue reading …

BELO HAYNOO SAADIN

No Comment
BELO HAYNOO SAADIN

14 / 11 / 18 Belo haynoo saadin Keene iyo kordhiye Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib waxaad iiga warrantaa odaygan Meesha lagu naasnuujinayo ee dadka ha soojeedina ku amrayaa Miyaanu islayaabayn waa maxay beladan uu inoo saadinayaa Bal saaxiib ninkan iiga warran. Kordhiye. Saaxiib dalkii askarbaa qabsatay askariguna wax wax Garanaya masoo dhaweysto markaa noocaasoo miidhan […]

Continue reading …