Home » Archives by category » Articles (Page 3)
Yuu u Qufulan yahay Dastuurka Somaliland?

Waxaad in badan ka maqlaysaa siyaasiyiin ku sheega Somaliland, dadwaynaha iyo warbaahinta ba  “Dastuurka ilaa la furo hawshaasi ma suurta galayso.” iyo kan iyo keer. Iyadoo aad moodo inaynu ilduufayno su’aal aad u haboon inaynu is waydiino oo ah horta waa ayo cidda uu u qufulan yahay Dastuurka Somaliland? Dastuurku waxa uu ka mid yahay […]

Continue reading …
Somaliland Qofkii Wax iga SHeega iyo Jaraa,idka wax iga qoraba waan xidhayaa;by fuaad .maxamed qawdhan, london

Waxa jirra in urrurka xaquuq isaanku aay  sheegen in dowllada, somaliland aay bilihii ina soo dhaafey aay xidheen (35 QOF) OO u dooda xoriiyada hadalka, dadkaas la xidhey (28) kamidii waxey ahaayeen suxufiyiin. Waxaa kaloo jirra oo iyana jira in dad facebooka waxa ku qara aay xidhey dowlada somaliland , ilaa qofkii riyooda, anigu waxaan […]

Continue reading …
Shacabwaynaha Somaliland Iyo Soomaaliya Cadaawad Iyo Colaadi Kama Dhaxayso!!!!!!!.

Saxafi Madax Banaan Qoraa Ahna Murashaxa Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland Axmed-Sakatuuri Aadam Cadhood Hargeisa Somaliland Republic. Jamhuuriyadda Somaliland Waa Inay Ka Faaidaysataa Khilaafka Soo Kala Dhexgalay Wadan Jira Oo Nidaamkii Dawladeed Leh Iyo Wadan Aan Jirin Muddo 28 Sano Ah, Oo Aanay Ka Jirin Nidaam Dawladeed, Kala Dambayn, Wadanka Jira Waa Kenya 🇰🇪, Wadanka Aan […]

Continue reading …
One of the best governor in somaliland bank ALI IBRAAHIM (BAQDAADI)

Kindness is the language in which even the deaf can hear and the blind can see ALI ibraahim treats every person with humanity, humbleness and politeness. Kindness is hidden power and there is no greater loan than sympathetic ear. Kindness is the diamond chain by which society is bound together. Mr ALI ibraahim never misses […]

Continue reading …
Qaabkee loo sammaystaa Qorshe Nololeed?

Toban Talo oo Qorshaha Nolosha ah:- Noloshu waxay u baahan tahay qorshayaal joogto ah  si ay u gaadho hadafkeeda iyo Himiladeedaba taasina waxay u baahan tahay innaad Toban kan Qodob fahantid ka dibna ku dhaqantid oo aad ka dhigatid mid aad ku xisaabtamaysid. Haddii aan xooggaa kuu sheego waxa ugu horreeya innaad yeelatid  buugga qorshaha  […]

Continue reading …
ISDHEX-GALKA BULSHADA REER SOMALILAND OO AY XUKUUMADU KA GAABISAY KAALINTEEDII.

Somaliland waa dal curdin ah oo jira 27sano oo bilo dhiman, waxa aafo ba’an ku haysa qabyaalada ama awoodaha qabaailka oo si qaldan loo adeegsaday oo wiiqaysa maamulkii dawladnimo iyo kala dambayntii maamul. Waxaana aad moodaa in ay marba marka ka dambaysa soo noolaanayso oo wax caadiyaba laga dhigtey in xayndaabkii dawladnimo la iskala baxo […]

Continue reading …
Siyaasi Jamaal Cali Xuseen iyo caloolyowgiisa. By Amir Bidde

Maalmahan dambe  wuxuu bilaabay Siyaasi Jamaal olole u ku qaaday bahda garsoorka Somaliland.  Isagoo aano gabowday qaba. Isagoo maanta mar kaliya dareemay in LABA  sano ka hor maxkamaddu uga eexatay guddoomiye Faysal. Waa siduu isagu qabo, wax caddayna looma hayo. Intii hore oo dhan muu hadal waayo hoggaanka Kulmiye ayaa u ballan qaaday buuro dahaba. […]

Continue reading …
Mucjisada Mataanaha Uur Hooya Wadagala Ee Hada La,Ogaadey

Mucjisada Mataanaha Uur Hooya Wadagala Ee Hada La,Ogaadey.    

Continue reading …
DHAXALKII KULMIYE WAA TOBAN JIRSADAY.QAYBTII 2AAD.

Qaybtii 2aad :   DHAXALKII KULMIYE WAA TOBAN JIRSADAY.   Intii ila socotay Qormadii hore ee aan idinla wadaagay ,10 feb 2019 , waxay inoo joogtay ,doorashadii dhacday 2010kii , suaal baa inoo taagnayd ahayd , maxaa dadku waqtigaa ka cabanaayey ? , maxaa se laga filaayey ka dib guushii kulmiye ?   Halkaas aan […]

Continue reading …
Ina kaahin oo ku faraxsan dhibtuu ka sameeyey degmada saylac rabana inuu fashiliyo Madaxweyne Muuse biixi:xaajada markii aan fasiray oon, faalka dib u eegay Ma fayoobid,Ina kaahinow oo daalinbaad tahaye.by rooble geedi

Ina kaahin oo ku faraxsan dhibtuu ka sameeyey degmada saylac rabana inuu fashiliyo Madaxweyne Muuse biixi:xaajada markii aan fasiray oon, faalka dib u eegay Ma fayoobid,Ina kaahinow oo daalinbaad tahaye.by rooble geedi Beryahan danbe waxaa soo badanaaya hadal haynta in wasiirka arimaha gudaha JSL Mr kaahin inuu yahay ninka hurinaaya labada beelood ee walaalaha ah […]

Continue reading …