Home » Archives by category » Articles (Page 353)
Abdirahman Artan oo Hambalyo u diraya shirka        Beelah Garxajis ee ku soo gebogeboobay buurta Gacan Libaax.

Aniga oo ku hadlaaya magacayga iyo ka beelaha garxagis ee ku dhaqan dalalka scandinavianka waxaan halkan Hambalyo iyo bogaadin uga dirayaa shirka garxajis ee gebobebada ku dhaw ee ka socgay Buurta Gacan libaax ee bilicda san, waxaan ugu mahad celinayaa dhamaan oday dhaqameedka siyaasiyiinta aqoonyahnka dhalinyarada Qurbajoogta u dhabar adaygtay inuu shirkaa garxajis qabsoomo oo […]

Continue reading …
SOMALILAND  KA CAAFIMAADEY CUDURKII SOOMAALI-WEYN EE 1 JULY 1960.

Sida lawada ogsoonahay Ummad kasta oo dunida ku nooli waxay leedahay taariikh u gaar ah oo lagu qoro Diiwaankeeda, taasoo ka turjumaysa maraaxilkii kala duwan ee ay soo mareen, si ay ummaduhu uga faa’idaystaan dhib iyo dheef wixii ay lahayd, uguna dabakhaan horumarkooda dhaqan dhaqaale iyaga dib u milicsanaya sixitaanka hadba wixii hagardaamo soo maray si […]

Continue reading …
GOAAMADA SHIRKA GADHXAJIS WAA DHAXAL GAL , MIDAYEN SOMAILAND.

waxan hambalyeynayaa goaamada beelweenta gadhxajis ku soo gonaanadeen buurta gacanlibaax.(TOLWANAAJE 2 ISMAEL GADHXAJIS SESSION DECLARATION). waxan qabaa in fulista sideeda qodob u horseedi doonto masiirka dawladnimo, midnimo iyo gooni isku taaga SOMALILAND guulo waxku oola. GARI ALLAY TAQAAN , HADALA RUNTA HADAAN LAGA SHEEGIN WAX KA XUN BAA LAGA SHEEGAA. way ina soo martay CAYNAANKA […]

Continue reading …
Hambalyo iyo Taageero Ku Socota Musharaxa Maayarka Caasimda Hargeysa Ee 2019 Khadar Ciise Cabdi

Waxaan halkan Hambalyo iyo Taageero Baaxadle uga dirayaa Musharax Khadar Ciise Cabdi  oo dhawaan ku dhawaaqay inuu u taagan yahay iska markaasina u sharaxan yahay Doorashada Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargeysa ee dhawaantanta la rajaynaayo in dalka ay ka qabsoonto , Musharax Khadar Ciise Cabdi ayaa markii uu adkaysan waayey hantiboobka iyo musuqa hadheeyey maamulkii […]

Continue reading …
Maayirka Hargeysa Meel Aan Doox Lahayn Ayuu Biriij Ka Dhisayaa

Waxaan Xasuustay Odhaahda Tidhaa “Maayiradu Waa Isku Wada Mid Dadka Waxay u Balan Qaadaan Inay Biriij Ka Dhisaan Meel aan Wabi Marin” Waxa sidaa ka dhigan Dawladda Hoose Hargeysa , Shaki Kuma Jiro in Haba Yaraatee in Wax la Qabtay Waxa Wata Wakhtiga Dheer ee Xildhibaanadu fadhiyeen Golaha Muwaadin Waxaad Is Weydiisaa Caasimada Hargeysa Ma […]

Continue reading …
Jahwareerka doorsshadu reebtay iyo aafadii qabyaalada sideebaa looga bixi karaa?

Somaliland maaha Somalia,hargeysina maaha muqdisho,muddo 27sannadood ayay somalilan-tani ku caanno maalaysay nabad iyo badhaadhe ayna  haysan walaalaha koonfureed. Haa. Muddada iyada ah  waxa ay samaysansyay nidaam iyo system.aabihii somaliland ayaa  ahaa caqliyadii ugu weynayd ee sababta u noqotabsysay Kala dejinta iyo  system u samaynta ama nidaam fiican, iyo dawladnimo ,wadadeeda la qaado .wallow yaan la […]

Continue reading …
WAXAAN TACSI HALKAN UGA DIRAYNAA DHAMAAN EHELKII IYO QARAABADII XAAJI CABDI HAYBE OO KU GEERIYOODAY DALKA MARAYKANKA

WAXAAN TACSI HALKAN  UGA DIRAYNAA DHAMAAN EHELKII IYO QARAABADII XAAJI CABDI HAYBE OO KU GEERIYOODAY DALKA MARAYKANKA WAXAANU LEENAHAY RABI NAXARIISTII JANO HAKA WARAABIYO ILAAHAYNA SAMIR IYO IIMAAN HAYNAGA SIIYO AMIIN,AMIIN,AAMIIN. MAGACYADA DADKA TACSIDA DIRAYA 1-MAXAMUD SERAAR 2-XASAN SEERAAR 3-SHAKIIB SEERAAR 4-C/RAXMAAN SEERAAR 5-CALI SEERAAR 6-KHADIIJA SEERAAR 7-CAASHA SEERAAR 8-IFRAAX SEERAAR 9-DEEQA SEERAAR 10-SHUKRI SEERAAR 11-HODAN […]

Continue reading …
Rejected Freedom 58 Years Ago

Somaliland became independent on 26th June 1960. However, it gave up its freedom after four days as reported by the Daily Herald Newspaper of London  58 years ago today on  29th June 1960: Quote The Rejected Freedom – Three days ago, it gained its independence; on Friday, it gives it up again Somaliland, a British colony […]

Continue reading …
WAXAAN UGA DIGAYNAA XUKUUMADDA MUSE BIIXI INAY (CONTAMINATE) GARAYSO WAXA WACAN EE KA SOO BAXAY SHIRKA GARXAJIS EE BUURTA GACANLIBAAX.

Beesha Garxajis Somalia iyo Somalia iyo Ethiopia iyo guud ahaan geeska Afrika waxay tahay. Sababta SHIRKA keentay a waa la wada garanayaa, waxaa laga filayona waa la wada garanayaa. Xaaladda Somaliland ma Joogta xaaladdii ay joogay Xukuumaddii Musuqmqasaq a ahayd ee danguud boobka ee SIILAANYO ka xanuunsaday. Waxaynu maanta joognaa xaalad gaadhay in wada kii […]

Continue reading …
DUULIYE SARE ASLI XASAN CABAADE “CALANSIDA” OO  HAMBALYO U DIREYSA DHAMMAAN UMMADDA SOOMAALIYEED EE KU NOOL DUNIDA DACALLADEEDA, SANNADGUURADAN 58 AAD EE KA SOO WAREEGTAY 1 DII LUULYO EE (1960) KII.

DUULIYE SARE ASLI XASAN CABAADE “CALANSIDA” OO  HAMBALYO U DIREYSA DHAMMAAN UMMADDA SOOMAALIYEED EE KU NOOL DUNIDA DACALLADEEDA, SANNADGUURADAN 58 AAD EE KA SOO WAREEGTAY 1 DII LUULYO EE (1960) KII.   HAMBALYO ** HAMBALYO ** HAMBALYO ** HAMBALYO       HANNOOLAATO 1 DA LUULYO  Naxariistii Jannatil-Firdawsal-Aclaa Allaha siiyo e  Marxuum Cabdillaahi Suldaan Maxamed (Tima-Cadde)  Saaxirkii kala guurnaye  Sarreeyoow ma nuqsaamoow  aan siduu […]

Continue reading …