Home » Archives by category » Articles (Page 355)
MADAXWEYNIHII HORE MUDANE DAHIR RAYAALE KAHIN IYO MEEQAAMKII SOMALILAND.

sooyaalku waa isa soo celiyaa (history repeated it self). waa cibro aadamuhu wax ku qaato xumo iyo wanaagba. bal an is dul taagno nuxurka maqaalka oo ah ,  MADAXWEYNIHII HORE MUDANE DAHIR RAYAALE KAHIN MUDO XILEEDKIISII 2002-2010 MAXAA LAGU XASUUSTAA? waxa hubaal ah in aan la dafiri karin guulihii uu u soo hooyey somaliland iyo maqaamkii […]

Continue reading …
Tacsi: Marxuum Xaaji Muuse Cilmi Kheyre

Inaalilaahi Waa Inaa Ileyhi Raajicuun Dhamaan Culimaddan Odoyaashan iyo Waxgaradkani Waxa ay Dhambaal Tacsi ah u Dirayaan Qoyskii, Qaraabadii, iyo ehelkii iyo dhamaan Shacabka Gabiley ee uu ka Baxey Marxuum Xaaji Muuse Cilmi Kheyre oo kamid ahaa Culimaddii iyo Duqeydii Bud-Dhiga u ahaa Dhismihii iyo yagleelkii Magaalada Gabiley, kana mid ahaa Duqeydii saldhiga u ahaa […]

Continue reading …
Sudan: Quashing of Noura Hussein death sentence must now lead to legal reform.

Today’s decision by a Sudanese court to quash Noura Hussein’s death sentence and replace it with a five-year prison term for killing her husband in self-defence during an attempted rape must be a catalyst for a legal review in Sudan, said Amnesty International. Noura Hussein was sentenced to death on 10 May 2018. Her husband, […]

Continue reading …
Annaga oo ah odayaasha jaalidaha reer Somaliland ee deggen carriga ingiriiska Waxaanu talo ku soo jeedin lahayn in beelaha Somaliland dibu heshisiin loogu baaqo lana mid ah tii 1991

Bismillaahi Arramanirraxeem. Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh Annaga oo ah odayaasha jaalidaha reer Somaliland  ee deggen carriga ingiriiska Waxaanu talo ku soo jeedin lahayn in beelaha Somaliland dibu heshisiin loogu baaqo lana mid ah tii 1991 sidaa waxanu u leenahay dalk oo la moodo in […]

Continue reading …
Safarkii Hal-abuurka: Xog-warranka Jidka Sanaag iyo Degmada Ceel-af-weyn! Qormada 2aad.

Haddii uu Cabdiraxmaan Abees ku laabtay Hargeysa, intayadii kale waxa aanu ku degnay Hudheelka Cigaal ee magaalada Burco. Halkaas waxa isla habeennimadii noogu yimi Cabdiqaaddir Cabdiraxmaan Maxamed (Abwaan Cabdiqaaddir Qalinle) oo qayb ka ahaa safarka nabadaynta. Waxa aanu sugaynnay in uu isla ayaantaas soo laabto Abwaan Cabdiraxmaan Abees, dhanka kalena waxa ay ahayd maalin nasasho. […]

Continue reading …
Liisto u Qor Noloshaada! W/T: Sayid Maxamed Darwiishka

    Waligaa ha  diidin in aad naftaada la fadhiisid una qortid/sameysid liisto. Mar wal oo aad wax qortidi waa awooddii aad ku sawiri lahayd mustaqbalkaaga. Odhaah-dhaqaneed khuraafaad ah ayaa tidhaahda: liistadu wax walba way qiimo tirtaa. Laakiinse liistadu waa taas lidkeeda, wax walba na waxay ka dhigtaa mid raaxo leh. Waxa jira saaxiib aan […]

Continue reading …
BEELWEYNTA GARXAJIS WUXUU BUURTA LA KORAY IYO XAALADDOODA IYO BUURTA WUXUU KALA SOO DEGI DOONO.

Beelweynta Garxajis Buurta Gacanlibaax wuxuu la koray isagoo xaaladda Somaliland ku sugantay ka dayrinaya oo arkaya in majarihii loo jeexay in Somaliland ku socoto ee beeluhu dhammaanteed isku raaceen in dib loo unko Somaliland tii lixdankii Somalia lagu daray dib loola soo noqdo. Waxay si wacan u socotaba 2010 kii markii xikunka ay timi Xukuumaddii […]

Continue reading …
Itoobiya oo Rabta Inay Siyaasad Kula Wareegto Somalia

Dhulka Somaliyeed waxaa awoowayaasha Somalida oo tiro yar ku difaacijireen warmo iyo amley sababta oo ah waxay ahaayeen dad wadaniyiin ah oo dhulkooda iyo sharaftooda jecel kalana yaqaan nacabkooda iyo nasteexooda. Ummad marka loo yaabo in la qabsado waa MARKA: Wadaninimada loo loogu ama loo shidheeyo difaac xukun-qabiil oo la garanwaayo in haddii dhulku galo […]

Continue reading …
26 JUN 1960 XORRIYADDII LA -HELAY IYO HAWADDII SOOMAALI-WEYNTA IYO QIIRADII DEGDEGGA EE 1960 IYO DIB-U-XORAYNTII SOMALILAND  Qallinkii.  Mahad Cali-Salaan

Dhamaan waxaan salaamaya bulsho weynta Somaliland mid qurbo jooga iyo mid qolqol joogaba As-salamu alaykum iyo farxadda malintii xoriyadda Somaliland 26 Jun.                                                            Gumaysigu hashuu naga dhaceen,gurayey […]

Continue reading …
PRESS STATEMENT: 	  SLDA Congratulates Somaliland Diaspora for the 58th Somaliland’s Anniversary and Remarks the Event as Highly Momentous for Somaliland History.

The Somaliland Diaspora Agency (SLDA) congratulates all the esteemed Somaliland Diaspora communities living abroad for the celebration of the 58th Somaliland Anniversary, 26th June, 2018 and urges them to uphold commemorating the Independence Day each year along with 18 May, the Independence Reassertion Day.   The Republic of Somaliland is the British Protectorate that won […]

Continue reading …