Home » Archives by category » Articles (Page 351)
Dawladii Siyaad ayaa odhan jirtey Laba kaclayntii Kacaan, Qofkii wax ka sheegana                                             waa Kacaan diid, ama Kacaanku ka dheereeyey, imika Muuse

Magaca bilaash ma baxo, Muuse Handaraab, Muuse Lockal & muuse Jeegaan & qaar kaloo badan, Muuse wuxuu ku andacoodey Gabiley & Galbeedka & waqooyiga hargeysa ayaan Gudoomiye Reer & Madaxweyne u ahay, Muuse Suldaankaagii xasan Jeegaan ee Somaliland lawada leeyahay ku xanuusanayey, aqalkii Hoodaale ee Subeeriya la fadhiiso oo Madaxtooyada Xaafadland iska tag. Waayo adigoo […]

Continue reading …
Madaxweyne Muuse Biixiyow Xasuusnow In Prof. Axmed Ismaaciil Samatar iyo Jamaal Cali Xuseen, Guushaadii Sabab u ahaayeen, ee ka Ducayso Odayaashas. Qore Faysal Cali Kayse

4 October 2017-ka, ayey ahayd maalintii Sawiirkan la qaaday, muuqaalka Sawiirku waa Madaxweynaha Somaliland hadda, oo 4 October 2017-kii ahaa Musharraxii Madaxweynaha ee Xisbiga Kulmiye iyo sidoo kale laba shaqsi oo qiimo weyn ku laha Somaliland Iyo dunida inteeda kale. Waa Prof. Axmed Ismaaciil Samatar iyo Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen. Maalintaas Musharraxii Madaxweynaha Kulmiye, haatana […]

Continue reading …
AGAASIMAHA YIDHI HABLAHA GARXAJIS KAMA SHAQAYN KARAAN GABIILEY IYO ARABSIYO  HA LAGA SOO ERYO HABLIHIISA DHULKA GARXAJIS.

Waxaa ah wax lala yaabo ah oo qofna aanu shaki kaga jirin labana isku khilaafsanay inuu aminigu ama nabad gelyadu tahay horumarka iyo wanaanaaga nolol kasta oo adduunka ka jirta. Umaduna hadii ay cadaalad weydo waxaa shaki la’aan ah in aanu jireyn amni iyo nabad gelyo iyo wada noolaansho la wadaagi karo. Dadku wuu ficiltamaa,wuu […]

Continue reading …
Waxqabadka Yari Wuxuu Dhaama Waxba La’aanta-W/Q Cabdiraxmaan Cadami

Wargeyska Foore dhawaan boggiisa hore wuxuu ku daabacay xog ah in madaxweynaha JSL mudane Muuse Biixi wasiirradiisa ku amray inay soo gudbiyaan waxqabadkoodii iyadoo sida aan u mallaynayo lagu beegayo dhammaadka hal sanno oo ka soo wareegay muddadii xilka madaxtinimada loo doortay. Haddii warbixintu run noqoto waa tallaabo wanaagsan waxaana loo qaadan kara in wixii […]

Continue reading …

TACSI MADAXWEYNE

No Comment
TACSI MADAXWEYNE

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa, golaha guurtida, golaha wakiilada, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta, iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Xildhibaan Yuusuf Cabdilaahi Cawaale oo […]

Continue reading …
Fadeexada Ka Dhalatay, Kala Eexaysiga Madaxweyne Muuse Ee Jaamacada Inaadeerkii Iyo Jaamacada Burco. W/Q: Ibraahin Aadan Aw Qoobey

Dhalinyartii Burco ma daawadeen Muuse Biixi oo iska tagay xaflad aan laga casuumin?? Bil ka hor bay ahayd markii dhalinyaro ka qalin-jabisay jaamacada burco ay ku cawdeen in aanu madaxwaynuhu kala soo qayb galin xafladoodii taas oo madaxtooyadu ku dooday in aanay ka helin wax casuumad isla markaana aanu madaxwaynuhu iska tagin xaflada aan laga […]

Continue reading …
FARXAD ARDAYDA GOLIS VS CEEB EREYGA DUDMO KU SUNTAN MD XEGEENKA MUDANE SAYLICI.

Marka hore waxan hambalyeynayaa ardayda sagaalka boqol ee ka qalinjeebiyey jaamicada golis. golis gratuation ceremony .hambalyo hambalyo hambalyo waa mustaqbalka iyo iftiinka hogaanka dalka iyo dadka somalilland. waxa nasiibdaro ah in had iyo jeer wariyayaashuu caadeysteen kelmed aan meesha qaban WAXAAN MEESHA QABANEYEN AFKAA LAGALA MAAGAA. EREYGA DUDNIIMO waa la yaqaan waxa loo isticmaalo weryiyayaasha […]

Continue reading …
Qabyaaladii & Kala Qaybinta Goblada S/Land oo Muuse Maanta uu cadeeyey                                                Muuse biixi waa madaxweyne Gobolada Galbeedka, barina aanu u ahayn

Muuse Biixi hore wuxuu u cadeeyey inay Jeegaanta & Reero doorteen, Muuse Cadaalad Daro & ala Qaybsanaan ayuu wadankii ku maamulaa oo Reerkiisa & Ehelediida & Reerka ay ku bahoobeen Hagbada ama eegaanta ayuu ku taxay Xukuumadiisa, Wasiirada & Taliyayaasha & Agaasimayaasha & Meel kastaba, intaana Shacabka ku dhaw- aaqaya Cadaalada wax ka qabo, Xukuumadaada […]

Continue reading …
Fadeexada Ka Dhalatay, Kala Eexaysiga Madaxweyne Muuse Ee Jaamacada Inaadeerkii Iyo Jaamacada Burco. W/Q: Ibraahin Aadan Aw Qoobey

Bil ka hor bay ahayd markii dhalinyaro ka qalin-jabisay jaamacada burco ay ku cawdeen in aanu madaxwaynuhu kala soo qayb galin xafladoodii taas oo madaxtooyadu ku dooday in aanay ka helin wax casuumad isla markaana aanu madaxwaynuhu iska tagin xaflada aan laga casuumin, wali ba waxay ku sii doodeen marka madaxwaynaha meel laga casuumayo xaflad […]

Continue reading …
Corruption allegations rattle Muuse Bihi’s family government

Colonel Muse Bihi Abdi who is leading one man show in the breakaway northern Somalia territory of Somaliland who is responsible for the annual fiscal budget and the issuance of adequate regulations for their executions is most likely under international criminal investigation over allegations of fraud, bribery and misuse of public funds, officials said. The […]

Continue reading …