Home » Archives by category » Articles (Page 265)
Lacagta Jabhadda! W.Q: Khaalid Foodhaadhi

Safar degdeg ayuu ahaa kaasi oo aan ugu baxay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Abbaaro afartii iyo badhkii subaxnimo ayaan ka baxay magaalada Hargeysa, waxaana ka raacay magaalada Hargeysa gaadiidka dadweynaha u kala qaada Laasaanood iyo Hargeysa. Markii aanu Hargeysa ka baxnay illaa intii aanu jidhka kusii jirnay waxaanu sii marnay ku dhawaad 100 […]

Continue reading …
Kim Jong Un Iyo   Suuligii  Uu U Soo Qaatay Kulanka Trump

Kim Jong Un Iyo Suuligii Uu U Soo Qaatay Kulanka Trump    

Continue reading …
WARAABE HILIB LAGU RARTEY (DAWLADA HOOSE EE HARGEYSA)

Waxa sii siyaadeysa bilic xumada magaalada caasimada ah ee Hargeysa iyada oo ay barbar socoto in dakhligii dawlada hoose kordhay mudadii ay xilka la wareegeen gollaha deegaanka ee uu Mayor Soltelco gadhwadeenka ka yahey. waxa ku cad maqaalka DAKHLIGA DAWLADA HOOSE & DAYACA CAASIMADA  oo uu  qoray Liibaan Ismaaciil Buraale  “in wadarta guud ee dakhliga […]

Continue reading …
Xukuumadda KULMIYE Way Ku Fashilantay Higsiga Hanaan Socodka Geediga Shimbiraha . W/Q: Eng. Xamse Mahdi Jaamac

Alle ha u naxariistee Cali Sugulle (Dun-carbeed)  ayaa ka mid noqday abwaanada la hadlay shinbiraha, waxaanan ka xasuusan karnaa heestii ahayd“Shinbirayow heesa, hees wanaagsan qaada agtayda soo fadhiista.” Waxa kale oo u heesay shimbiraha  abwaanka weyn ee Asxaaq ee reer Suudaan. Waana hal abuurka wadanka Suudaan ugu jira kaalintii ALLE ha u naxariistee Cali Sugulle […]

Continue reading …
YAA GARANAYA SABABTA SOMALIAND OO XADKEEDII KU JIRTA LOOGU HANJABAYO OO PUNTLAND TII YARAYD AY GARDIIDKA U TAHAY.

Arinkan waan ku celcelinayaa in dagaalka TUKA-RAQ uu gunta ku hayo isku darkii labada dal ee ah Somaliland iyo Somalia iyo ka noqoshadii Somali Republic 1991kii. Waxaan markasta u Soo hormariyaa Somaliland waayo iyadaa (initiative) iyo (sacrifice) lahayd ay ku unugtay Somaliweyntii lixdankii cid muran arintaa gelin kartaana ma jirto waayo waxaa arintaa shaambadeeyey suugaanta […]

Continue reading …
Xukuumada Somaliland ma ogtahay in Xafiiskii maamulka hawada sare ee Nairobi loo soo wareejinayo Muqdisho 18.06.18?

Ramadaan Kariim Muranka maamulka hawada ee u dhaxeeya Somaliland iyo Somaliya muddo dheer ayuu soo jiitamayey. Kulamo iyo shirar badan ayey labada dhinac yeesheen, kuwo la shaaciyey iyo kuwo aan la shaacinba. Waxa ugu dambeeyey kulankii aan la shaacin ee ay dhowaan labada dhinac ku yeesheen Nairobi kaas oo aan ilaa hadda bulshada loo soo […]

Continue reading …
Experts called the agreement a “warm and fuzzy pile of generalities and old news

Mr. Donald Trump hailed the summit agreement signed by him and North Korean leader Kim Jong Un on Tuesday as “very important,” “comprehensive” and “far better” than expected. North Korea experts, however, called the agreement “vague” and “old news” — and pointed out that it falls short of goals the U.S. outlined prior to the […]

Continue reading …
Wasiirka Horumarinta Maaliyaddu Mudane Yuusuf Maxamed Cabdi Raage Waa Xidig Godkiisii Helay.

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Runtii wuu asiibay markuu wasiirka horumarinta maaliyadda jsl u magacaabay Mudane Yuusuf Maxamed Cabdi Raage oo ah aqoonyahan dhalinyaro ah, muddo dheerna ka soo shaqeynayay Wasaaradda Maaliyadda. Isagoo ka soo bilaabay karaani kana gaadhay maamule kastam. Mudane yuusuf waa masuul xog-ogaal ah isla markaana la socday hannaankii koboca cashuur-ururinta, horumarinta miisaaniyadda […]

Continue reading …
Nasiib Darrada Xukuumadda Muuse Biixi Ku Dhacdey Haddii Biyo Tooni La Qorrayo Isagaa Loo Sheegayaa Ma jiro Wasiir Qof Shaqaaleyn Karraa

Waa Markii u Horeysay ee ay Taariikhda Soo Martey Somaliland In Madaxweynuhu Isku Arko In uu kawada Fiican Yahey,oo kawada Aqli Badan Yahey oo kawada Xuquuq Badan yahey Golaha kale ee Xukuumadiisa islamarkaana, uu ula dhaqmo sidii Shaqaale Wasaaradeed oo aanu Siinin Wax Ixtiraam ah iyo Wax Tixgalin ah, iyo in ay Muuqaal Sharaf iyo Qurux […]

Continue reading …
ISKU SHAANDHEYNTA XUKUUMADDI HAB DHAQAN XUN OO MAAMUL WANAAGGA KA SOO HORJEEDDA WEEYE.

Sideedaba joogtaynta wax qabad buu horumarku ku xidhantay, oo khibradda shaqaale ku xidhantay, oo (building relationships) ka madaxda iyo wasaaraddu ku xidhantay (culture) kan foosha xun ee isku shaandhaynta xukuumadoo dhami ee bilaha yar ku salaysani wax MORAL ah ma yeelanayso, weliba Xukuumaddii hore ee KULMIYE ee Madaxweyne SIILAANYO ka XANUUNSADAY wasiiradu lacagta wasaaraday cunnideeda […]

Continue reading …