Home » Archives by category » Articles (Page 354)
Cali Coomay oo Aflagadeeyey Beelo Ka Mida Beelaha somaliland.

Ramadan Kariim Dhamaan inta Muslim-ka Ah Meel Kasta oo Aad joogtaan, Waa Bil Barakaysan Ilaahay Ha Ina Waafajiyo Khayrkeeda.   Waxaan Qalinka U Qaatan Maanta In Aan Labo Erey Ka Idhaa Nin La Yidhaa Cali Coomay Oo Ku Magac Dheer *Dhuusa-Geel* Oo Sheegta Macalin Iyo Saxafi Oo Caado Ka Dhigtey In Uu Aflagaadeeyo Qaar Ka […]

Continue reading …
MAGAALOOYINKA WAXAY LEEYIHIIN SUUQYO NADIIFA IYO MEEL KUTAAFADDA LA DHIGO SIYAASADDUNA WAA SIDOO KALE OO DHINAC BULLAACADAY LEEDAHAY.

Magaalooyinku waxay leeyihiin dhul qudhunka iyo qashinka la dhigo oo eyes, dambeeyo, haad iyo riyo wax noocaasi ka dhex qadhaabtaan. Siyaasadda Somaliduna waa sidoo kale xaqiiqdii dhinac bullaacada oo dadka xummaanta iyo isku dirka qabaailka iyo gobolada iyo Distoor jebinta iyo musumaasaqa waxaa ku lug leh. Markaa Faysal Cali Waraabe illaahayba tan iyo kacaankii Mohamed […]

Continue reading …
MAALINTA CAALAMIGA AH EE QUDDUS (JIMCAHA UGU DANBEEYA RABADAAN)

Maanta waa maalinta caalamiga ahayd ee QUDDUS. Waxaa markii ugu horraysay 1979 kii ku dhawaaqay dawladda Eeraan, si loo muujiyo garab istaagga dadka falastiiniyiinta ee dhibaatada joogtada ah ay ku hayaan Isra’iliyantu. Maalintani waa JIMCAHA ugu danbeeya ee Rabadaanta Sanadkasta. Sannadkan meelaha aadka looga xusay waxaa ka mid magaalooyinka ay Xuutiyiintu haystaan ee Sanca iyo […]

Continue reading …
XUSKA 26 JUNE 1960 VS SUGIDA XUDUUDII 26 JUNE 1960.WAA MATTAANO.

Umad wal oo ku uuman kawnkan wuxu leeyahay maalin qarannimo oo ku suntan maalintii ay ka xoroobeen gumaysi uga gudbeen qaran taam ah calan gaara oo ay dalkooda iyo dadkoodu hantaan taas oo beesha caalamku u aqoonsanto astaan qaran qoomiyad iyo calan u gaara. waxa hubaal ah in ay somaliland ka xorowday gumaysigii ingriis ee […]

Continue reading …
More the 11 killed when  Punt land and Somalia militia attack in Sool Region Somaliland.

Lasanod -(Sool Somaliland) On 28 May 2018 a peaceful peace full  Village  in Sool region Somaliland turned into violence when Puntland and Somalia federal government authorities responded with the use of excessive force and live ammunition against the  unarmed civilian demonstrators. Large crowds of villagers in the village of godqabobe in Sool  region Somaliland, come to gather to protest against the fighting and the […]

Continue reading …
Bulsho kasta Baaba’eedu Wuxuu Bilaabmaa Marka aqoonta la musuq maasuqo ( Academic Fraud ) Qalinkii A/rahman fidhinle UK.

Guud ahaan dugsiyada Somaliland ee madaniga ah ama dowliga ah ayaa  gaadhaya 1284 dugsi oo isugu jira Hoose/ Dhexe iyo Sare. Tirada guud ee ardayda wax ka barata dugsiyadaasi waa 400,000 kun oo arday.  Tirada macalimiinta wax ka dhigta dugsiyadaa dawliga ah ayaa gaadhaya 10,000,  taas oo 6640 macalin oo ka mid ahi  ay pay role ka mushaharka ku jiraan inta kalena ay dabeysha afka u dhigtaan ama  ay ka sugaan  […]

Continue reading …
Wasiir Yusuf Raage Shamac Ka dhex Ifaya Golaha Wasiiradda Xukuumada Kulmiye..

Xukuumadda uu  gadhwadeenka ka yahay Muuse biixi Cabdi,waxay waqtigii Ololaha qaadday ballan qaadyo-badan oo salka ku haysa horumarinta dhamaan adeeg-yadda Aas-aasiga ah ee bulshada Sida caafimadka,adkaynta Nabad galyada,Wax-barashada,Horumarinta iyo dhisamaha jiddadka casriga,Wax-soo saarka dalka oo kor loo qaado,dhammaan kuwaas iyo qaar kale oo fara badan waxay ahayd Barnaamijkii buuggii Kulmiye kusoo kaalin gallay mar labaad Doorashadii […]

Continue reading …
Muuqaalkooda sare markaad dheehato ma moodaa muuminiin dhaba?

Nimanka Alshabaab la baxay ee maatada isku qarxiya ayaa waxay caado u leeyihiin inay majarahabaabiyaan carruurro yar yar oo caydiya kaddibna ay u adeegsadaan qaraxyada, iyana xagga danbe ay fariistaan oo ka daawadaan. Gabayaagii Ismaaciil Mirre ayaa laga hayaa: Mid kuwaa ka dhigan baan arkoo kibis u laabneyn! Iminka, waxaynu dhawaannahan war-baahinta ka daawanaynay niman […]

Continue reading …
S/land iyo P/land geeri guri tabo mooyee geeri feed tabo ma leeyihiin?

Soomaalidu markay geerida tolka gashay u muujinayaan wax fudud oo aan tolka wax ka dhimayn ayay isticmaalaan oraahda ah: “Reer hebel geeri geed tabo ma leh ee geeri guri tabo ayay leeyihiin” oo looga jeedo geedka tolku isugu yimaado lama dareemayo in reerka rag ka le’day farabadni awgeed laakiin ninkaas ama raggaas le’day waxaa laga […]

Continue reading …
Puntiland oo dooneysa in la weeqo Somaliland

Dhambaalkani waxa uu ku socdaa cidkasta oo degan ama u dhalatey wadanka Somaliland. Waxa si qoto dheer loo ogaadey lana haya burhaan faro-badan in qabiilka degga Puntiland uu u tafo-xatey maanta maahaana berri hore in uu waxay doontaba ha ku qaadato weeqo, candhada-gooyo, dhabarka ka tooriyeeyo Somailand. Weeqistaasi ma aha mid ku socoto hal qabiil […]

Continue reading …