Home » Archives by category » Articles (Page 350)
Madaxweyne Trump oo ku Guuldarreystay Abaalmarinta Nobel ee Nabadda 2018 Ka Dib Markii Lagu Abaaliyay Dhakhtar Afrikaan Ah iyo Gabadh Carbeed. Qalinkii Xassan Cumar Hoorri

Maalintii Jimcaha, Caasimadda Oslo, Norway, waxaa lagaga tiraabay, “Abaalmarinta Nobel ee Nabadda, sannadka 2018 in ay si wadajir ah ugu guulaysteen Dr. Denis Mukwege oo ka soo jeeda dalka Congo iyo gabadha Nadiya Murad ee dalka Ciraaq iyagoo ku mutaystay kaalinta ay kaga jiraan la dagaalanka, ka hortagga iyo ka dabotagga kufsiga, waxyeelada jidhka iyo […]

Continue reading …
Faa’idooyinka Qaranka Ugu Jira Midaynta Daabacaadda Dawladda. W/Q Abdirashid Mohamed Jama Belel

Bilihii u danbeeyey waxa warbaahinta kala duwani baahinaysay warar ku saabsan soo celinta hantidii dawladda, waxaynu arkaynay haamihii shidaalka Berbera, shaybaadhkii shidaalka, adeeggii nabad galyada madaarka Hargeysa iyo kuwo kale, dib u soo celinta shaqooyin ay qaban karaan amaba ay qaban jireen hay’addo dawladeed waa tallaabo loo qaaday dhinaca dawlad dhiska iyo xoojinta hay’addaha qaranka. […]

Continue reading …

ADAY KUU WACNAYD

No Comment
ADAY KUU WACNAYD

Aday kuu wacnayd (fariidaw ) Keene iyo kordhiye Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib ma dhegaysanaysay Kii lalahaa waa gudoomiya ku xigeen kulmuye oo iska madhaaciyay Ee lahaa kumishanku way joogayaan abaal marinna way mudanyiin Waayo doorashadii ugu wacnayd ee weligeed ka dhacda S/LAAN Ayay qabteen saaxiib maxaan ku idhaa . Kordhiye. Saaxiib aadbaan ugu qoslay aqoon […]

Continue reading …
Muuse Biixi Iyo Talada Dalka Kulmiye Gashi Loo Haystay (Qaytii 20aad) By: Maxamed Xoosh

Si Loo Fahmo Wixii Dhacay Waxa Laga Maarmaan Ah In Magacyo La Xuso Badnaa Waraysi Dhawaan Laga Qaaday Wuxuu Sheegay Maxamed Xaashi Cilmi Markii Wasaaradda Maaliyadda Uu La Wareegay In Madaxtooyadu ´Xirsi` Yidhi Suurta Gal Noqon Mayso In Dayta Iyo Mushaharka 4 Bilood La Bixiyaa, Maxamedna Anigaa Bixina Iska Dhaaf Ayuu Yidhi ! Xirsi Xaaji […]

Continue reading …
Sidee u soo xulanaa madaxda dowladda?

Madaxda dowladda maa loo soo xulo sida madaxda shirkadaha loo xusho? Shirkadaha ganacsigu markay madax iyo maamul qaadanayaan waxay soo xushaan dad aamin ah oo aan xadayn, dad shaqada loo dhiibayo aqoon u leh, dad xilka loo magacaabayo khibrad u lej, dad karti iyo firfircoini leh. Tilmaamahaas inuu dhab ahaan leeyahay waxay ku igaadaan xog […]

Continue reading …
LONDON HABEEN LAGUMA DHISIN.

Ku hamiga iyo hiigsiga wadamada hore u maray halka ay joogaan ee la hawaysanaayo Waxa haboon in horta si dhab ah loo darso loona fahmo sida ay ku gaadheen heerka ay maraayaan iyo horumarka ay aduunka hormoodka u yihiin. Haddii aan tusaale usoo qaato UK ama ingiriiska iyo magaalo madaxdiisa London /lLondhan. Magaalada London waa […]

Continue reading …
QAYBO KA MID AH DHULKII DUGSIGA SARE EE MAXAMUUD .A. CALI OO LA KALA IIBSADAY, WASTAADKA IYO KUULIGA OO HABEENKII GALA,IYO DHISMAHA KA SOCDA OO GEBOGEBO KU DHOW

Shakhsiyaadka Falkan Dhul Boobka Ah Kula  Kacay Dhulkii Dugsiga Sare Ee M.A.Cali Ayaa La Sheegay Inay Ogolaansho Uga Heleenn wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud Md .QANBI. Wasiirka Hawlaha Guud Ayaa Sheegay Inay Hawl Lagu Diiwaan Gelinayo Hantida Dawlada Ka wadaan Guud Ahaan Gobolada Dalka Balse nasiib darro sheegashadaasi ayaa kusoo beegantay Wakhti Dhismayaal Hudheelo Iyo Dukaamo […]

Continue reading …
Wasiirada & Madax ku sheega ku abtirsada Gobolada Sanaag & Sool ee muuse                                      ku andacoodey, Jaamacadihii waan ka reebay deeqadii Waxbarasho ee                                    ETHOPIA u fidisey, qalinjabintoodana Cagaha gelin maayo

Shacabka ku nool Somaliland ee Gobolada Bari, sida sool, Sanaag & Koonfurta Hargeysa Maxamuud Haybe Ina Mooge & Axmed Dhagax, ayaa waxay Xukuumadihii Kulmiye ee Jeegaanta ku abtirsada ee Daalinkii xaraashe ee xaqul-qalin Siilaanyo, & Muuse shaani Duca diid ay ku aandacoodeen, Bariga S/Land ee Sanaag & Sool & Togdheerba, abaarihii & gaajadii waxba u […]

Continue reading …
Xeerka kufsigu miyuu xalaalaynayaa Khamriga? Q. 2aad

Marka aad Xeerkan akhriyeyso, waxa aad garanaysaa in Xeerkani uu dhawaan uun ku baraarugay inuu kufsi jiro, wax walbana eber ayaa uu ka soo bilaabayaa, xataa ma soo xiganayo ciqaabihii hore ee uu kufsigu lahaa, mana sheegayo sababta loo beddalay ciqaabahaas! Kaliya qodobka 45aad ee Xeerkan ayuun baa si fudud loogu xusay in ay ciqaabahaasi […]

Continue reading …
Faaruqiinta Faysbuugga Iyo Fidinta xumaanta W/Q: Cabdiraxmaan Rashiid Axmed (Dalmar)

Sandadan dambe waxaa soo kordhay aalad casri ah oo bulshda u sahlaysa in ay wada xidhiidhaan si dhib yar meelkasta oo ay dunid ka joogaan aaladan oo ah shabakadda faysbuugga loo yaqaan (facebook) ayaa waxa qabatimay soomaali badan kuwaas oo hadh iyo habeenba ku foogan isticmaalkiisa oo ay qarkood ku dhiig beeleen kadib markii ay […]

Continue reading …