Home » Archives by category » Articles (Page 352)
Waa mid haboon in si guud Soomalidu u ogaato Itoobiyan waa ” Itoobiyan ” marka ay ka soo horjeeda Somaali

Waa mid haboon in si guud Soomalidu u ogaato Itoobiyan waa ” Itoobiyan ” marka ay ka soo horjeeda Somaali . Soomali waa “Soomali ” marka ay Itoobiyan ka soo horjeedaan. Marka halka waxa kaga soo baxay mid Oromo ah,,iyo mid Axmaar ahiba hada ” isha” Cawaran ee Dhinaca xun ee aan naxarista lahayn ayuu […]

Continue reading …
DIGNIIN KU SOCOTA ARDAYDA KA QALIN JEBISAY JAAMACADAHA

Ma Ogtahay In Dhalinyaro Badan Oo Bartay Heerna Ka Gaadhay Cilmiga Maadiga Iyo Diintaba Oo Dahabshiil U Shaqayn Jiray Ay Maanta Suuqyada Meeraystaan Iyagoo Isku Buuqsan.Qaarna Ay Ciilkii Badaha Isku Tuureen,Kadib Markii Ay Wanjaleen Oo ka Been Abuureen Kuwo Maamulka Shirkada Ka Mid Ah,Cadaalad Ka Celisana Ay Waayeen. Imisa Wiil Bay Dhaheen E-DAHAB Ayuu Is […]

Continue reading …
Muuse Biixi oo ku andacoodey Kor, Caare haysoo Gudbiyo Cabashadiisa.

Muuse Biixi oo ku andacoodey Kor, Caare haysoo Gudbiyo Cabashadiisa.                                                  Muuse Shirkii G/Libaax ayuu dhegeysan waayey, Cabashadii Shacabka ee                         […]

Continue reading …
DAAWO: Maamulka Gobolka Sanaag Oo Amar Ku Bixiyay In La Toogto Ciddii Nabad-Galyo Xumo Samaysa, Ku Dhawaaqay In Xaraashayo Hantidda Dadkii La Baxsatay Gaadiidkii Dadweynaha

Ceerigaabo (OWN)-Maamulka Gobolka Sanaag Oo Amar Ku Bixiyay In La Toogto Ciddii Nabad-Galyo Xumo Samaysa, Ku Dhawaaqay In Xaraashayo Hantidda Dadkii La Baxsatay Gaadiidkii Dadweynaha, Halkan hoose ka DAAWO

Continue reading …
Tacsi Tiiraanyo Leh

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN   Sheekh Aadan Siiro Farxaan X Cali Farxaan liibaan Xildhibaan Maxamuud jaaamac X Cilmi Caaqail Cumar Jaamac X Cilmi Eng Aadan C/Laahi Ibraahim Ibraahim Aadan Cumar Qaryaqaan Aadan X Cali Maxamed Xasan Ilka case Eng C/Rashiid Maxamed Gunti X Shacayb Xasan Xuseen Shaafici Xasan Cali Yare Maxamed Cabdi Cilmi […]

Continue reading …
QAABKII AY U DHACDAY QALINJEBINTII ARDAYDA JAACADA HARGEYSA

Waxay ahayd Madal Bilan, leh Midabo kala du-duwan oo Arday, Waalid, Macalimiin, Xukuumad, Siyaasiyiin, Marti-sharaf, Saxaafad iyo Ciidanka Ilaalada Madaxweynuhuba soo Buux-dhaafiyeen.   Ugu Horayn Waxaa  Hambalyeynayaa 937 Arday ee ka Qalinjebisay Laamaha kala duwan ee Jaamacada iyo Waalidkii u soo dhabar-adaygay inay Caruurtooda halkan soo Gaadhsiiyaan. Waxaan Illahay uga Baryayaa Ardaydani inay noqdaan kuwo […]

Continue reading …
Kornayl Muuse waa askariye afkii askarta kula hadlaay!!!

Waxa isasoo taraayey Mudadii uu xilka hayey madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi cabashooyin tiro badan oo lagaga cabanaayey qaabka maamul iyo maamul dhismeedka xukuumada uu soo yagleelay, ha ahaato Saami qaybsi, cadaalad daro, qaraabo-kiil, talo xumo iyo shaqsiyaad uu xillal u igmaday bay. Cabashooyinkaa oo ay dadku usoo tabinayeen si SHaqsi, Koox, Ardaa, […]

Continue reading …
SOMALILAND SOCIAL DEVELOPMENT BECAME STAGNANT.

our nation was well experienced how to  build nation and social infrastructure development. since 1991 after toppled down the dictator military socialist regime ,Somaliland community had succeeded the noble price of self sufficient and rebuild against roomed country. as well as peace restoration, and political hostile community how to reach arbitration to be in love […]

Continue reading …
Ku Socota Dhammaan Dhakhaatiirta, Wasaaradda Caafimaadka, Canacsata Dawooyinka soo Dejisa iyo dadka meherdaha ku iibiya Pharmacists)

Anigoo ah Dr. Aden A. Ismail (Beergeel) waxa aan dhawaan socdaalkaygii sannadlaha ahaa ku tagay Somaliland. Sidii caadada ii ahayd ilaa 2001kii waxa aan soo eegay bukaanno u badan kuwa maanka wax ka qaba. Horumar ayaa ka jira waddanka dhinaca caafimaadka guud ahaan haseyeeshee waxa iyand muuqa dhaliilooyin badan oo aan rajaynayo in la daboolo […]

Continue reading …
CIIDANKA IYO QABYAALADDU GOORMAY JIIBTA IS LA HELEEN?

Tan iyo gu’gii Somaliland gooni isku taagtay (1991) dhismaha ciidanku si habsan ayuu u socday, xoog ahaan, xirfad ahaan, saanad ahaan iyo tiro ahaan ba koboc laxaad leh baa jiray.. Waxa aanan qof ahaan rumaysnahay in horumarkaa iyo dhismaha wanaagsan ee ciidan aanu suurto-gal noqon lahayn haddii qabyaaladda lagu dhex bacrimin lahaa ciidanka dhexdiisa. Dhibaatada […]

Continue reading …