Home » Archives by category » Articles (Page 356)
Shirka Gudig a Fulinta Xisbiga Waddani UK.

Shir ay iskugu yimaadaan Xubnaha Gudiga Fulinta ee Xisbiga Waddani UK.Maalintii Axda ee 24/6/18 , Ayaa Qodobadii shirkaas lagaga hadalay waxay daaranaayeen; 1.hawlaha dardar gelinta Xisbiga , 2.waxa ka bedelka qaab dhismeedka Gudiga Fulinta iyo Maamulka sare ee Waddani UK,  3.Anxasinta Xeer hoosaadka Xisbiga Waddani uk. 4. qabashada Shirweynaha Xisbiga Waddani UK . oo laysla […]

Continue reading …
Inan Leh Adeer Siyaasadeed & Mid aan Lahayni Uma Sinna Fursadaha Waxbarasho & Shaqo Ee Dalka.

Nuxurka hadaladii ay ka jeediyeen madasha shir-weynaha tol-wanaaje 2, siyaasi Buubaa & Mire + dhambaalka ay xambaarsanaayeen oo ka turjumayay tooshkii sida qaldan loogu ifin-jirey.“Taas oo iyana meesha ka saari doonta tabasho badan oo jirtay sidoo kalena u furi doonta jid cad & mustaqbal hor leh dhalinyaradii beesha Garxajis ee hore ugu soo agoomoobay siyaasadda […]

Continue reading …
Kacdoonkii Oromada ee Kaalin galay

Oromadu waa qowmiyada ugu balaadhan ee waqooyi bari Itoobiya degta, Qowmiyadan oo keliya waxaa lagu qiyaasaa ugu yaraan 50 milyan oo kamida 100-ka milyan ee itoobiya degaanka ku ah, Sidoo kale waxa jira qaawmiyado Oroma ah oo ku kala nool Dalalka Kenya, Somalia iyo Somaliland. Itoobiya waxaa la sheegaa in ay ku noolyihiin in kabadan […]

Continue reading …
Nation is the first!

Nation is a community living same place and sharing some common things including territory, language, cultures and other important things. Nationalism is not a thing which should be inborn, it a feeling for the country which is developed over a period. Patriotism is love of country. However, you cannot love your country without loving your […]

Continue reading …
GARHAJIS CONFERENCE AT GA’AN LIBAH CONGRA TULATES  DISTINGUISHED AMĪR AL-MU’MINĪN ( أمير المؤمنين‎‎ ) MR. RECEP TAYYIP ERDOGAN

Distinguished Amīr AL-Mu’minīn ( أمير المؤمنين‎‎ ) Mr. R. Tayyip Erdogan  ; With great pleasure we received the news that the Turkish citizens have given you their trust again as president and Turkey’s  Justice and Development Party (AKP) scored a stunning electoral comeback on Sunday, regaining its parliamentary majority . On our personal behalf GARHAJIS CONFERENCE AT GA’AN LIBAH  and on […]

Continue reading …
Shacabka Somaliland Gude & debedba waa inay Dacweeyaan                        lana Xisaabtamaan Xukuu,madihii Kulmiye, ee Siilaanyo

Siilaanyo Xaraashe, Dikteytar, Qabiilaystee, intuu Wadankii Iibiyey Xaraashay oo Reerkiisa, Islaantiisa Aamina Weris, Moorgan, Muhanad & Reerkiisa uu buuxiyey xaaraan & Xoolihii Umada & Habartii Heerya Xun ee Samsam in ku ag noolaydba uu Wadankii u xaarashay, ayuu Acountyo Debeda & Daaro ku wada naas nuujiyey & Xukuumadiisa Xaraasha ee xaqul-Qalin & Dilaalka Tuuga ee […]

Continue reading …
Gabayga: XAG U DIRIR

Gabaygan waxa curiyay Abwaan Cali Axmed Kooshin. Waxa uu soo baxay  23/5/2018. Waxa uu ka hadlayaa xaaladaha uu marayo Dalku ; Caddaalad darrada iyo musuqa baahay ee ku habsaday Dalka. Sidoo kale waxa uu tilmaamayaa , Tabashada iyo Tacaddiga ay qabaan Reer Sool. Colaadaha dami waayay iyo Xasili waa’ga  Ceel  Afweyn. Waxa uu ku bilaabmayaa […]

Continue reading …
Taageero, Tahniyad iyo Hambalyo shirka Tolwanaaje II ee kasocda Buurta Gacanlibaax

Anigoo ku hadlaaya afka Golaha Ruudda Jabaabiirta 1 waxaan Taageero buuxda Tahniyad iyo Hambalyo mug iyo miisaan u dirayaa Ummadda Ismaciil shaikh Isxaaq (Garxajis) ee shirku uga furmay Buurta Gacan Libaax, shirkaasoo ah shir aad u qiimo iyo qaayo badan dhigiisuna aanu hore dalka uga dhicin, waxaan illaahay ka baryayaa inney kasoo baxaan go’aammo dadka […]

Continue reading …
SHIRKA GARXAJIS WUXUU CEEL KA SOO SAARAYAA DAMEER CEEL KU DHACAY

Somaliland waa loo soo wada halgamay waa loo soo dhintay waxay soo martay cid  looga sheekaynayaa ma jirto waxay soo martay. Shaqadii wacaynayd ee masuuliyaddii lahayd ee wadanka u Soo qabteen Madaxweyne yaashii hore ee Cabdiraxman TUUR, Mohamed X. IBRAHIM CIGAAL IYO MADAXWEYNE Riyaale runtii wado horuumar in Bay haysteen iyo majarihii ictiraafka laakiin 2010kii […]

Continue reading …
GARHAJIS CONFERENCE AT GA’AN LIBAH CONDEMNS COWARDLY ACTS OF TERRORISM IN ADDIS ABABA …

We the people of Garhajis in Ethiopia through their President Abdi Mohamoud Omar  join their fellow Ethiopian citizens  today  in condemning these dastardly acts of terrorism and share the grief and sorrow of the Ethiopian people . Our hearts go out to the friends and families of those who are victims of this despicable tragedy. Obviously this seems […]

Continue reading …